WAA MAXAY BARAKOOYINKA WAA WEYN EE LASIYO MIDKASTA OO DIB UDHASHA?

What great blessings are given to everyone who is born again?


ما هي النعم العظيمة التي تُعطى لكل مولود ثانية؟



WAA MAXAY BARAKOOYINKA WAA WEYN EE LASIIYO MIDKASTA OO DIB UDHASHA?

Ku alla kii si qumman u toobad keena dembiyadiisa oo isku halleeya Ciise oo ah Badbaadiyaha ayaa noqda caruurta Ilaah. Wuxuu helaa hadiyadda nolosha weligeed ah weligiis kuma hoos jiri doono xukunka dhimashada dembigiisa dartiis. Waxa kale oo uu leeyahay Doonis dhab ah oo loogu noolaado Ilaah qaab raalli ka noqda oo maamuusa.

TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH

Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii ereygayga maqla oo rumaysta kii i soo diray, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, xukunna geli maayo, laakiin dhimashadii ayuu ka soo gudbay oo nolosha u soo gudbay.”
  — Yoox 5:24 (SOM)


“Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa,”
  — Room 10:9 (SOM)

“Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay,”
  — Yoox 1:12 (SOM)

“Laakiin waxyaalahan waxaa loo qoray inaad rumaysataan inuu Ciise yahay Masiixa, Wiilka Ilaah, iyo inaad nolosha ku lahaataan magiciisa idinkoo rumaysanaya.”
  — Yoox 20:31 (SOM)




What great blessings are given to everyone who is born again?
Everyone who sincerely repents of his sins and trusts in Jesus as Savior becomes a child of God. He receives the gift of eternal life and is no longer under the sentence of death because of his sins. He also is given a genuine desire to live for God in a way that pleases and honors him.
Scripture References
Jesus said, "'I tell you the truth, whoever hears my word and believes him who sent me has eternal life and will not be condemned; he has crossed over from death to life.'” John 5:24 
"If you confess with your mouth, 'Jesus is Lord,' and believe in your heart that God raised him from the dead, you will be saved.” Romans 10:9                                 
"To all who received him, to those who believed in his name, he gave the right to become children of God.”John 1:12                            
"These are written that you may believe that Jesus is the Christ, the Son of God, and that by believing you may have life in his name.” John 20:31





ما هي النعم العظيمة التي تُعطى لكل مولود ثانية؟
كل من يتوب بإخلاص عن خطاياه ويثق بيسوع كمخلص يصبح ابن الله. يتلقى هدية الحياة الأبدية ولم يعد تحت حكم الموت بسبب خطاياه. كما أن لديه رغبة حقيقية في العيش من أجل الله بطريقة ترضيه وتكرمه.

مراجع الكتاب المقدس


“ «اَلْحَقَّ الْحَقَّ أَقُولُ لَكُمْ: إِنَّ مَنْ يَسْمَعُ كلاَمِي وَيُؤْمِنُ بِالَّذِي أَرْسَلَنِي فَلَهُ حَيَاةٌ أَبَدِيَّةٌ وَلاَ يَأْتِي إِلَى دَيْنُونَةٍ بَلْ قَدِ انْتَقَلَ مِنَ الْمَوْتِ إِلَى الْحَيَاةِ.”
  — يوحنا  5:24 (العربية)


“  لأَنَّكَ إِنِ اعْتَرَفْتَ بِفَمِكَ بِالرَّبِّ يَسُوعَ وَآمَنْتَ بِقَلْبِكَ أَنَّ اللهَ أَقَامَهُ مِنَ الأَمْوَاتِ خَلَصْتَ.”
  — رومية  10:9 (العربية)


“  وَأَمَّا كُلُّ الَّذِينَ قَبِلُوهُ فَأَعْطَاهُمْ سُلْطَاناً أَنْ يَصِيرُوا أَوْلاَدَ اللَّهِ أَيِ الْمُؤْمِنُونَ بِاسْمِهِ.”
  — يوحنا  1:12 (العربية)

“ وَأَمَّا هَذِهِ فَقَدْ كُتِبَتْ لِتُؤْمِنُوا أَنَّ يَسُوعَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ اللَّهِ وَلِكَيْ تَكُونَ لَكُمْ إِذَا آمَنْتُمْ حَيَاةٌ بِاسْمِهِ.”
  — يوحنا  20:31 (العربية)