GOORMAANU TUKANAA/BARINAA?

When should we pray


متى نصلي؟





GOORMAANU TUKANAA/BARINAA? 

Waxaan tukan karnaa wakhti kasta. Badanaa way wanaagsan tahay  in waqti gooni ah loo qoondeeyo salaadda maalin kasta, laakiin waa in aynaan ku koobnaan baryadayada hal waqti oo gaar ah. Ilaah wuxuu diyaar u yahay inuu maqlo baryadayada waqti kasta oo habeen iyo maalin ah. Waxaan tukan karnaa intaan soconno, baabuur wadno, nasaneyno, shaqeyneyno, ciyaareyno ama waqti kale. Waxaan u tukan karnaa si fagaare ah ama  waxaan tukan  karnaa inagoo  aamusan iyadoo dadka kale ee hareeraheena ah xitaa aysan ka warqabin inaan tukaneyno. Ma jiro waqti ama xaalad aanan  tukasho ku habboonayn


TIXYAACYADA KITAABKA QUDUUSKA 


Maalmahaas waxaa dhacay inuu buurta u baxay inuu tukado. Habeenkii oo dhan wuxuu waday inuu Ilaah u tukado.
LUUKOS 6:12 SOMB


Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay.
MARKOS 1:35 SOMB

Kuwaas oo dhammu, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay ku sii adkaysteen tukasho, iyaga iyo dumarka, iyo Maryan oo ahayd Ciise hooyadiis, iyo walaalihiis.
FALIMAHA RASUULLADA 1:14 SOMB

Sababtaas daraaddeed tan iyo maalintii aannu taas maqalnay ma aannu joojin inaannu idiin soo ducayno. Waxaannu Ilaah idiin baryaynaa inay idinka buuxsanto aqoonta doonistiisa xagga xigmadda iyo waxgarashada Ruuxa oo dhan,
KOLOSAY 1:9 SOMB







When should we pray?

We may pray at any time.  It is often helpful to set aside a special time for prayer each day, but we should not restrict our praying to one particular time. God is willing to hear our prayers at any time of day or night. We may pray while walking, driving, resting, working, playing or at any other time. We may pray publicly or we may pray silently when others around us are not even aware that we are praying.  There is no time or situation when praying is inappropriate

Scripture References

"Jesus . . . spent the night praying to God.” Luke 6:12

"Very early in the morning while it was still dark, Jesus got up, left the house and went to a solitary place, where he prayed.” Mark 1:35

"They all joined together constantly in prayer.” Acts 1:14

"Since the day we heard about you, we have not stopped praying for you and asking God to fill you with the knowledge of his will through all spiritual wisdom and understanding.” Colossians 1:9        





متى نصلي؟

قد نصلي في أي وقت. غالبًا ما يكون من المفيد تخصيص وقت خاص للصلاة كل يوم ، لكن لا ينبغي أن نقصر صلاتنا على وقت معين. إن الله على استعداد لسماع صلواتنا في أي وقت من النهار أو الليل. يجوز لنا أن نصلي أثناء المشي أو القيادة أو الراحة أو العمل أو اللعب أو في أي وقت آخر. قد نصلي علانية أو نصلي بصمت عندما لا يدرك الآخرون من حولنا أننا نصلي. لا يوجد وقت أو موقف عندما تكون الصلاة غير مناسبة


مراجع الكتاب المقدس


وَفِي تِلْكَ ٱلْأَيَّامِ خَرَجَ إِلَى ٱلْجَبَلِ لِيُصَلِّيَ . وَقَضَى ٱللَّيْلَ كُلَّهُ فِي ٱلصَّلَاةِ لِلهِ.

لُوقَا 6:12 AVD


وَفِي ٱلصُّبْحِ بَاكِرًا جِدًّا قَامَ وَخَرَجَ وَمَضَى إِلَى مَوْضِعٍ خَلَاءٍ ، وَكَانَ يُصَلِّي هُنَاكَ،

مَرْقُسَ 1:35 AVD


هَؤُلَاءِ كُلُّهُمْ كَانُوا يُواظِبُونَ بِنَفْسٍ وَاحِدَةٍ عَلَى ٱلصَّلَاةِ وَٱلطِّلْبَةِ، مَعَ ٱلنِّسَاءِ ، وَمَرْيَمَ أُمِّ يَسُوعَ، وَمَعَ إِخْوَتِهِ .

أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 1:14 AVD


مِنْ أَجْلِ ذَلِكَ نَحْنُ أَيْضًا، مُنْذُ يَوْمَ سَمِعْنَا ، لَمْ نَزَلْ مُصَلِّينَ وَطَالِبِينَ لِأَجْلِكُمْ أَنْ تَمْتَلِئُوا مِنْ مَعْرِفَةِ مَشِيئَتِهِ ، فِي كُلِّ حِكْمَةٍ وَفَهْمٍ رُوحِيٍّ،

كُولُوسِّي 1:9 AVD









DIB U NOQO, GO BACk رجوع