AWOODA EEBBE SI UUN MA U XADIDAN TAHAY?

 Is God's power limited in any way?




هل قوة الله محدودة بأي شكل من الأشكال؟



AWOODA EEBBE SI UUN MA U XADIDAN TAHAY?

Maya. Eebbe waa mid awood oo dhan iska leh wuu awoodaa inuu sameeyo waxkastoo uu doorto inuu sameeyo. Sifadan Eebbe waxaa lagu tilmaamaa inay tahay "awooddiisa".

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

Rabbigu wax alla wixii uu jeclaystayba wuu ku sameeyey Samada iyo dhulka, iyo badaha iyo moolalka oo dhan dhexdooda.

SABUURRADII 135


37 Waayo, wax aan Ilaah kari doonin ma jiro.

LUUKOS 1


Laakiinse Ilaahayagu samooyinkuu ku jiraa, Oo wax alla wixii uu doonayayna wuu sameeyey.

SABUURRADII 115




Is God's power limited in any way?

No. God is all powerful and is able to do whatever he chooses to do. This attribute of God is referred to as his "omnipotence.”

Scripture References

 "The LORD does whatever pleases him, in the heavens and on the earth, in the seas and all their depths.” Psalm 135:6

"Nothing is impossible with God.” Luke 1:37

"Our God is in heaven; he does whatever pleases him.” Psalm 115:3






هل قوة الله محدودة بأي شكل من الأشكال؟

لا ، فالله قوي للغاية وقادر على فعل ما يشاء. يشار إلى صفة الله هذه ب "قدرته المطلقة"


مراجع الكتاب المقدس.


 كُلَّ مَا شَاءَ الرَّبُّ صَنَعَ فِي السَّمَاوَاتِ وَفِي الأَرْضِ فِي الْبِحَارِ وَفِي كُلِّ اللُّجَجِ.

المزامير 135


37  لأَنَّهُ لَيْسَ شَيْءٌ غَيْرَ مُمْكِنٍ لَدَى اللهِ».

لوقا 1


 إِنَّ إِلَهَنَا فِي السَّمَاءِ. كُلَّمَا شَاءَ صَنَعَ.

المزامير 115