What must we do in order to receive this wonderful salvation?
ماذا يجب أن نفعل لكي نحصل على هذا الخلاص الرائع؟
Waa inaan si is-hoosaysiin leh uga toobad keennaa dembiyadeenna oo aan si daacad ah u rumeysanno inuu Ciise u dhintay badalkeena . Rumaysadkeenu maaha kaliya inuu yahay caqiido caqli ahaan si fudud loo aaminsan yahay inuu Ciise ugu dhintay iskutallaabta dusheeda "dembiyada dunida." Waa aaminaad run ah inuu ciise si gaar ah noogu dhintay sidoo kale waxaa ka mid ah si dhab ah in uu ciise gacanta ku dhigo nolosheena iyo in daacadnimo dhameystiran doonistiisa ah oo ku sharafno isaga dhamaan waxa aan sameeyno.
TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH
“anigoo Yuhuudda iyo Gariigta labadoodaba uga warramaya si ay Ilaah ugu toobad keenaan oo ay u aaminaan Rabbigeenna Ciise Masiix.”
— Fali 20:21 (SOM)
“Haddaba toobad keena oo soo noqda, si dembiyadiinna loo tirtiro, si ay wakhtiyo qabowjis lihii uga yimaadaan Rabbiga hortiisa,”
— Fali 3:19 (SOM)
“Kolkaasay ku yidhaahdeen, Rumayso Rabbi Ciise, waadna badbaadi doontaa, adiga iyo dadka gurigaaguba.”
— Fali 16:31 (SOM)
What must we do in order to receive this wonderful salvation?
We must humbly repent of our sins and sincerely believe that Jesus died in our place. Our faith is not simply a mental belief that Jesus died on the cross for "the sins of the world.” It is a sincere belief that Jesus died specifically for us. It also includes a genuine desire to have Jesus take control of our lives and a sincere commitment to please and honor him in all that we do.
Scripture References
The apostle Paul said: "'I have declared to both Jews and Greeks that they must turn to God in repentance and have faith in our Lord Jesus.'” Acts 20:21
"'Repent, then, and turn to God, so that your sins may be wiped out.'” Acts 3:19
"'Believe in the Lord Jesus, and you will be saved--you and your household.'” Acts 16:31
ماذا يجب أن نفعل لكي نحصل على هذا الخلاص الرائع؟
يجب أن نتوب بتواضع عن ذنوبنا ونؤمن بإخلاص أن يسوع مات بدلاً عنا. إن إيماننا ليس مجرد اعتقاد عقلي أن يسوع مات على الصليب من أجل "خطايا العالم". إنه اعتقاد صادق أن يسوع مات من أجلنا على وجه التحديد ، كما يتضمن رغبة حقيقية في أن يتحكم يسوع في حياتنا والتزام صادق بإرضاءه وتكريمه في كل ما نقوم به.
مراجع الكتاب المقدس
“ شَاهِداً لِلْيَهُودِ وَالْيُونَانِيِّينَ بِالتَّوْبَةِ إِلَى اللهِ وَالإِيمَانِ الَّذِي بِرَبِّنَا يَسُوعَ الْمَسِيحِ.”
— أعمال الرسل 20:21 (العربية)
“ فَتُوبُوا وَارْجِعُوا لِتُمْحَى خَطَايَاكُمْ لِكَيْ تَأْتِيَ أَوْقَاتُ الْفَرَجِ مِنْ وَجْهِ الرَّبِّ.”
— أعمال الرسل 3:19 (العربية)
“ فَقَالاَ: «آمِنْ بِالرَّبِّ يَسُوعَ الْمَسِيحِ فَتَخْلُصَ أَنْتَ وَأَهْلُ بَيْتِكَ».”
— أعمال الرسل 16:31 (العربية)