TAN MICNEHEEDA MA WAXAA JIRA SEDEX ILLAAH OO LOO YAQAAN AABAHA WIILKA IYO RUUXA QUDUUSKA AH?

Does this mean that there are three separate Gods called the Father and the Son and the Holy Spirit?


هل هذا يعني أن هناك ثلاثة آلهة منفصلة تسمى الآب والابن والروح القدس؟





TAN MICNEHEEDA MA WAXAA JIRA SEDEX ILLAAH OO LOO YAQAAN AABAHA WIILKA IYO RUUXA QUDUUSKA AH?

Maya. Kitaabka Quduuska ahi wuxuu si isdaba joog ah ugu nuuxnuuxsaday inuu jiro hal Ilaah oo run ah. Si kastaba ha noqotee, Baybalku wuxuu sidoo kale na barayaa in Aabbuhu yahay Ilaah, Wiilku yahay Ilaah, iyo Ruuxa Quduuska ahi yahay Ilaah. Rumaystayaashu haddaba waxay u tixraacaan illaah mid ah oo run ah Oo isku muujiyay sedexnimo Quduus  ah (Saddex-midnimo). In kasta oo aynaan si buuxda u fahmi karin waxbaristan, haddana waxaan u aqbalnaa si dhab ah  in Ilaah noogu caddeeyey Kitaabka Quduuska ah. Markaan ixtiraamno oo caabudno Aabaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuska ah, waxaan caabudaynaa hal ilaah oo  run ah.

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH 

Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa,oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado.”
  — Mata 28:19 (SOM)


“Nimcada Rabbi Ciise Masiix iyo jacaylka Ilaah iyo wehelnimada Ruuxa Quduuska ahu kulligiin ha idinla jireen.”
  — 2Ko 13:14 (SOM)





Does this mean that there are three separate Gods called the Father and the Son and the Holy Spirit?

No. The Bible repeatedly emphasizes that there is only one true God. However, the Bible also teaches that the Father is God, the Son is God, and the Holy Spirit is God. Believers therefore refer to the one true God as the Holy Trinity (Tri-Unity or three-in-one). Though we cannot fully understand this teaching, we accept it as a truth which God has made known to us in the Bible.  When we honor and worship the Father and the Son and the Holy Spirit, we are worshiping the one true God. 

Scripture References

Jesus said: "'Go and make disciples of all nations, baptizing them in the name of the Father and of the

Son and of the Holy Spirit.'” Matthew 28:19

Paul wrote:  "May the  grace of the Lord Jesus Christ,  and the love of God,  and the fellowship of the Holy Spirit be with you all.” 2 Corinthians 13:14



هل هذا يعني أن هناك ثلاثة آلهة منفصلة تسمى الآب والابن والروح القدس؟

لا ، يؤكد الكتاب المقدس مرارًا وتكرارًا أنه لا يوجد سوى إله حقيقي واحد. ومع ذلك ، يعلم الكتاب المقدس أيضا أن الآب هو الله ، والابن هو الله ، والروح القدس هو الله. لذا يشير المؤمنون إلى الإله الحقيقي الواحد على أنه الثالوث المقدس (Tri-Unity أو ثلاثة في واحد). على الرغم من أننا لا نستطيع أن نفهم هذه التعاليم بشكل كامل ، فإننا نقبلها على أنها حقيقة أعلنها الله لنا في الكتاب المقدس. عندما نكرم ونعبد الآب والابن والروح القدس ، فإننا نعبد الإله الواحد الحقيقي.

 
 مراجع الكتاب المقدس

“ فَاذْهَبُوا وَتَلْمِذُوا جَمِيعَ الأُمَمِ وَعَمِّدُوهُمْ بِاسْمِ الآبِ وَالاِبْنِ وَالرُّوحِ الْقُدُسِ.”
  — متى  28:19 (العربية)


“  نِعْمَةُ رَبِّنَا يَسُوعَ الْمَسِيحِ، وَمَحَبَّةُ اللهِ، وَشَرِكَةُ الرُّوحِ الْقُدُسِ مَعَ جَمِيعِكُمْ. آمِينَ.”
  —  كورنثوس 13:14 (العربية)