Why is it necessary for someone to be born again in order to enter the kingdom of heaven?
MAXAY MUHIIM U TAHAY INAAN DIB U DHALANO SI AAN JANADA SAMADA UGALNO?
Dib u Dhalasho la'aan, waxaan dhammaanteen nahay ruuxiyan kuwo dhintey, kuna dhashay xukunka dhimashada, waxaanan mudan nahay ciqaabta Eebbe. Ilaa ineynu beddelno qalbiyadeenna iyo maskaxdeenna xagga shaqada Ruuxa Quduuska ah mooye , waxaan ku hoos jirnaa xukunka dhimashada.
TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH
“Bal eeg, aniga waxaa laygu qabanqaabiyey xumaan, Oo waxaa hooyaday igu uuraysatay dembi.”
— Sabu 51:5 (SOM)
“Idinku waxaad ku dhimateen xadgudubyadiinna iyo dembiyadiinna,”
— Efe 2:1 (SOM)
“kuwaas oo aad markii hore ugu socon jirteen sida socodka wakhtigan iyo sida madaxda xoogga hawada oo ah ruuxa haatan ka dhex shaqaynaya carruurta caasinimada.”
— Efe 2:2 (SOM)
“Iyaga dhexdooda mar baynu dhammaanteen ku dhaqmi jirnay damacyada jidhkeenna, innagoo samaynayna waxyaalaha jidhka iyo maanku ay doonayaan, oo innaguna xagga dabiicadda waxaynu ka ahayn carruurtii cadhada sida dadka kale.”
— Efe 2:3 (SOM)
“Idinkoo ku dhintay xadgudubyadiinnii iyo buuryoqabnimadii jidhkiinna ayuu weliba isaga idinla soo noolaysiiyey, isagoo inaga cafiyey xadgudubyadeennii oo dhan.”
— Kol 2:13 (SOM)
لماذا من الضروري أن يولد شخص مرة أخرى لدخول ملكوت السموات؟

Without the new birth, we are all spiritually dead, born under the sentence of death, and deserving of God's punishment. Unless we are spiritually changed in our hearts and minds through the work of the Holy Spirit, we remain under the sentence of death.
Scripture References
"Surely I was sinful at birth, sinful from the time my mother conceived me.” Psalm 51:5
"As for you, you were dead in your transgressions and sins, in which you used to live when you followed the ways of this world. . . . Like the rest, we were by nature objects of wrath.” Ephesians 2:1-3
"When you were dead in your sins . . . God made you alive with Christ.” Colossians 2:13
لماذا من الضروري أن يولد شخص مرة أخرى لدخول ملكوت السموات؟
بدون الولادة الجديدة ، نحن جميعاً أمواتاً روحياً ، ونولد تحت حكم الموت ، ونستحق عقاب الله. ما لم نتغير روحياً في قلوبنا وعقولنا من خلال عمل الروح القدس ، فإننا نبقى تحت حكم الموت.
مراجع الكتاب المقدس
“ هَئَنَذَا بِالإِثْمِ صُوِّرْتُ وَبِالْخَطِيَّةِ حَبِلَتْ بِي أُمِّي.”
— المزامير 51:5 (العربية)
“ وَأَنْتُمْ إِذْ كُنْتُمْ أَمْوَاتاً بِالذُّنُوبِ وَالْخَطَايَا،”
— أفسس 2:1 (العربية)
“ الَّتِي سَلَكْتُمْ فِيهَا قَبْلاً حَسَبَ دَهْرِ هَذَا الْعَالَمِ، حَسَبَ رَئِيسِ سُلْطَانِ الْهَوَاءِ، الرُّوحِ الَّذِي يَعْمَلُ الآنَ فِي أَبْنَاءِ الْمَعْصِيَةِ،”
— أفسس 2:2 (العربية)
“ الَّذِينَ نَحْنُ أَيْضاً جَمِيعاً تَصَرَّفْنَا قَبْلاً بَيْنَهُمْ فِي شَهَوَاتِ جَسَدِنَا، عَامِلِينَ مَشِيئَاتِ الْجَسَدِ وَالأَفْكَارِ، وَكُنَّا بِالطَّبِيعَةِ أَبْنَاءَ الْغَضَبِ كَالْبَاقِينَ أَيْضاً،”
— أفسس 2:3 (العربية)
“ وَإِذْ كُنْتُمْ امْوَاتاً فِي الْخَطَايَا وَغَلَفِ جَسَدِكُمْ، احْيَاكُمْ مَعَهُ، مُسَامِحاً لَكُمْ بِجَمِيعِ الْخَطَايَا،”
— كولوسي 2:13 (العربية)