ILAAH MIYUU XUKUMAA DUNIDA OO DHAN MISE QEYB KAMIDA?

 Does God rule over the entire world or only part of it?



هل يحكم الله العالم كله أم جزء منه فقط؟






ILAAH MIYUU XUKUMAA DUNIDA OO DHAN MISE QEYB KAMIDA?

Ilaah waa Sayid madax bannaan oo xukuma adduunka oo dhan. In kasta oo ay jiraan taliyayaal bini aadam ah oo amar ka bixiya qaybo adduunka ka mid ah, haddana Ilaah wuxuu leeyahay awoodda ugu dambaysa ee qof kasta, taliye kasta, boqortooyo kasta iyo ummad kasta. Isagu weligiisba Sayid buu  ahaa  wuuna ahaan doonaa.

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH
 

39 Haddaba maanta ogaada oo qalbiga geliya in Rabbigu yahay Ilaah jooga xagga samada sare iyo xagga dhulka hooseba, oo isaga mooyaane uusan mid kale jirin.

SHARCIGA KUNOQOshada 4


11 Rabbiyow, weynaanta, iyo xoogga, iyo ammaanta, iyo guusha, iyo haybaddaba adigaa iska leh, waayo, waxa samada ku jira oo dhan iyo waxa dhulka saaranba adigaa iska leh. Rabbiyow, boqortooyada adigaa iska leh, oo adiga waxaa laguu sarraysiiyaa sidii madax wax kasta ka sarreeya.

TAARIIKHDII KOW…29


Waayo, Rabbiga ah Ilaaha ugu sarreeya waa cabsi miidhan, Oo isagu waa boqor weyn oo dhulka oo dhan u taliya.

SABUURRADII 47







Does God rule over the entire world or only part of it?

God is the sovereign Lord who rules over the entire worldThough there are many human rulers who exercise authority over parts of the world, God has ultimate authority over every person, every ruler, every kingdom and every nation. He has always been Lord over all and he always will be.

Scripture References

"The LORD is God in heaven above and on the earth below. There is no other.” Deuteronomy 4:39

"'Yours, O LORD, is the greatness and the power and the glory and the majesty and the splendor, for everything in heaven and earth is yours. Yours, O LORD, is the kingdom; you are exalted as head over all.'” 1 Chronicles 29:11

"How awesome is the LORD Most High, the great King over all the earth!” Psalm 47:2




هل يحكم الله العالم كله أم جزء منه فقط؟

الله هو الرب صاحب السيادة الذي يحكم العالم بأسره. على الرغم من وجود العديد من الحكام البشر الذين يمارسون السلطة على أجزاء من العالم ، إلا أن الله له سلطة مطلقة على كل شخص وكل حاكم وكل مملكة وكل أمة. لقد كان دائمًا ربًا على الجميع وسيظل دائمًا.

مراجع الكتاب المقدس

39  فَاعْلمِ اليَوْمَ وَرَدِّدْ فِي قَلبِكَ أَنَّ الرَّبَّ هُوَ الإِلهُ فِي السَّمَاءِ مِنْ فَوْقُ وَعَلى الأَرْضِ مِنْ أَسْفَلُ. ليْسَ سِوَاهُ

التثنية 4


11  لَكَ يَا رَبُّ الْعَظَمَةُ وَالْجَبَرُوتُ وَالْجَلاَلُ وَالْبَهَاءُ وَالْمَجْدُ, لأَنَّ لَكَ كُلَّ مَا فِي السَّمَاءِ وَالأَرْضِ. لَكَ يَا رَبُّ الْمُلْكُ, وَقَدِ ارْتَفَعْتَ رَأْساً عَلَى الْجَمِيعِ.

أخبار الأيام الأول 29


 لأَنَّ الرَّبَّ عَلِيٌّ مَخُوفٌ مَلِكٌ كَبِيرٌ عَلَى كُلِّ الأَرْضِ.

المزامير 47