Is God actually willing to forgive all our sins?
Haa, mid kastaaba ha a haadee! Ma jiro dembi aad u weyn ama aad u culus oo ka weyn nimcada Eebbe ee cafinta. Si kastaba ha noqotee, waa inaan xasuusnaano in cafiska Eebbe ee naxariista leh had iyo goor aanu hagaajinaynin waxyeelada ka dhasha dembiyadayada awgood. Dembigeenna illaah waa cafiyay laakiin cawaaqibka dembigeennu wuxuu ku sii socon karaa siyaabo kala duwan.
TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA
“Rabbigu wuxuu leeyahay, Haatan kaalaya oo aynu u wada fiirsannee. In kastoo ay dembiyadiinnu guduudan yihiin, sida baraf cad oo kalay u caddaan doonaan, oo in kastoo ay cascas yihiin, sida suuf oo kalay ahaan doonaan.”
— Ish 1:18 (SOM)
“Sida barigu uga fog yahay galbeedka, Sidaas oo kaluu xadgudubkeennii inooga fogeeyey.”
— Sabu 103:12 (SOM)
“Isagu wuu soo jeedsan doonaa oo wuu inoo naxariisan doonaa. Xumaanteennana cagta buu kula joogsan doonaa. Adigu dembiyadooda oo dhan waxaad ku tuuri doontaa badda moolkeeda..”
— Miik 7:19 (SOM)
هل الله راغب فعلا في أن يغفر كل ذنوبنا؟
LLAAH MIYUU DHAAFAYAA DHAMAAN DAMBIYADEENA?

. Is God actually willing to forgive all our sins?
Yes, every one! There is no sin too great or too serious to be beyond God's forgiving grace. However, we should remember that God's gracious forgiveness does not always repair the harm that is done because of our sins. The guilt of our sin is gone, but the consequences of our sin may continue in many different ways.
Scripture References
"Though your sins are like scarlet, they shall be as white as snow; though they are red as crimson, they shall be like wool.” Isaiah 1:18
"As far as the east is from the west, so far has he removed our transgressions from us.” Psalm 103:12
"You [God] will again have compassion on us; you will tread our sins underfoot and hurl all our iniquities into the depths of the sea.” Micah 7:19
هل الله راغب فعلا في أن يغفر كل ذنوبنا؟
نعم ، كل واحد! لا توجد خطيئة أكبر من أن تكون أكثر من نعمة الله المتسامحة. ومع ذلك ، يجب أن نتذكر أن غفران الله الكريم لا يُصلح دائمًا الضرر الذي حدث بسبب خطايانا. ذهب ذنب خطايانا ، ولكن عواقب خطايانا قد تستمر بطرق مختلفة.
مراجع الكتاب المقدس
“ هَلُمَّ نَتَحَاجَجْ يَقُولُ الرَّبُّ. إِنْ كَانَتْ خَطَايَاكُمْ كَالْقِرْمِزِ تَبْيَضُّ كَالثَّلْجِ. إِنْ كَانَتْ حَمْرَاءَ كَالدُّودِيِّ تَصِيرُ كَالصُّوفِ.”
— أشعياء 1:18 (العربية)
“ كَبُعْدِ الْمَشْرِقِ مِنَ الْمَغْرِبِ أَبْعَدَ عَنَّا مَعَاصِيَنَا.”
— المزامير 103:12 (العربية)
“ يَعُودُ يَرْحَمُنَا يَدُوسُ آثَامَنَا وَتُطْرَحُ فِي أَعْمَاقِ الْبَحْرِ جَمِيعُ خَطَايَاهُمْ.”
— ميخا 7:19 (العربية)