WAA MAXAY MIRAHA RUUXA QUDUUSKA UU SOO SAARO KAN RUMEYSTA?

 What kind of spiritual fruit does the Holy Spirit produce in the lives of believers?


ما نوع الثمر الروحي الذي ينتجه الروح القدس في حياة المؤمنين؟



 WAA MAXAY MIRAHA RUUXA QUDUUSKA UU SOO SAARO KAN RUMEYSTA? 

Ruuxa Quduuska ahi wuxuu awood inoo siiyaa inaan soo saarno midho ruuxi ah oo amaanta Ilaahay ah kuna barakeeyo kuwa kale. Haddii  uusan ka shaqeynin  Ruuxa Quduuska ah qalbiyadeena iyo nolosheenna, weligeen ma noqon kareyno nuuca dadka uu Eebbe doonayo inaan ahaano.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH 

Laakiin midhaha Ruuxu waa jacayl, farxad, nabad, dulqaadasho, roonaan, wanaag, aaminnimo,”

  — Gal 5:22 (SOM)

“qabownimo, iscelin; waxa caynkaas ah sharci ka gees ahu ma jiro.”

  — Gal 5:23 (SOM)



“Waayo, kuwa sida jidhka u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha jidhka, laakiinse kuwa sida Ruuxa u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha Ruuxa.”

  — Room 8:5 (SOM)

“Jidhka kafikiriddiisu waa dhimashada, laakiinse Ruuxa kafikiriddiisu waa nolosha iyo nabadda,”

  — Room 8:6 (SOM)


“Haddii aynu Ruuxa ku nool nahay, aynu Ruuxana ku soconno.

  — Gal 5:25 (SOM)








What kind of spiritual fruit does the Holy Spirit produce in the lives of believers?

The Holy Spirit enables us to produce spiritual fruit that glorifies God and blesses others. Without the work of the Holy Spirit in our hearts and lives, we would never be able to become the kind of people God wants us to be.

Scripture References

"The fruit of the Spirit is love, joy, peace, patience, kindness, goodness, faithfulness, gentleness, and self-control.” Galatians 5:22-23

"Those who live in accordance with the Spirit have their minds set on what the Spirit desires . . . .The mind controlled by the Spirit is life and peace.” Romans 8:5-6

"Since we live by the Spirit, let us keep in step with the Spirit.” Galatians 5:25 .






ما نوع الثمر الروحي الذي ينتجه الروح القدس في حياة المؤمنين؟



يمكّننا الروح القدس من إنتاج ثمر روحي يمجد الله ويبارك الآخرين. بدون عمل الروح القدس في قلوبنا وحياتنا ، لن نتمكن أبدًا من أن نصبح هذا النوع من الأشخاص الذين يريدنا الله أن نكون.


مراجع الكتاب المقدس


“ وَأَمَّا ثَمَرُ الرُّوحِ فَهُوَ: مَحَبَّةٌ فَرَحٌ سَلاَمٌ، طُولُ أَنَاةٍ لُطْفٌ صَلاَحٌ، إِيمَانٌ”

  —  كورنثوس 5:22 (العربية)

“ وَدَاعَةٌ تَعَفُّفٌ. ضِدَّ أَمْثَالِ هَذِهِ لَيْسَ نَامُوسٌ.”

  —  كورنثوس 5:23 (العربية)

 

“  فَإِنَّ الَّذِينَ هُمْ حَسَبَ الْجَسَدِ فَبِمَا لِلْجَسَدِ يَهْتَمُّونَ وَلَكِنَّ الَّذِينَ حَسَبَ الرُّوحِ فَبِمَا لِلرُّوحِ.”

  — رومية  8:5 (العربية)



“ إِنْ كُنَّا نَعِيشُ بِالرُّوحِ فَلْنَسْلُكْ أَيْضاً بِحَسَبِ الرُّوحِ.”

  —  كورنثوس 5:25 (العربية)


DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء