MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH INAGA BARAYAA DUCADA/SALAADA?

WHAT THE BIBLE TEACHES ABOUT PRAYER




ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الصلا








MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH INAGA BARAYAA DUCADA/SALAADA?


HORDHAC


Mid ka mid ah mudnaanta waa weyn ee aan leenahay Masiixiyiin ahaan waa inaan  barinno/utukano Aabbahayaga jannada ku jira. In kasta oo isagu si aan dhammaad lahayn nooga weyn yahay, waxaan kala hadli karnaa isaga wakhti kasta waxkasta. Maaha in aan sameysano howl gaar ah si aan ula hadalno, ma ahan inaan ku kulanno meel gaar ah, mana ahan inaan adeegsanno ereyo gaar ah ama cod gaar ah markaan lahadleyno. Waxa kaliya ee aan u baahanahay waa is-hoosaysiin iyo daacadnimo rabitaan ah inaan Ilaah hortiisa la nimaadno dareenka qotada dheer iyo waxyaalaha qalbigeennu doonayo. Runti ilaahay wuxuu rabaa inaan sidaa yeelno. Oo isna wuxuu ballanqaaday inuu dhageysto markaan sidaa sameyno!





WHAT THE BIBLE TEACHES ABOUT PRAYER

Introduction


One of the great privileges we have as Christians is praying to our Father in heaven. Though he is infinitely greater than we are, we can speak to him at any time about anything. We do not have to make a special reservation to talk to him, we do not have to meet him at a special place, and we do not have to use special words or a special tone of voice when talking to him. All we need is a humble and sincere desire to bring before God the deepest feelings and desires of our hearts. God truly wants us to do that.  And he promises to listen when we do!




ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الصلاة

مقدمة


واحدة من الامتيازات العظيمة التي نتمتع بها كمسيحيين هي الصلاة لأبينا في السماء. على الرغم من أنه أعظم مما نحن عليه الآن ، يمكننا التحدث إليه في أي وقت عن أي شيء. لا داعي لعمل تحفظ خاص للتحدث معه ، فلا داعي لمقابلته في مكان خاص ، ولسنا مضطرين لاستخدام كلمات خاصة أو نبرة صوت خاصة عند التحدث معه. كل ما نحتاجه هو رغبة متواضعة وصادقة لتقديم أعمق مشاعر ورغبات قلوبنا أمام الله. يريدنا الله حقًا أن نفعل ذلك. وهو يعد بالاستماع عندما نفعل!



1. MAXAAN U TUKANAA? 

 Why should we pray?

 لماذا نصلي؟


2. SIDEEN U TUKANAA? 

How should we pray?

 كيف نصلي؟


3. MAXAANU KA BARINAA?  

What should we pray about? 

 عن ماذا يجب ان نصلي؟



4. GOORMAANU TUKANAA/BARINAA?

 When should we pray?

 متى نصلي؟


5. XAGEEN KU TUKANAA/BARINAA? 

Where should we pray? 

 اين نصلي؟


6. MA JIRAA HAB GAAR AH MARKAAN TUKANEYNO?

 Is there a special posture we should have when we pray?

 هل هناك وضعية خاصة يجب أن نتخذها عندما نصلي؟


7. MA HABOONTAHAY IN SI TOOS AH LOOGU TUKADO CIISE RUUXA QUDUUSKA IYO SIDOO KALE AABAHA?

 it appropriate to pray directly to Jesus and to the Holy Spirit as well as to the Father?

 هل من المناسب أن نصلي مباشرة ليسوع والروح القدس وكذلك للآب؟


8. ILLAAH MIYUU MAQLAA BARYADEENA OO MAKA JAWAABAA? 

Does God hear and answer our prayers? 

 هل يسمع الله صلواتنا ويستجيب لها؟


9. MA JIRAA TUSAALOOYIN GAAR AH OO KU JIRA KITAABKA QUDUUSKA AH EE JAWAABAHA ILLAAH EE TUKASHADA/BARYADA? 

Are there any specific examples in the Bible of God's answers to prayer? 

 هل توجد أمثلة محددة في الكتاب المقدس على استجابات الله للصلاة؟


10. MA JIRAAN WAXYAABO SABABI KARA IN ILLAAH UUSAN UUSAN UGA JAWAABIN BARYADAYADA SIDA AAN DOONEYNO? 

Are there any things that might cause God not to answer our prayers in the way we desire?

 هل هناك أشياء قد تجعل الله لا يستجيب صلواتنا بالطريقة التي نرغب فيها؟


11. TAN MICNEHEEDA MA WAXA WEEYE IN BARYADAYADA AAN LA AJIIBI DOONIN ILLAA AAN KAWADA BAXNO DAMBIGA IYO DACIIFNIMADA SHAQSIYADEED MOOYEE?

 Does this mean that our prayers will not be answered unless we are totally free from sin and personal weaknesses?

 هل هذا يعني أن صلواتنا لن يتم الرد عليها إلا إذا كنا متحررين تمامًا من الخطيئة والضعف الشخصي؟


12. MAJIRAA SABAB KALE (OO AAN AHAYN KUWAAN KOR KUSOO SHEEGNAY ) OO UU ILLAAH INOO SIINEYN WAXA AAN WEEYDIISANNO?

 Are there any other reasons (besides those referred to above) why God might not grant us what we ask for?

 هل هناك أي أسباب أخرى (غير تلك المذكورة أعلاه) لماذا قد لا يمنحنا الله ما طلبه؟


13. TUKASHADA/BARYADA UGU HOREYNBA MIYEY TAHAY ARIN AAN WEYDIISANO ILLAAH WAXYAALAHA AAN DOONEYNO AMABA AAN U BAAHANNAHAY? 

Is prayer primarily a matter of asking God for things we want or need?

 هل الصلاة هي في الأساس مسألة مطالبة الله بأشياء نريدها أو نحتاجها

 

14. MIYEEY WANAAGSAN TAHAY IN KALIDAA LA TUKADDO MISE IN DADKA KALE LALA TUKADDO? 

 Is it better to pray alone or to pray with others?

 هل الأفضل الصلاة بمفردها أم مع الآخرين؟


15.  MIYEY WACANTAHAY INAAN SOONNO MARKAAN TUKANEYNO? 

Is it desirable for us to fast when we pray? 

 هل يستحب أن نصوم ونحن نصلي؟


16. ILAAH MA WUXUU INA SIIYAA OO KALIYA WIXII AAN BARYADA/SALAADA KU WEYDIISANO? 

 Does God give us only those things we ask for in prayer?

 هل يهبنا الله فقط تلك الأشياء التي نطلبها في الصلاة؟


17. WAA MAXAY BARYADDA RABIGA? 

 What is meant by "The Lord's Prayer”?

 ماهي صلاة ربانية ؟

Previous Post Next Post