What is the greatest benefit we can receive from reading and studying the Bible?
ما هي أكبر فائدة يمكن أن نحصل عليها من قراءة ودراسة الكتاب المقدس؟
WAA MAXAY FAA"IDADA UGU WEYN EE AAN KA HELNO AKHRISKA IYO BARASHADA KITAABKA QUDUUSKA AH?
Faa'iidada ugu weyn ee aan ka heli karno aqrinta, barashada iyo rumaynta Kitaabka Quduuska ah waa inaan ku helno jidka nolosha weligeed ah rumaysadka xagga Ciise Masiix. Dhammaan barakooyinka kale ee aan ku helno noloshan waxay noqon karaan kuwo ku meel gaar ah, laakiin nolosha aan ku helno rumaysadka Ciise waa nolol weligeed ah oo Ammaan leh.
TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:
15 tan iyo yaraantaadii waxaad garanaysay qorniinka quduuska ah oo badbaadada kugu garansiin kara rumaysadka Ciise Masiix lagu rumaysto.
2 TIMOTEYOS 3
31 Laakiin waxyaalahan waxaa loo qoray inaad rumaysataan inuu Ciise yahay Masiixa, Wiilka Ilaah, iyo inaad nolosha ku lahaataan magiciisa idinkoo rumaysanaya.
YOOXANAA 20
What is the greatest benefit we can receive from reading and studying the Bible?
The greatest benefit we can receive through reading, studying and believing the Bible is finding the way to eternal life through faith in Jesus Christ. All other blessings we receive in this life may be temporary, but the life we receive through faith in Jesus is eternal and glorious.
Scripture References
"From infancy you have known the holy Scriptures, which are able to make you wise for salvation through faith in Christ Jesus.” 2 Timothy 3:15
"These are written that you may believe that Jesus is the Christ, the Son of God, and that by believing you may have life in his name.” John 20:31
ما هي أكبر فائدة يمكن أن نحصل عليها من قراءة ودراسة الكتاب المقدس؟
إن أعظم فائدة يمكن أن نحصل عليها من خلال قراءة الكتاب المقدس ودراسته والاعتقاد به هو إيجاد الطريق إلى الحياة الأبدية من خلال الإيمان بيسوع المسيح. قد تكون كل البركات الأخرى التي نتلقاها في هذه الحياة مؤقتة ، لكن الحياة التي نتلقاها من خلال الإيمان بيسوع هي حياة أبدية ومجيدة.
مراجع الكتاب المقدس
15 وَأَنَّكَ مُنْذُ الطُّفُولِيَّةِ تَعْرِفُ الْكُتُبَ الْمُقَدَّسَةَ، الْقَادِرَةَ أَنْ تُحَكِّمَكَ لِلْخَلاَصِ، بِالإِيمَانِ الَّذِي فِي الْمَسِيحِ يَسُوعَ.
تيموثاوس 3 II
31 وَأَمَّا هَذِهِ فَقَدْ كُتِبَتْ لِتُؤْمِنُوا أَنَّ يَسُوعَ هُوَ الْمَسِيحُ ابْنُ اللَّهِ وَلِكَيْ تَكُونَ لَكُمْ إِذَا آمَنْتُمْ حَيَاةٌ بِاسْمِهِ.