MIYEEY WANAAGSAN TAHAY IN KALIDAA LA TUKADDO MISE IN DADKA KALE LALA TUKADDO?

Is it better to pray alone or to pray with others?

 

 

 

هل الأفضل الصلاة بمفردها أم مع الآخرين؟

 

 

 

 


 

 

 

MIYEEY WANAAGSAN TAHAY IN KALIDAA LA TUKADDO MISE IN DADKA KALE LALA TUKADDO? 


Waxaa muhiim noo ah inaan barino/tukano had iyo jeer markaan ilaah kali la nahay
Si kastaba ha noqotee, sidoo kale waa muhiim in aan inta badan la tukano dadka kale. 
Kitaabka Quduuska ah wuxuu leeyahay  tusaalooyin badan oo salaadda kalinimadda ah iyo salaadda kooxaha waaweynba iney Dadka codkooda iyo qalbiyadooda umidoobaan si ay u amaanaan 
oo ay uwada baryaan .
 
TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH
 6.Laakiin adigu goortaad tukanaysid, qolkaaga qarsoon gal, oo goortaad albaabkaaga xidhid, Aabbahaaga meesha qarsoon ku jira bari, oo Aabbahaaga waxa qarsoon arka ayaa kuu abaalgudi doona.
MATAYOS 6:6
 
Weliba waxaan idinku leeyahay, Haddii laba idinka mid ahu dhulka ku heshiiyaan wax kastoo ay baryaan, way uga noqon doontaa xagga Aabbahayga jannada ku jira. Waayo, meeshii laba ama saddex qof ay magacayga isugu soo ururaan, halkaas anigu dhexdoodaan joogaa.
MATAYOS 18:19‭-‬20 
Kuwaas oo dhammu, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay ku sii adkaysteen tukasho, iyaga iyo dumarka, iyo Maryan oo ahayd Ciise hooyadiis, iyo walaalihiis.
FALIMAHA RASUULLADA 1:14 SOMB
Sidaas darteed Butros xabsigaa lagu hayay; laakiin kiniisadda baa Ilaah aad iyo aad ugu bariday isaga.  Kolkuu waxaas ka fikiray, wuxuu yimid gurigii Maryan, oo ahayd hooyadii Yooxanaa oo Markos la odhan jiray; meeshaasoo dad badan ku urursanaayeen oo ku tukanayeen.
FALIMAHA RASUULLADA 12:5‭, ‬12 SOMB


 
 
 
 
 
 
 
 
 

Is it better to pray alone or to pray with others?

It's important for us to pray frequently when we are alone with God. However, it's also important for us to pray frequently with others.  The Bible has many examples of both individual prayers and the prayers of larger groups of people who join their voices and hearts together in bringing their praise and petitions to the Lord.

Scripture References

"'When you pray, go into your room, close the door and pray to your Father, who is unseen.  Then         your Father, who sees what is done in secret, will reward you.'” Matthew 6:6 

"'I tell you that if two of you on earth agree about anything you ask for, it will be done for you by my   Father in heaven. For where two or three come together in my name, there am I with them.'” Matthew 18:19-20

"They all joined together constantly in prayer.” Acts 1:14

"Peter was kept in prison, but the church was earnestly praying to God for him. . . .  Many people had gathered and were praying.” Acts 12:5, 12

 

 

 

 

 

 

 

هل الأفضل الصلاة بمفردها أم مع الآخرين؟

 

 

 

من المهم بالنسبة لنا أن نصلي كثيرًا عندما نكون وحدنا مع الله.
 ومع ذلك ، من المهم أيضًا أن نصلي كثيرًا مع الآخرين.
 يحتوي الكتاب المقدس على العديد من الأمثلة لكل من الصلوات الفردية
وصلوات مجموعات أكبر من الناس الذين ينضمون إلى أصواتهم وقلوبهم معًا 
 في تقديم مديحهم وطلباتهم إلى الرب.
 
مراجع الكتاب المقدس 
 
 

 

  
 
 وَأَمَّا أَنْتَ فَمَتَى صَلَّيْتَ فَٱدْخُلْ إِلَى مِخْدَعِكَ وَأَغْلِقْ بَابَكَ، وَصَلِّ إِلَى أَبِيكَ ٱلَّذِي فِي ٱلْخَفَاءِ. فَأَبُوكَ ٱلَّذِي يَرَى فِي ٱلْخَفَاءِ يُجَازِيكَ عَلَانِيَةً.
مَتَّى 6:6 AVD
 
وَأَقُولُ لَكُمْ أَيْضًا: إِنِ ٱتَّفَقَ ٱثْنَانِ مِنْكُمْ عَلَى ٱلْأَرْضِ فِي أَيِّ شَيْءٍ يَطْلُبَانِهِ فَإِنَّهُ يَكُونُ لَهُمَا مِنْ قِبَلِ أَبِي ٱلَّذِي فِي ٱلسَّمَاوَاتِ ، لِأَنَّهُ حَيْثُمَا ٱجْتَمَعَ ٱثْنَانِ أَوْ ثَلَاثَةٌ بِٱسْمِي فَهُنَاكَ أَكُونُ فِي وَسْطِهِمْ ».
مَتَّى 18:19‭-‬20 AVD
 
هَؤُلَاءِ كُلُّهُمْ كَانُوا يُواظِبُونَ بِنَفْسٍ وَاحِدَةٍ عَلَى ٱلصَّلَاةِ وَٱلطِّلْبَةِ، مَعَ ٱلنِّسَاءِ ، وَمَرْيَمَ أُمِّ يَسُوعَ، وَمَعَ إِخْوَتِهِ .
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 1:14 AVD
 
فَكَانَ بُطْرُسُ مَحْرُوسًا فِي ٱلسِّجْنِ، وَأَمَّا ٱلْكَنِيسَةُ فَكَانَتْ تَصِيرُ مِنْهَا صَلَاةٌ بِلَجَاجَةٍ إِلَى ٱللهِ مِنْ أَجْلِهِ .  ثُمَّ جَاءَ وَهُوَ مُنْتَبِهٌ إِلَى بَيْتِ مَرْيَمَ أُمِّ يُوحَنَّا ٱلْمُلَقَّبِ مَرْقُسَ ، حَيْثُ كَانَ كَثِيرُونَ مُجْتَمِعِينَ وَهُمْ يُصَلُّونَ .
أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 12:5‭, ‬12 AVD