MAXAY YIHIIN QEYBO KAMIDA HADIYAHADA RUUXIGA EE UU RUUXA QUDUUSKA SIIYO RUMEYSTAYAASHA?

 What are some of the spiritual gifts which the Holy Spirit gives to believers? 


ما هي بعض المواهب الروحية التي يمنحها الروح القدس للمؤمنين؟

 


MAXAY YIHIIN QEYBO KAMIDA HADIYAHADA RUUXIGA EE UU RUUXA QUDUUSKA SIIYO RUMEYSTAYAASHA? 

Ruuxa Quduuska ahi wuxuu siiyaa rumaystayaasha hadiyado kala duwan oo cajiib ah. Wuxuu hadiyado ugu qaybiyaa rumaystayaasha hab iyo wakhti isagu doorto.

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA


Waxaa jira hadiyado kala cayn ah, laakiin waa isku Ruux. Waxaana jira adeegid kala cayn ah, waana isku Rabbi. Waxaana jira shuqullo kala cayn ah, laakiin waa isku Ilaah, kan dhammaan wax walba kaga dhex shaqeeya. Laakiin mid kasta waxaa muujinta Ruuxa loo siiyaa waxtar. Mid waxaa laga siiyaa xagga Ruuxa hadal xigmad ah, mid kalena hadal aqoon ah siduu isku Ruuxu doonayo. Mid kale Ruuxu rumaysad buu siiyaa, mid kalena hadiyado wax lagu bogsiiyo ayuu isku Ruuxu siiya. Mid kalena shuqullo cajaa'ib leh, mid kalena wax sii sheegidda, mid kalena kalasoocidda ruuxyada, mid kalena afaf kala cayn ah, mid kalena afafka fasiriddooda. Isku Ruuxa oo keliya ayaa ka shaqeeya waxyaalahaas oo dhan, isagoo siduu doonayo mid mid wax ugu qaybinaya.

1 KORINTOS 12:4‭-‬11 SOMB



What are some of the spiritual gifts which the Holy Spirit gives to believers?

The Holy Spirit gives a wonderful variety of gifts to believers. He distributes these gifts to believers in  a way and at a time that he himself chooses.

Scripture Reference

"There are different kinds of gifts, but the same Spirit. . . . To one there is given  . . . the message of wisdom, to another the message of knowledge . . . to another faith . . . to another gifts of healing . . . to another miraculous powers . . . to another prophecy . . . to another distinguishing between spirits   . . .  to another speaking in different kinds of tongues, and to still another the interpretation of tongues.  All these are the work of one and the same Spirit, and he gives them to each one, just as he determines.” 1 Corinthians 12:4-11






ما هي بعض المواهب الروحية التي يمنحها الروح القدس للمؤمنين؟


 يعطي الروح القدس مجموعة رائعة من المواهب للمؤمنين. يوزع هذه الهدايا على المؤمنين بالطريقة وفي الوقت الذي يختاره هو.


مرجع الكتاب المقدس

 

 كورنثوس 12 (العربية)

¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯

⁴  فَأَنْوَاعُ مَوَاهِبَ مَوْجُودَةٌ وَلَكِنَّ الرُّوحَ وَاحِدٌ.

⁵  وَأَنْوَاعُ خِدَمٍ مَوْجُودَةٌ وَلَكِنَّ الرَّبَّ وَاحِدٌ.

⁶  وَأَنْوَاعُ أَعْمَالٍ مَوْجُودَةٌ وَلَكِنَّ اللهَ وَاحِدٌ الَّذِي يَعْمَلُ الْكُلَّ فِي الْكُلِّ.

⁷  وَلَكِنَّهُ لِكُلِّ وَاحِدٍ يُعْطَى إِظْهَارُ الرُّوحِ لِلْمَنْفَعَةِ.

⁸  فَإِنَّهُ لِوَاحِدٍ يُعْطَى بِالرُّوحِ كَلاَمُ حِكْمَةٍ. وَلِآخَرَ كَلاَمُ عِلْمٍ بِحَسَبِ الرُّوحِ الْوَاحِدِ.

⁹  وَلِآخَرَ إِيمَانٌ بِالرُّوحِ الْوَاحِدِ. وَلِآخَرَ مَوَاهِبُ شِفَاءٍ بِالرُّوحِ الْوَاحِدِ.

¹⁰  وَلِآخَرَ عَمَلُ قُوَّاتٍ وَلِآخَرَ نُبُوَّةٌ وَلِآخَرَ تَمْيِيزُ الأَرْوَاحِ وَلِآخَرَ أَنْوَاعُ أَلْسِنَةٍ وَلِآخَرَ تَرْجَمَةُ أَلْسِنَةٍ.

¹¹  وَلَكِنَّ هَذِهِ كُلَّهَا يَعْمَلُهَا الرُّوحُ الْوَاحِدُ بِعَيْنِهِ قَاسِماً لِكُلِّ وَاحِدٍ بِمُفْرَدِهِ كَمَا يَشَاءُ.



DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء