SUURAGAL MATAHAY RUMEYSTAYAASHU INEEY CAASIYAAN RUUXA QUDUUSKA OO AY LUMIYAAN FARXADA IYO BARAKOOYINKA KU JIRA NOLOSHA MASIIXA?

Is it possible for believers to disobey the Holy Spirit and lose the blessing and joy of living for  Christ? 




هل يمكن للمؤمنين أن يعصوا الروح القدس ويفقدوا بركة وفرح العيش للمسيح؟



SUURAGAL  MATAHAY RUMEYSTAYAASHU INEEY CAASIYAAN RUUXA QUDUUSKA OO AY LUMIYAAN FARXADA IYO BARAKOOYINKA KU JIRA NOLOSHA MASIIXA? 

Haa, ugu yaraan si ku meel gaadh ah. Markii aan si ula kac ah u dooranno inaan dembaabo, waxaan murugooda Ruuxa Quduuska ah waxaanan luminaynaa nabadda iyo farxadda uu na siiyo markii aan addeecinno isaga. Laakiin haddaan mar labaad dhalanno (toobad keeno), Ruuxu wuxuu nagu soo celin doonaa jidka nolosha, ee aanu ka tagnay.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA 

Ha calool xumaynina Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah oo laydiinku shaabadeeyey maalinta madaxfurashada.”

  — Efe 4:30 (SOM)


“Ruuxa ha deminina.”

  — 1Te 5:19 (SOM)


“waayo, Deemaas intuu dunidan haatan la joogo jeclaaday ayuu iga tegey, oo wuxuu aaday Tesaloniika; Kereeskeesna wuxuu aaday Galatiya; Tiitosna wuxuu aaday Dalmatiya.”

  — 2Ti 4:10 (SOM)


“Markaad haysatay, miyaanay waxaagii ahayn? Oo markii la iibshay dabadeedna, miyaanad adigu u talin? Maxaad waxan qalbigaaga u gelisay? Dad been uma aad sheegin, waxaadse u sheegtay Ilaah.”

  — Fali 5:4 (SOM)

“Markii Ananiyas hadalladaas maqlay ayaa, intuu dhulka ku dhacay, naftii ka dhacday; oo kuwii taas maqlay oo dhan cabsi weyn baa gashay.”

  — Fali 5:5 (SOM)





Is it possible for believers to disobey the Holy Spirit and lose the blessing and joy of living for  Christ?

Yes, at least temporarily. When we deliberately choose to sin, we grieve the Holy Spirit and lose the peace and joy he gives us when we obey him. But if we have truly been born again, the Spirit will bring us back to the way of life after we have wandered away from it.

Scripture References

"Do not grieve the Holy Spirit of God, with whom you were sealed for the day of redemption.” Ephesians 4:30

"Do not put out the Spirit's fire.” 1 Thessalonians 5:19

The apostle Paul wrote concerning a former fellow worker, "Demas, because he loved this world, has deserted me.” 2 Timothy 4:10

The apostle Peter said to Ananias who had lied about a very serious matter:     "'What made you think of doing such a thing? You have not lied to men but to God.'” Acts 5:4-5       


             

هل يمكن للمؤمنين أن يعصوا الروح القدس ويفقدوا بركة وفرح العيش للمسيح؟

                                              

 نعم ، مؤقتًا على الأقل. عندما نختار الخطيئة عمدًا ، نحزن الروح القدس ونفقد السلام والفرح اللذين يمنحهما لنا عندما نطيعه. ولكن إذا كنا حقًا قد ولدنا من جديد ، فإن الروح سوف يعيدنا إلى طريقة الحياة بعد أن ابتعدنا عنها.


           

مراجع الكتاب المقدس

                

 “ وَلاَ تُحْزِنُوا رُوحَ اللهِ الْقُدُّوسَ الَّذِي بِهِ خُتِمْتُمْ لِيَوْمِ الْفِدَاءِ.”

  — أفسس  4:30 (العربية)


 “ لاَ تُطْفِئُوا الرُّوحَ.”

  —  تسالونيكي 5:19 (العربية)

 

“  لأَنَّ دِيمَاسَ قَدْ تَرَكَنِي إِذْ أَحَبَّ الْعَالَمَ الْحَاضِرَ وَذَهَبَ إِلَى تَسَالُونِيكِي، وَكِرِيسْكِيسَ إِلَى غَلاَطِيَّةَ، وَتِيطُسَ إِلَى دَلْمَاطِيَّةَ.”

  —  تيموثاوس 4:10 (العربية)

 

“  أَلَيْسَ وَهُوَ بَاقٍ كَانَ يَبْقَى لَكَ؟ وَلَمَّا بِيعَ أَلَمْ يَكُنْ فِي سُلْطَانِكَ؟ فَمَا بَالُكَ وَضَعْتَ فِي قَلْبِكَ هَذَا الأَمْرَ؟ أَنْتَ لَمْ تَكْذِبْ عَلَى النَّاسِ بَلْ عَلَى اللهِ».”

  — أعمال الرسل  5:4 (العربية)

“  فَلَمَّا سَمِعَ حَنَانِيَّا هَذَا الْكَلاَمَ وَقَعَ وَمَاتَ. وَصَارَ خَوْفٌ عَظِيمٌ عَلَى جَمِيعِ الَّذِينَ سَمِعُوا بِذَلِكَ.”

  — أعمال الرسل  5:5 (العربية)




DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء