About Us

waxaan nahay somali Masiixiyiin ah oo u adeega injiilka erayga ilaah

waxaan erayga ilaah kula wadaagnaa baraha bulshada
waxaan kaloo barnaa ereyga ilaahey
waana baabtiisnaa meelkasta oo ay ka joogaan Soomaaliya ama geyiga Soomaaliyeed
waxaan sidoo kale u tababbarnaa sidii ay ula wadaagi lahaayeen dadka kale,
Maaddaama ay Soomaalidu qaar ku nool yihiin dalal shisheeye oo aan af-soomaaliga ku hadlin, waxaan sidoo kale wax ku qornaa ENGLISH iyo CARABI.

Laakiinse idinku waxaad tihiin jinsi la doortay, iyo wadaaddada boqorka, iyo quruun quduus ah, iyo dad Ilaah iska leeyahay, inaad ogeysiisaan wanaagga kan gudcurka idiinka yeedhay oo idiinku yeedhay xagga nuurkiisa yaabka leh.
1 Peter 2

 
19 Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa,
20 oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado
Matthew 28


ENGLISH

we are Somali Christians who serve the gospel of the word god

we share the word of god through social media
we also teach the word of god
and we baptize wherever they are in Somalia or the Somali region
we also train them to reach out to others
As some Somalis live in foreign countries and do not speak Somali, we also write in ENGLISH AND ARABIC.

19 Go ye therefore, and teach all nations, baptizing them in the name of the Father, and of the Son, and of the Holy Ghost:
20 Teaching them to observe all things whatsoever I have commanded you: and, lo, I am with you alway, even unto the end of the world. Amen.
Matthew 28 

But ye are a chosen generation, a royal priesthood, an holy nation, a peculiar people; that ye should shew forth the praises of him who hath called you out of darkness into his marvellous light:
1 Peter 2