MAXAY TAHAY SABABTA AAN MARKASTA URAACEYNO HOGAANKA RUUXA QUDUUSKA OO AAN JIRKEENA ILLAAH UGU KARAAMEYNEYNO OO AAN UGU SAREYSIINEYNAA?

 Why should we always follow the leading of the Holy Spirit and use our bodies to honor and glorify God? 



لماذا يجب أن نتبع دائمًا قيادة الروح القدس ونستخدم أجسادنا لإكرام الله وتمجيده؟


 


MAXAY TAHAY SABABTA AAN MARKASTA URAACEYNO HOGAANKA RUUXA QUDUUSKA OO AAN JIRKEENA ILLAAH UGU KARAAMEYNEYNAA OO AAN UGU SAREYSIINEYNAA? 


Jidhkeennu waa macbudka Ruuxa Quduuska ah ee nagu dhex jira. Annagu uma noolin naftayada. Waxaan nahay kuwo Ilaah!

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH

 Miyaanaydin garanaynin inaad tihiin macbudkii Ilaah oo uu Ruuxa Ilaah idinku jiro?

1 KORINTOS 3:16 SOMB


Macbudka Ilaah sidee buu ula mid yahay sanamyada? Waayo, innagu waxaynu nahay macbudka Ilaaha nool, siduu Ilaah yidhi, Iyaga waan dhex joogi doonaa, waanan dhex socon doonaa, Ilaahoodaan ahaan doonaa, oo iyaguna dadkaygay ahaan doonaan.

2 KORINTOS 6:16 SOMB


Ama miyaanaydin ogayn jidhkiinnu inuu yahay macbudka Ruuxa Quduuska ah ee idinku jira ee aad Ilaah ka hesheen? Oo idinku isma lihidin, waayo, qiimo weyn baa laydinku soo iibsaday. Sidaa aawadeed Ilaah jidhkiinna ku ammaana.

1 KORINTOS 6:19‭-‬20 SOMB



Why should we always follow the leading of the Holy Spirit and use our bodies to honor and glorify God?

Our bodies are a temple of the Holy Spirit who lives within us. We are not our own masters. We belong to God!

Scripture References

"Don't you know that you yourselves are God's temple and that God's Spirit lives in you?” 1 Corinthians 3:16

 "We are the temple of the living God.”  2 Corinthians 6:16

"You are not your own; you were bought at a price. Therefore honor God with your body.”  1 Corinthians 6:19-20    



       


لماذا يجب أن نتبع دائمًا قيادة الروح القدس ونستخدم أجسادنا لإكرام الله وتمجيده؟


أجسادنا هي هيكل للروح القدس الذي يسكن فينا. نحن لسنا سادة أنفسنا. إنا لله!

 

مراجع الكتاب المقدس


 “  أَمَا تَعْلَمُونَ أَنَّكُمْ هَيْكَلُ اللهِ وَرُوحُ اللهِ يَسْكُنُ فِيكُمْ؟”

  —  كورنثوس 3:16 (العربية)

 

“  وَأَيَّةُ مُوَافَقَةٍ لِهَيْكَلِ اللهِ مَعَ الأَوْثَانِ؟ فَإِنَّكُمْ أَنْتُمْ هَيْكَلُ اللهِ الْحَيِّ، كَمَا قَالَ اللهُ: «إِنِّي سَأَسْكُنُ فِيهِمْ وَأَسِيرُ بَيْنَهُمْ، وَأَكُونُ لَهُمْ إِلَهاً وَهُمْ يَكُونُونَ لِي شَعْباً.”

  —  كورنثوس 6:16 (العربية)


 

¹⁹ أَمْ لَسْتُمْ تَعْلَمُونَ أَنَّ جَسَدَكُمْ هُوَ هَيْكَلٌ لِلرُّوحِ الْقُدُسِ الَّذِي فِيكُمُ الَّذِي لَكُمْ مِنَ اللهِ وَأَنَّكُمْ لَسْتُمْ لأَنْفُسِكُمْ؟

²⁰ لأَنَّكُمْ قَدِ اشْتُرِيتُمْ بِثَمَنٍ. فَمَجِّدُوا اللهَ فِي أَجْسَادِكُمْ وَفِي أَرْوَاحِكُمُ الَّتِي هِيَ لِلَّهِ.

 كورنثوس 6 (العربية)



DIB U NOQO, GO BACk رجوع