ILAAH MA WUXUU INA SIIYAA OO KALIYA WIXII AAN BARYADA/SALAADA KU WEYDIISANO?

 Does God give us only those things we ask for in prayer?





هل يهبنا الله فقط تلك الأشياء التي نطلبها في الصلاة؟





ILAAH MA WUXUU INA SIIYAA OO KALIYA WIXII AAN BARYADA/SALAADA  KU WEYDIISANO?

Maya Ilaah badanaa wuxuu ina siiyaa wax ka badan inta aan weydiisanno, wax badan oo ka badan inta aan u qalano, iyo mararka qaarkood wax ka badan inta aan qiyaaseyno. Intaa waxaa dheer, mararka qaarkood aad ayaan u jiran nahay, aad ayaan u daallan nahay, ama aad ayaan ugu jahwareersanahay si aan u ogaanno waxa aan weydiisanno.

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:


20 Haddaba kan awooda inuu inoo sameeyo wax aad iyo aad uga sii badan waxa aynu weyddiisanno ama ku fikirno oo dhan sida u yahay xoogga inaga dhex shaqeeya,

EFESOS 3


12 ayaan kuugu yeelay wixii aad i weyddiisatay, oo bal eeg, waxaan ku siiyey qalbi caqli iyo waxgarasho leh, sidaas daraaddeed mid kula mid ahu hortaa ma jirin, dabadaana mid kula mid ahu ma jiri doono.
13 Oo weliba wixii aadan i weyddiisanna waan ku siiyey oo ah maal iyo derejoba, sidaas daraaddeed boqor kula mid ahu ma jiri doono cimrigaaga oo dhan.

BOQORRADII KOWAAD 3


33 Laakiin horta doondoona boqortooyadii Ilaah iyo xaqnimadiisa, oo waxaas oo dhan waa laydinku dari doonaa.

MATAYOS 6


10 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Meeltobnaadyada oo dhan khasnadda soo geliya in gurigayga cunto ku jirto aawadeed, oo haddaba taas igu tijaabiya, haddii aan idiin furi waayo daaqadaha samada, oo aan idinkaga soo shubi waayo barako aan meel qaadi karta la arag.

MALAAKII 3
















Does God give us only those things we ask for in prayer?

No. God often grants us far more than we ask, much more than we deserve, and at times even more than we can imagine. Besides, sometimes we are too sick, too tired, or too confused to know what to ask for.

Scripture References

"[God] is able to do immeasurably more than all we ask or imagine, according to his power that is at work within us.”  Ephesians 3:20                      

God said to Solomon:  "'I will do what you have asked . . . . Moreover, I will give you what you have not asked for.'” 1 Kings 3:12-13

"'Seek first his kingdom and his righteousness, and all these things will be given to you as well.'” Matthew 6:33

"'Test me in this,' says the LORD Almighty, 'and see if I will not throw open the floodgates of heaven and pour out so much blessing that you will not have room enough for it.'” Malachi 3:10 








هل يهبنا الله فقط تلك الأشياء التي نطلبها في الصلاة؟

لا. غالبًا ما يمنحنا الله أكثر مما نطلبه ، وأكثر بكثير مما نستحقه ، وأحيانًا أكثر مما نتخيل. علاوة على ذلك ، في بعض الأحيان نكون مرضى جدًا أو متعبين جدًا أو مرتبكين جدًا لمعرفة ما نطلبه.


مراجع الكتاب المقدس

20  وَالْقَادِرُ أَنْ يَفْعَلَ فَوْقَ كُلِّ شَيْءٍ أَكْثَرَ جِدّاً مِمَّا نَطْلُبُ أَوْ نَفْتَكِرُ، بِحَسَبِ الْقُوَّةِ الَّتِي تَعْمَلُ فِينَا،

أفسس 3


12  هُوَذَا قَدْ فَعَلْتُ حَسَبَ كَلاَمِكَ. هُوَذَا أَعْطَيْتُكَ قَلْباً حَكِيماً وَمُمَيِّزاً حَتَّى إِنَّهُ لَمْ يَكُنْ مِثْلُكَ قَبْلَكَ وَلاَ يَقُومُ بَعْدَكَ نَظِيرُكَ.
13  وَقَدْ أَعْطَيْتُكَ أَيْضاً مَا لَمْ تَسْأَلْهُ، غِنًى وَكَرَامَةً حَتَّى إِنَّهُ لاَ يَكُونُ رَجُلٌ مِثْلَكَ فِي الْمُلُوكِ كُلَّ أَيَّامِكَ.

الملوك الأول 3



33  لَكِنِ اطْلُبُوا أَوَّلاً مَلَكُوتَ اللَّهِ وَبِرَّهُ وَهَذِهِ كُلُّهَا تُزَادُ لَكُمْ.

متى 6 



10  هَاتُوا جَمِيعَ الْعُشُورِ إِلَى الْخَزْنَةِ لِيَكُونَ فِي بَيْتِي طَعَامٌ وَجَرِّبُونِي بِهَذَا قَالَ رَبُّ الْجُنُودِ إِنْ كُنْتُ لاَ أَفْتَحُ لَكُمْ كُوى السَّمَاوَاتِ وَأُفِيضُ عَلَيْكُمْ بَرَكَةً حَتَّى لاَ تُوسَعَ.

ملاخي 3