ILAAH MA AWOODAA INUU KU SUGNAADO HAL MEEL KA BADAN ISLA WAQTI KALIYA?

 Is God able to be in more than one place at the same time?



هل يقدر الله أن يكون في أكثر من مكان في نفس الوقت؟




ILAAH MA AWOODAA INUU KU SUGNAADO HAL MEEL KA BADAN  ISLA WAQTI KALIYA?


Haa. Ilaah markasta wuu joogaa meel kasta. Tani, sidoo kale, waa wax aanan si buuxda u fahmi karin, laakiin Kitaabka Qudduuska ah wuxuu si cad u sheegayaa inaanu jirin meel aan Ilaah kaga dhuuman karno ama aan Ilaah kaga carari karno. Sifadan Eebbe waxaa lagu magacaabaa "meel kasta jooge".



TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH :

Bal xaggee baan ruuxaaga ka tagaa? Xaggee baanse wejigaaga uga cararaa?
Haddaan samada koro, halkaasaad joogtaa, Haddaan sariirtayda She'ool dhex dhigtona, bal eeg, halkaasna waad joogtaa.

SABUURRADII 139


Rabbiga indhihiisu meel kastay jiraan, Iyagoo fiirinaya kuwa xun iyo kuwa wanaagsan.

MAAHMAAHYADII 15


24 Rabbigu wuxuu leeyahay, Miyaa cidi isku qarin kartaa meelo qarsoon oo aanan ka arki karin? Waxaa kaluu Rabbigu leeyahay, Anigu sow kama buuxo cirka iyo dhulkaba?

YEREMYAAH 23








Is God able to be in more than one place at the same time?

Yes. God is always present everywhere.  This, too, is something we cannot fully comprehend, but the Bible makes it very clear that there is no place where we can hide from God or flee from God.  This attribute of God is called his "omnipresence.”  

Scripture References

"Where can I go from your Spirit? Where can I flee from your presence?  If I go up to the heavens,   you are there; if I make my bed in the depths, you are there.”  Psalm 139:7-8                             

"The eyes of the LORD are everywhere, keeping watch on the wicked and the good." Proverbs 15:3

"'Can anyone hide in secret places so that I cannot see him?'” declares the LORD. "'Do not I fill heaven and earth?'” Jeremiah 23:24





هل يقدر الله أن يكون في أكثر من مكان في نفس الوقت؟

نعم. الله موجود دائما في كل مكان. هذا أيضًا شيء لا يمكننا فهمه تمامًا ، لكن الكتاب المقدس يوضح تمامًا أنه لا يوجد مكان يمكننا فيه الاختباء من الله أو الفرار منه. تُدعى صفة الله هذه "وجوده الكلي".


مراجع الكتاب المقدس

 أَيْنَ أَذْهَبُ مِنْ رُوحِكَ وَمِنْ وَجْهِكَ أَيْنَ أَهْرُبُ؟
 إِنْ صَعِدْتُ إِلَى السَّمَاوَاتِ فَأَنْتَ هُنَاكَ وَإِنْ فَرَشْتُ فِي الْهَاوِيَةِ فَهَا أَنْتَ.

المزامير 139


 فِي كُلِّ مَكَانٍ عَيْنَا الرَّبِّ مُرَاقِبَتَيْنِ الطَّالِحِينَ وَالصَّالِحِينَ.

الأمثال 15


24  إِذَا اخْتَبَأَ إِنْسَانٌ فِي أَمَاكِنَ مُسْتَتِرَةٍ أَفَمَا أَرَاهُ أَنَا يَقُولُ الرَّبُّ؟ أَمَا أَمْلَأُ أَنَا السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ يَقُولُ الرَّبُّ؟

أرمياء 23







DIB U NOQO, GO BACK, الرجوع