كيف يغفر لنا الله دون أن يعاقبنا؟
SIDEE ILLAAH INOO CAFIYI KARAA ANAGOO NALA CIQAABIN?
Ilaah wuu inoo dhaafayaa maxaa yeelay Ciise Masiix, oo ah wiilkii illaah ee aan dembi lahayn ayaa ku qaaday naftiisa ciqaabta aan u qalanay. Markii aan aaminno Ciise oo aan u aqbalno inuu yahay Badbaadiyeheenna, wuxuu noqdaa badalkayaga. Ilaah wuxuu aqbalaa kafaara gudka ama alla-bariga Ciise ee iskutallaabta lagu qodbay annaga ayuu dambiyadeena badalkooda noqday waxaa noqonay kuwo "dambi lahayn."
TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH
“Laakiinse waxaa isaga loo dhaawacay xadgudubyadeenna, waxaana loo nabareeyey xumaatooyinkeenna, edbintii nabaadiinadeennana dushiisay ku dhacday, dildillaaciisiina waynu ku bogsannay.”
— Ish 53:5 (SOM)
“Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.”
— Yoox 3:16 (SOM)
How can God forgive us without punishing us?
God forgives us because Jesus Christ, the sinless Son of God, took on himself the punishment which we deserved. When we put our trust in Jesus and accept him as our Savior, he becomes our substitute. God accepts Jesus' sacrifice on the cross in our behalf and declares us "not guilty.”
Scripture References
"He was pierced for our transgressions, he was crushed for our iniquities; the punishment that brought us peace was upon him, and by his wounds we are healed.” Isaiah 53:5
"For God so loved the world that he gave his one and only Son, that whoever believes in him shall not perish but have eternal life.” John 3:16
كيف يغفر لنا الله دون أن يعاقبنا؟
يغفر لنا الله لأن يسوع المسيح ، ابن الله
بلا خطيئة ، أخذ على عاتقه العقاب الذي نستحقه. عندما نثق في يسوع ونقبله كمخلص لنا ، يصبح بديلاً لنا. يقبل الله ذبيحة يسوع على الصليب نيابة عنا ويعلن أننا "غير مذنبين".
مراجع الكتاب المقدس
“ وَهُوَ مَجْرُوحٌ لأَجْلِ مَعَاصِينَا مَسْحُوقٌ لأَجْلِ آثَامِنَا. تَأْدِيبُ سَلاَمِنَا عَلَيْهِ وَبِحُبُرِهِ شُفِينَا.”
— أشعياء 53:5 (العربية)
“ لأَنَّهُ هَكَذَا أَحَبَّ اللَّهُ الْعَالَمَ حَتَّى بَذَلَ ابْنَهُ الْوَحِيدَ لِكَيْ لاَ يَهْلِكَ كُلُّ مَنْ يُؤْمِنُ بِهِ بَلْ تَكُونُ لَهُ الْحَيَاةُ الأَبَدِيَّةُ.”
— يوحنا 3:16 (العربية)