What does it mean to be "saved”?
MAXAA LOOLA JEEDAA BADBAADO?
Badbaadada lama mid aha in la baabtiiso ama lagu biiro kaniisad ama sameynta waxyaabo guud oo caqiido ah. Badbaadadu waa isbadal gudaha ah maskaxda qofka iyo qalbigiisa taas oo shaqada Ruuxa Quduuska ka muuqda qofka noloshiisa. Qofka badbaaday wuxuu Ciise Masiix u yahay ka bixiyay ciqaabta dembiyadiisa oo aqbalay Ciise inuu yahay Sayidkiisa iyo rabbiga noloshiisa. Sidaa darteed qof ka badbaaday waa ilmaha Ilaah oo dembiyadiisa oo dhan waala la cafiyey oo helay hadiyada nolosha weligeed ah
RAADRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH
“Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay,”
— Yoox 1:12 (SOM)
“Laakiin haddaynu nuurka ku soconno siduu isaguba nuurka ugu jiro, wehelnimo ayaynu isla wada wadaagnaa, oo dhiigga Ciise, oo Wiilkiisa ah, wuxuu inaga nadiifiyaa dembi oo dhan.”
— 1Yo 1:7 (SOM)
“Maragguna waa kan, kaas oo ah in Ilaah ina siiyey nolosha weligeed ah, oo ay noloshanu Wiilkiisa ku jirto.”
— 1Yo 5:11 (SOM)
ماذا يعني ذلك ليتم الخلاص"؟

Being saved is not the same as being baptized or joining a church or making a public profession of faith. Being saved involves an inward change in a person's mind and heart which is brought about by the work of the Holy Spirit in his life. A person who is saved sincerely trusts in Jesus Christ as the one who paid the penalty for his sins and accepts Jesus as the Lord and Master of his life. A saved person is therefore a child of God whose sins have all been forgiven and who has received the gift of eternal life.
Scripture References
"To all who received him [Jesus], to those who believed in his name, he gave the right to become children of God.”John 1:12
"The blood of Jesus, his Son, purifies us from all sin.” 1 John 1:7
"God has given us eternal life, and this life is in his Son.” 1 John 5:11
ماذا يعني ذلك ليتم الخلاص"؟
الخلاص ليس مثل المعمودية أو الانضمام إلى الكنيسة أو ممارسة مهنة الإيمان العامة. إن الخلاص ينطوي على تغيير داخلي في عقل وقلب الشخص ينتج عن عمل الروح القدس في حياته. الشخص الذي يتم خلاصه يثق بإخلاص بيسوع المسيح باعتباره الشخص الذي دفع عقوبة خطاياه ويقبل يسوع بصفته ربًا وسيدًا في حياته. فالشخص المخلّص هو إذن ابن الله الذي غفرت خطاياه كلها وتلقى موهبة الحياة الأبدية.
مراجع الكتاب المقدس
“ وَأَمَّا كُلُّ الَّذِينَ قَبِلُوهُ فَأَعْطَاهُمْ سُلْطَاناً أَنْ يَصِيرُوا أَوْلاَدَ اللَّهِ أَيِ الْمُؤْمِنُونَ بِاسْمِهِ.”
— يوحنا 1:12 (العربية)
“ وَلَكِنْ إِنْ سَلَكْنَا فِي النُّورِ كَمَا هُوَ فِي النُّورِ، فَلَنَا شَرِكَةٌ بَعْضِنَا مَعَ بَعْضٍ، وَدَمُ يَسُوعَ الْمَسِيحِ ابْنِهِ يُطَهِّرُنَا مِنْ كُلِّ خَطِيَّةٍ.”
— يوحنا 1:7 (العربية)
“ وَهَذِهِ هِيَ الشَّهَادَةُ: أَنَّ اللهَ أَعْطَانَا حَيَاةً أَبَدِيَّةً، وَهَذِهِ الْحَيَاةُ هِيَ فِي ابْنِهِ.”
— يوحنا 5:11 (العربية)