MIYAANU SAMEYSAN KARNAA WAX U MUUQDA AMA SAWIRAN KARNAA ILAAH SI AY NOOGA CAAWIYAAN INAAN ISAGA CAABUDNO?

 May we make images or pictures of God to help us worship him?


هل  نصنع تخيل الله أو صور الله لتعيننا على عبادته؟







MIYAANU SAMEYSAN KARNAA WAX U MUUQDA AMA SAWIRAN KARNAA ILAAH SI AY NOOGA CAAWIYAAN INAAN ISAGA CAABUDNO?

Maya. Eebbe ma doonayo inaan sanamyo ka samaysanno noocuu doono ha noqdee. Ma jiro sanam kari kara inuu matalo Ilaaha daa'imka ah oo aan la arki karin ama naga caawin kara inaan Ilaah ugu caabudno sida uu isagu doonayo inaan u caabudno. 
Sanamyadu marwalba waxay dadka ka fogeeyaan Eebbe oo weligood ugu dhowaan maayaan isaga.

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

Waa inaanad samaysan sanam xardhan, ama wax u eg waxa samada sare jira, ama waxa dhulka hoose jira, ama waxa biyaha dhulka ka hooseeya ku jira.

BAXNIINTII 20


29 Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka.

FALIMAHA RASUULADA 17




May we make images or pictures of God to help us worship him?

No. God does not want us to make idols of any kind. No idol can begin to represent the eternal and invisible God or help us worship God in the way he wants us to worship him.  Idols always lead people away from God and never draw them closer to him.           

Scripture References 

 'You shall not make for yourself an idol in the form of anything in heaven above or on the earth beneath or in the waters below.'” Exodus 20:4  

"'Therefore, since we are God's offspring, we should not think that the divine being is like gold or silver or stone--an image made by man's design and skill.'” Acts 17:29






هل  نصنع تخيل الله أو صور الله لتعيننا على عبادته؟

لا ، إن الله لا يريدنا أن نصنع أصنامًا من أي نوع. لا يمكن لأي صنم أن يبدأ في تمثيل الله الأبدي وغير المرئي أو يساعدنا في عبادة الله بالطريقة التي يريدنا أن نعبده. دائمًا ما تقود الأصنام الناس بعيدًا عن الله ولا تقربهم منه أبدًا.


مراجع الكتاب المقدس


 لا تَصْنَعْ لَكَ تِمْثَالا مَنْحُوتا وَلا صُورَةً مَا مِمَّا فِي السَّمَاءِ مِنْ فَوْقُ وَمَا فِي الارْضِ مِنْ تَحْتُ وَمَا فِي الْمَاءِ مِنْ تَحْتِ الارْضِ.

لخروج 20


29  فَإِذْ نَحْنُ ذُرِّيَّةُ اللهِ لاَ يَنْبَغِي أَنْ نَظُنَّ أَنَّ اللاَّهُوتَ شَبِيهٌ بِذَهَبٍ أَوْ فِضَّةٍ أَوْ حَجَرٍ نَقْشِ صِنَاعَةِ وَاخْتِرَاعِ إِنْسَانٍ.

أعمال الرسل 17