Did everyone who saw Jesus' miracles or heard Jesus' teaching believe in him?
هل آمن به كل من رأى معجزات يسوع أو سمع تعاليم يسوع؟
MIYEY RUMEYSATAY QOFKASTAA OO ARKAY AMA MAQLAY CIISE MUCJISOOYINKIISA IYO WAXBARIDIISABA?
Maya. Qaar badan oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Yuhuuddu way ka masayreen Ciise wayna diideen isaga iyo waxbaristiisa. Waxay garanayeen asalka reerka Ciise mana aysan rumeysan inuu Ciise runtii jannada ka soo degay. Waxay si gaar ah uga caroodeen sheegashada Ciise ee ah inuu runtii yahay Wiilka Ilaah. Dabadeed waxay u dhiibeen Bilaatos, oo ahaa taliyihii Roomaanka, in la dilo.
TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH
“Waxayna yidhaahdeen, Kanu miyaanu ahayn Ciise, ina Yuusuf, kaannu aabbihiis iyo hooyadiis naqaan? Hadda sidee buu u leeyahay, Samada baan ka soo degay?”
— Yoox 6:42 (SOM)
62 “Markaasaa wadaadkii sare istaagay oo ku yidhi, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?”
⁶³ Laakiin Ciise waa iska aamusay. Kolkaasaa wadaadkii sare wuxuu ku yidhi, Ilaaha nool ayaan kugu dhaarinayaa ee noo sheeg inaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Ilaah, iyo in kale.
⁶⁴ Ciise ayaa ku yidhi, Waad tidhi. Hase ahaatee waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed waxaad arki doontaan Wiilka Aadanaha oo fadhiya midigta xoogga Ilaah oo ku imanaya daruuraha cirka.
Mata 26
¯¯¯¯¯¯¯¯
— Mata 27:18 (SOM)
Did everyone who saw Jesus' miracles or heard Jesus' teaching believe in him?
No. Many of the Jewish leaders were jealous of Jesus and rejected him and his teachings. They knew about Jesus' family background and would not believe that Jesus had truly come down from heaven. They were especially upset by Jesus' claim that he truly was the Son of God. Eventually they handed him over to Pilate, the Roman governor, to be put to death.
Scripture References
"They said, 'Is this not Jesus, the son of Joseph, whose father and mother we know? How can he now say, "'I came down from heaven”'? John 6:42
"The high priest stood up and said to Jesus . . . 'I charge you under oath by the living God: Tell us if you are the Christ, the Son of God.' 'Yes, it is as you say,' Jesus replied.” Matthew 26:62-64
"[Pilate] knew it was out of envy that they handed Jesus over to him.” Matthew 27:18
هل آمن به كل من رأى معجزات يسوع أو سمع تعاليم يسوع؟
لا. كان العديد من القادة اليهود يشعرون بالغيرة من يسوع ورفضوه وتعاليمه. لقد عرفوا عن خلفية عائلة يسوع ولن يصدقوا أن يسوع نزل من السماء حقًا. لقد انزعجوا بشكل خاص من ادعاء يسوع أنه كان بحق ابن الله. في النهاية سلموه إلى بيلاطس ، الحاكم الروماني ، ليُعدم.
مراجع الكتاب المقدس
“ وَقَالُوا: «أَلَيْسَ هَذَا هُوَ يَسُوعَ بْنَ يُوسُفَ الَّذِي نَحْنُ عَارِفُونَ بِأَبِيهِ وَأُمِّهِ. فَكَيْفَ يَقُولُ هَذَا: إِنِّي نَزَلْتُ مِنَ السَّمَاءِ؟»”
— يوحنا 6:42 (العربية)
⁶² فَقَامَ رَئِيسُ الْكَهَنَةِ وَقَالَ لَهُ: «أَمَا تُجِيبُ بِشَيْءٍ؟ مَاذَا يَشْهَدُ بِهِ هَذَانِ عَلَيْكَ؟»
⁶³ وَأَمَّا يَسُوعُ فَكَانَ سَاكِتاً. فَسَأَلَهُ رَئِيسُ الْكَهَنَةِ: «أَسْتَحْلِفُكَ بِاللَّهِ الْحَيِّ أَنْ تَقُولَ لَنَا: هَلْ أَنْتَ الْمَسِيحُ ابْنُ اللَّهِ؟»
⁶⁴ قَالَ لَهُ يَسُوعُ: «أَنْتَ قُلْتَ! وَأَيْضاً أَقُولُ لَكُمْ: مِنَ الآنَ تُبْصِرُونَ ابْنَ الإِنْسَانِ جَالِساً عَنْ يَمِينِ الْقُوَّةِ وَآتِياً عَلَى سَحَابِ السَّمَاءِ».
متى 26 (العربية)
لأَنَّهُ عَلِمَ أَنَّهُمْ أَسْلَمُوهُ حَسَداً.”
— متى 27:18 (العربية)
“