MIYAAN AAMINI KARNAA WAXA KITAABKA QUDUUSKA AHI LEEYAHAY?

 Can we trust what the Bible says?



هل يمكننا الوثوق بما يقوله الكتاب المقدس؟





MIYAAN AAMINI KARNAA WAXA KITAABKA QUDUUSKA AHI LEEYAHAY?

Haa! Ereyga Eebbe run buu ku yahay wax walba oo ballanqaadyadiisa oo dhammuna way rumoobi doonaan. Si kastaba ha noqotee, waa inaan ka warqabnaa in qaybo ka mid ah Kitaabka Quduuska ah lagu qoray qaab gabay ama qaab hadal oo aan loo macnayn karin macno ahaan.


TIXRAACYO KITAABK QUDUUSKA:
Waayo, Rabbiga eraygiisu waa toosan yahay, Oo shuqulkiisa oo dhanna waxaa lagu sameeyey aaminnimo.

SABUURRADII 33


Shuqullada gacmihiisu waa run iyo garsoorid, Oo amarradiisa oo dhammuna waa hubaal.

SABUURRADII 111


160 Eraygaaga dhammaantiisu waa run, Mid kasta oo xukummadaada xaqa ah ka mid ahu wuu sii waaraa weligiisba.

SABUURRADII 119










Can we trust what the Bible says?  

Yes!  God's Word is true in every way and all its promises will be fulfilled. We should recognize, however, that some parts of the Bible were written in a poetic style or with figures of speech that should not be interpreted literally. 

 

Scripture References

"The word of the LORD is right and true.” Psalm 33:4

"All his precepts are trustworthy.” Psalm 111:7

"All your words are true; all your righteous laws are eternal.” Psalm 119:160





هل يمكننا الوثوق بما يقوله الكتاب المقدس؟

نعم! كلمة الله صادقة في كل شيء وستتحقق كل وعودها. ومع ذلك ، يجب أن ندرك أن بعض أجزاء الكتاب المقدس كتبت بأسلوب شعري أو بأشكال كلام لا ينبغي تفسيرها حرفياً.


مراجع الكتاب المقدس

 لأَنَّ كَلِمَةَ الرَّبِّ مُسْتَقِيمَةٌ وَكُلَّ صُنْعِهِ بِالأَمَانَةِ.

المزامير 33



 أَعْمَالُ يَدَيْهِ أَمَانَةٌ وَحَقٌّ. كُلُّ وَصَايَاهُ أَمِينَةٌ

المزامير 111



160  رَأْسُ كَلاَمِكَ حَقٌّ وَإِلَى الدَّهْرِ كُلُّ أَحْكَامِ عَدْلِكَ.

المزامير 119