Ciisow masiixow
Ada naga masuuloo
Mii iyo magaalaba
Nagu maamulaayee
Murugada qalbiga ka dhowr
Ciisow masiixow
Madigii ilaahow
Adigan maanta iyo beriba
Magacaaga quduuska ah
Hawsha ku maamulaynaa
Mudaan maroornoo
Murugiyo ciil ku nooleyne
Mar hadaan maqsuud nahay
Sayid ciise masiixow
Adigan kuu mahdinaynaa
Amen