SIDEE BUI MASIIXA KU YIMI DUNIDEENA?

 How did Jesus come into our world?

كيف اتى يسوع الى عالمنا؟





SIDEE BUI MASIIXA KU YIMI DUNIDEENA?

Ciise wuxuu u dhashay sida  ilmo yar oo  bini aadam ah oo ka dhashay  yahuudiyad bikro aheyd oo la odhan jiray Maryan sida nebi Ishacyaah uu  sii sheegay boqolaal sano kahor.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA

“Gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta oo wiil umuli doonta, Magiciisana waxaa loo bixin doonaa, Cimmaanuu'eel; kan micnihiisu yahay, Ilaah baa inala jooga.”
  — Mata 1:23 (SOM)



²⁶ Bishii lixaad Ilaah baa malaa'ig Jibriil u soo diray magaalada Galili oo Naasared la odhan jiray
²⁷ ilaa gabadh bikrad ah oo u doonanayd nin la odhan jiray Yuusuf oo dhashii Daa'uud ahaa; gabadhana waxaa la odhan jiray Maryan.
²⁸ Malaa'igtii baa u soo gashay, oo waxay ku tidhi, Nabad, adigoo nimcaysan, Rabbiga ayaa kula jira.
²⁹ Markaasay hadalkii ka naxday, oo waxay isku tidhi, Maxay tahay salaantan?
³⁰ Malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Maryamay, waayo, nimco ayaad Ilaah ka heshay.
³¹ Bal eeg, waad uuraysan doontaa, oo wiil baad umuli doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise.
³² Nin weyn buu ahaan doonaa, waxaana loogu yeedhi doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya, Rabbiga Ilaaha ahuna wuxuu siin doonaa carshigii awowgiis Daa'uud.
³³ Weligiiba wuxuu boqor u ahaan doonaa dadkii Yacquub, boqornimadiisuna ma idlaan doonto.
Luuk 1 (SOM)


 How did Jesus come into our world?
Jesus was born as a human baby to a Jewish virgin named Mary as the prophet Isaiah had prophesied hundreds of years earlier.

Scripture References
"The virgin will be with child and will give birth to a son, and will call him Immanuel.” Isaiah 7:14
"The virgin will be with child and will give birth to a son, and they will call him Immanuel--which   means, 'God with us.'”   Matthew 1:23
"God sent the angel Gabriel . . . to a virgin pledged to be married to a man named Joseph  . . .  The virgin's name was Mary. The angel went to her and said . . . 'You will be with child and give birth to a son, and you are to give him the name Jesus. He will be great and will be called the Son of the Most High. . . . his kingdom will never end.'” Luke 1:26-33 







                                                                                     كيف اتى يسوع الى عالمنا؟

ولد يسوع كطفل بشري من عذراء يهودية تدعى مريم كنبي إشعياء الذي تنبأ به قبل مئات السنين.



                                                            
 مراجع الكتاب المقدس
“ «هُوَذَا الْعَذْرَاءُ تَحْبَلُ وَتَلِدُ ابْناً وَيَدْعُونَ اسْمَهُ عِمَّانُوئِيلَ» (الَّذِي تَفْسِيرُهُ: اَللَّهُ مَعَنَا).”
  — متى  1:23 (العربية)



لوقا  1 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
²⁶ وَفِي الشَّهْرِ السَّادِسِ أُرْسِلَ جِبْرَائِيلُ الْمَلاَكُ مِنَ اللهِ إِلَى مَدِينَةٍ مِنَ الْجَلِيلِ اسْمُهَا نَاصِرَةُ
²⁷ إِلَى عَذْرَاءَ مَخْطُوبَةٍ لِرَجُلٍ مِنْ بَيْتِ دَاوُدَ اسْمُهُ يُوسُفُ. وَاسْمُ الْعَذْرَاءِ مَرْيَمُ.
²⁸ فَدَخَلَ إِلَيْهَا الْمَلاَكُ وَقَالَ: «سَلاَمٌ لَكِ أَيَّتُهَا الْمُنْعَمُ عَلَيْهَا! اَلرَّبُّ مَعَكِ. مُبَارَكَةٌ أَنْتِ فِي النِّسَاءِ».
²⁹ فَلَمَّا رَأَتْهُ اضْطَرَبَتْ مِنْ كَلاَمِهِ وَفَكَّرَتْ مَا عَسَى أَنْ تَكُونَ هَذِهِ التَّحِيَّةُ!
³⁰ فَقَالَ لَهَا الْمَلاَكُ: «لاَ تَخَافِي يَا مَرْيَمُ لأَنَّكِ قَدْ وَجَدْتِ نِعْمَةً عِنْدَ اللهِ.
³¹ وَهَا أَنْتِ سَتَحْبَلِينَ وَتَلِدِينَ ابْناً وَتُسَمِّينَهُ يَسُوعَ.
³² هَذَا يَكُونُ عَظِيماً وَابْنَ الْعَلِيِّ يُدْعَى وَيُعْطِيهِ الرَّبُّ الإِلَهُ كُرْسِيَّ دَاوُدَ أَبِيهِ
³³ وَيَمْلِكُ عَلَى بَيْتِ يَعْقُوبَ إِلَى الأَبَدِ وَلاَ يَكُونُ لِمُلْكِهِ نِهَايَةٌ».