IMMISA ILLAAH RUN AH BAA JIRA?

How many true Gods are there?


كم عدد الآلهة الحقيقية هناك؟





IMMISA ILLAAH RUN AH BAA JIRA?

Dunida waxaa jira malaayiin Oo Loogu yeero "ilaahyo", laakiin waxaa jira hal ilaah oo run ah oo mudan in la caabudo oo la ammaano.

Tixraacyada kitaabka quduuska ah

Waxaan ahay Rabbiga, oo mid kale ma jiro, aniga mooyaane Ilaah kale ma jiro. Anigaa guntiga kuu xidhay in kastoo aadan i aqoon,

ISHACYAAH 45




6 abbiga ah Boqorka iyo Bixiyaha reer binu Israa'iil oo ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya, oo aniga mooyaane Ilaah kale ma jiro.

ISHACYAAH 44


10 Rabbigu wuxuu leeyahay, Idinka iyo addoonkaygii aan doortayba markhaatiyaashaydii baad tihiin inaad ogaataan oo aad i rumaysataan, oo aad garataan inaan anigu isagii ahay. Aniga hortay Ilaah lama samayn, dabadayna innaba ma jiri doono.
11 Aniga, aniga qudhayda ayaa Rabbiga ah, oo aniga mooyaane Badbaadiye kale ma jiro.

ISHACYAAH 43






How many true Gods are there?

There are millions of so-called "gods” in the world, but there is only one true God who is worthy of our worship and praise.

Scripture References

“I am the LORD, and there is none else, there is no God beside me: I girded thee, though thou hast not known me:”

  — Isaiah 45:5 (KJV)


“Thus saith the LORD the King of Israel, and his redeemer the LORD of hosts; I am the first, and I am the last; and beside me there is no God.”

  — Isaiah 44:6 (KJV)


Isaiah 43 (KJV)

¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯

¹⁰ Ye are my witnesses, saith the LORD, and my servant whom I have chosen: that ye may know and believe me, and understand that I am he: before me there was no God formed, neither shall there be after me.

¹¹ I, even I, am the LORD; and beside me there is no saviour.



كم عدد الآلهة الحقيقية هناك؟


هناك الملايين مما يسمى "الآلهة" في العالم ، ولكن لا يوجد سوى إله حقيقي واحد يستحق العبادة والثناء
مراجع الكتاب المقدس


“  أَنَا الرَّبُّ وَلَيْسَ آخَرُ. لاَ إِلَهَ سِوَايَ. نَطَّقْتُكَ وَأَنْتَ لَمْ تَعْرِفْنِي.”

  — أشعياء  45:5 (العربية)


“  هَكَذَا يَقُولُ الرَّبُّ مَلِكُ إِسْرَائِيلَ وَفَادِيهِ رَبُّ الْجُنُودِ: «أَنَا الأَوَّلُ وَأَنَا الآخِرُ وَلاَ إِلَهَ غَيْرِي.”

  — أشعياء  44:6 (العربية)



¹⁰  أَنْتُمْ شُهُودِي يَقُولُ الرَّبُّ وَعَبْدِي الَّذِي اخْتَرْتُهُ لِكَيْ تَعْرِفُوا وَتُؤْمِنُوا بِي وَتَفْهَمُوا أَنِّي أَنَا هُوَ. قَبْلِي لَمْ يُصَوَّرْ إِلَهٌ وَبَعْدِي لاَ يَكُونُ.

¹¹  أَنَا أَنَا الرَّبُّ وَلَيْسَ غَيْرِي م

أشعياء  43 (العربية)