MUXUU BILATOS UGU DAMBEYNTII U GO'AANSADAY INUU DILO CIISE ISAGOO OGAA INAANU DAMBI LAHAYN?

Why did Pilate finally decide to put Jesus to death even though he knew Jesus was innocent?






لماذا قرر بيلاطس أخيراً أن يقتل يسوع على الرغم من أنه كان يعلم أن يسوع بريء؟




Muxuu Bilaatos ugu dambeyntii U go’aansaday inuu dilo Ciise isagoo  ogaa inuusan dambi lahayn?

Ciise wuxuu sheegtey inuu yahay (boqorka ruuxiga)  Yuhuudda. Hogaamiyayaashii Yuhuuddu waxay ku qanciyeen Bilaatos inuu dhibaato weyn kala kulmi doono boqorka roomaanka haddii uu sii daayo qof xor ah oo sheeganaya inuu yahay "boqor". Hoggaamiyayaashii Yuhuuddu waxay sameeyeen rabshado oo Bilaatos ugu dambaysta ku kaliftay inuu sameeyo  wixii ay doonayeen.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


“Taas dabadeed Bilaatos wuxuu doonayay inuu sii daayo, laakiin Yuhuuddii ayaa qaylisay iyagoo leh, Haddaad ninkan sii daysid, Kaysar saaxiibkiis ma ihid. Nin kasta oo boqor iska dhigaba, wuxuu ku caasiyaa Kaysar.”
  — Yoox 19:12 (SOM)


“Bilaatos goortuu arkay inuusan waxba ka tari karin in rabshad kacdo maahee, ayuu biyo qaatay oo dadka hortooda ku gacmo dhaqday oo wuxuu yidhi, Anigu waan ka eedla'ahay ninkan xaqa ah dhiiggiisa. Idinku yeelkiinna.”
  — Mata 27:24 (SOM)





Why did Pilate finally decide to put Jesus to death even though he knew Jesus was innocent?
Jesus claimed to be the (spiritual) King of the Jews. The Jewish leaders persuaded Pilate that he would get into deep trouble with the Roman emperor if he let someone go free who claimed to be a "king.” The Jewish leaders made such an uproar that Pilate finally gave in to their demands. 
Scripture References
"Pilate tried to set Jesus free, but the Jews kept shouting, 'If you let this man go, you are no friend        of Caesar. Anyone who claims to be a king opposes Caesar.'” John 19:12
 "When Pilate saw that he was getting nowhere, but that instead an uproar was starting, he took water and washed his hands in front of the crowd. 'I am innocent of this man's blood,' he said. 'It is your responsibility!'” Matthew 27:24                               

لماذا قرر بيلاطس أخيراً أن يقتل يسوع على الرغم من أنه كان يعلم أن يسوع بريء؟


ادعى يسوع أنه ملك اليهود (الروحي). أقنع القادة اليهود بيلاطس بأنه سيقع في مشكلة عميقة مع الإمبراطور الروماني إذا أطلق سراح شخص ما يدعي أنه "ملك". لقد أثار القادة اليهود مثل هذه الضجة التي استسلم بيلاطس أخيراً لمطالبهم.

مراجع الكتاب المقدس

“  مِنْ هَذَا الْوَقْتِ كَانَ بِيلاَطُسُ يَطْلُبُ أَنْ يُطْلِقَهُ وَلَكِنَّ الْيَهُودَ كَانُوا يَصْرُخُونَ: «إِنْ أَطْلَقْتَ هَذَا فَلَسْتَ مُحِبّاً لِقَيْصَرَ. كُلُّ مَنْ يَجْعَلُ نَفْسَهُ مَلِكاً يُقَاوِمُ قَيْصَرَ».”
  — يوحنا  19:12 (العربية)


“ فَلَمَّا رَأَى بِيلاَطُسُ أَنَّهُ لاَ يَنْفَعُ شَيْئاً بَلْ بِالْحَرِيِّ يَحْدُثُ شَغَبٌ أَخَذَ مَاءً وَغَسَلَ يَدَيْهِ قُدَّامَ الْجَمْعِ قَائِلاً: «إِنِّي بَرِيءٌ مِنْ دَمِ هَذَا الْبَارِّ. أَبْصِرُوا أَنْتُمْ».”
  — متى  27:24 (العربية)