MAXAA LOOGU MAGACAABAY 'CIISE'?

Why was he given the name "Jesus”?






لماذا سمي باسم "يسوع"؟








MAXAA LOOGU MAGACAABAY "CIISE"?

CIISE waxaa loogu bixiyay Waa magaciisa gaarka ah maxaa yeelay magaca MASIIX macnihiisu waa "Badbaadiye" ama "Ilaaha Badbaadiyaha." Maryan iyo Yuusuf ma dooran magacan laftooda.
magaca waxaa u bixiyey malaa'igtii u sheegtay ilmaha ku dhalan doona Maryan. oo ku tiri Ilmaha waxaa loogu yeedhi doonaa  CIISE maxaa yeelay wuxuu dadkiisa ka badbaadin doonaa dembiyadooda.

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


“Oo waxay umuli doontaa wiil, magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise, waayo, dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa.”
  — Mata 1:21 (SOM)


“Hadalkanu waa run, waana mid istaahila in la wada aqbalo, in Ciise Masiix dunida u yimid inuu badbaadiyo dembilayaasha anoo ah kan ugu daran.”
  — 1Ti 1:15 (SOM)








Why was he given the name "Jesus”?

Jesus was given his personal name because the name Jesus means "Savior” or "God Saves.” Mary and Joseph did not choose this name themselves. The name was given to them by the angel who told them about the  child who was going to be born to Mary. The baby would be called Jesus because he would save his people from their sins

Scripture References
The angel said to Joseph, "'She [Mary] will give birth to a son, and you are to give him the name Jesus, because he will save his people from their sins.'”  Matthew 1: 21
"Christ Jesus came into the world to save sinners.” 1 Timothy 1:15



لماذا سمي باسم "يسوع

أعطيت يسوع اسمه الشخصي لأن اسم يسوع يعني "مخلص" أو "مخلص الله". لم تختار مريم ويوسف هذا الاسم بأنفسهما. وقد أطلق عليهم الاسم الملاك الذي أخبرهم عن الطفل الذي سيولد لمريم. سيدعى الطفل يسوع لأنه سيخلص شعبه من خطاياهم


مراجع الكتاب المقدس

“ فَسَتَلِدُ ابْناً وَتَدْعُو اسْمَهُ يَسُوعَ لأَنَّهُ يُخَلِّصُ شَعْبَهُ مِنْ خَطَايَاهُمْ».”
  — متى  1:21 (العربية)

“  صَادِقَةٌ هِيَ الْكَلِمَةُ وَمُسْتَحِقَّةٌ كُلَّ قُبُولٍ: أَنَّ الْمَسِيحَ يَسُوعَ جَاءَ إِلَى الْعَالَمِ لِيُخَلِّصَ الْخُطَاةَ الَّذِينَ أَوَّلُهُمْ أَنَا.”
  —  تيموثاوس 1:15 (العربية)