AFARTAN CASHO DABADEED CIISE MUXUU SAMEEYAY?

What did Jesus do after the forty days?      



ماذا فعل يسوع بعد الأربعين يوما؟







AFARTAN CASHO DABADEED CIISE MUXUU SAMEEYAY?
Ciise wuxuu ku noqday jannada halkaasoo uu haatan waxkasta ka xukumo wax kasta oo samada iyo dhulka ah

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH 
Haddaba Rabbi Ciise goortuu la hadlay dabadeed ayaa samada loo qaaday, wuxuuna fadhiistay Ilaah midigtiisa.Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin.”
  — Mark 16:19 (SOM)

“Waxaa dhacay intuu barakaynayay inuu ka tegey, oo waxaa kor loogu qaaday samada.”
  — Luuk 24:51 (SOM)

²⁰ ee uu kaga shaqeeyey Masiixii, goortuu kuwii dhintay ka soo sara kiciyey, oo uu fadhiisiyey meelaha jannada xagga midigtiisa.
²¹ Oo wuxuu isaga ka sarreeysiiyey madax kasta, iyo amar kasta, iyo xoog kasta, iyo sayidnimo kasta, iyo magac kasta oo la magacaabay, mana aha wakhtigan oo keliya, laakiinse xataa kan imanaya.
²² Wax kastana wuxuu ka hoosaysiiyey cagihiisa, oo wuxuu isaga madax wax kasta ka sarreeyaa uga dhigay kiniisadda,
Efe 1 20-22 (SOM)


What did Jesus do after the forty days?      
Jesus returned to heaven where he now rules over all things in heaven and on earth.
Scripture References
"After the Lord Jesus had spoken to [his disciples], he was taken up into heaven and he sat at the right hand of God.” Mark 16:19
"While [Jesus] was blessing [his disciples], he left them and was taken up into heaven.” Luke 24:51
"[God] raised [Jesus] from the dead and seated him at his right hand in the heavenly realms, far above all rule and authority, power and dominion, and every title that can be given,  not only in  the present age but also in the one to come. And God placed all things under his feet and appointed him to be over everything for the church.” Ephesians 1: 20-22

ماذا فعل يسوع بعد الأربعين يوما؟
عاد يسوع إلى السماء حيث يحكم الآن على كل شيء في السماء وعلى الأرض.

مراجع الكتاب المقدس
“ ثُمَّ إِنَّ الرَّبَّ بَعْدَمَا كَلَّمَهُمُ ارْتَفَعَ إِلَى السَّمَاءِ وَجَلَسَ عَنْ يَمِينِ اللَّهِ.”
  — مرقس  16:19 (العربية)

“ وَفِيمَا هُوَ يُبَارِكُهُمُ انْفَرَدَ عَنْهُمْ وَأُصْعِدَ إِلَى السَّمَاءِ.”
  — لوقا  24:51 (العربية)


²⁰ الَّذِي عَمِلَهُ فِي الْمَسِيحِ، إِذْ أَقَامَهُ مِنَ الأَمْوَاتِ، وَأَجْلَسَهُ عَنْ يَمِينِهِ فِي السَّمَاوِيَّاتِ،
²¹ فَوْقَ كُلِّ رِيَاسَةٍ وَسُلْطَانٍ وَقُوَّةٍ وَسِيَادَةٍ، وَكُلِّ اسْمٍ يُسَمَّى لَيْسَ فِي هَذَا الدَّهْرِ فَقَطْ بَلْ فِي الْمُسْتَقْبَلِ أَيْضاً،
²² وَأَخْضَعَ كُلَّ شَيْءٍ تَحْتَ قَدَمَيْهِ، وَإِيَّاهُ جَعَلَ رَأْساً فَوْقَ كُلِّ شَيْءٍ لِلْكَنِيسَةِ،
²³ الَّتِي هِيَ جَسَدُهُ، مِلْءُ الَّذِي يَمْلأُ الْكُلَّ فِي الْكُلِّ.
أفسس  1 (العربية)