MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA GUURKA

 WHAT THE BIBLE TEACHES ABOUT MARRIAGE



ماذا يعلّمه الكتاب المقدس عن الزواج







Hordhac


Mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan nolosha Masiixiyiintu waa tan guurka iyo qoyska. Xitaa kuwa aan guursan waxay la falgalaan waalidiinta, walaalaha ama dadka kale ee is qaba, sidaa darteed qof walba wuxuu ka faa'iideysan karaa barashada waxa Kitaabka Quduuska ahi ka sheegayo mowduucan. Caadooyinka guurku aad ayey ugu kala duwan yihiin hal meel ama waqti kale, laakiin waxaa jira xaqiiqooyin aasaasi ah oo ku habboon dadka meel kasta oo ay joogaan.


U akhri si taxaddar leh waxa Kitaabka Quduuska ahi ka sheegayo xiriirka habboon ee ka dhexeeya ragga iyo afooyinka iyo waalidiinta iyo carruurtooda.






Introduction

One of the most important areas of Christian living is that of marriage and the family. Even those who do not marry do interact with parents, brothers and sisters or with other people who are married, so everyone can profit from learning what the Bible teaches about this subject. Marriage customs differ greatly from one place or time to another, but there are some fundamental truths which are relevant for people everywhere. 

Read thoughtfully what the Bible says about the proper relationship between husbands and wives and between parents and their children.




ماذا يعلّمه الكتاب المقدس عن الزواج




المقدمة

يعتبر الزواج والأسرة من أهم مجالات الحياة المسيحية. حتى أولئك الذين لا يتزوجون يتفاعلون مع الوالدين والإخوة والأخوات أو مع أشخاص آخرين متزوجين ، لذلك يمكن للجميع الاستفادة من تعلم ما يعلمه الكتاب المقدس حول هذا الموضوع. تختلف عادات الزواج اختلافًا كبيرًا من مكان أو وقت إلى آخر ، ولكن هناك بعض الحقائق الأساسية التي تهم الناس في كل مكان.

اقرأ بتمعن ما يقوله الكتاب المقدس عن العلاقة الصحيحة بين الأزواج والزوجات وبين الوالدين وأطفالهم.






1. HALKEE BUU KA YIMID FIKIRKA GUURKA? 

 Where did the idea of marriage come from? 

 من أين أتت فكرة الزواج؟


2. QOFKASTAAHI MA INUU GUURASADAA? 

 Should everyone seek to be married? 

هل يجب على الجميع أن يسعى للزواج؟


3. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA INAGA BARAYAA DOORKA NINKU UU KU LEEYAHAY GURIGA/GUURKA? 

What does the Bible teach about the husband's role in marriage? 

ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن دور الزوج في الزواج؟


4. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH INAGA BARAYAA DOORKA DUMARKA EE GUURKA? 

 What does the Bible teach about the wife's role in marriage?

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن دور الزوجة في الزواج؟


5.SIDEE U TAHAY XIRIIRKA NINKA IYO XAASKIISA KA DHEXEEYA SIDA XIRIIRKA ILLAAH IYO DADKIISA UU DOORTAY IYO MASIIXA IYO RUMEYSTAYAASHIISA? 

How is the relationship between a husband and wife like the relationship between God and his chosen people and the relationship between Christ and believers? 

كيف تكون العلاقة بين الزوج والزوجة مثل العلاقة بين الله وشعبه المختار والعلاقة بين المسيح والمؤمنين؟


6. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA DAACADNIMADA LAMAANAHAYAGA GUURKA? 

 What does the Bible teach about faithfulness to our marriage partners? 

ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الامانة لشركائنا في الزواج؟


7. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AHI NAGA BARAYAA FURRIINKA? 

What does the Bible teach about divorce? 

ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الطلاق؟


8. RUMAYSTAHA MAXAA LA GUDBOON HADII UUSAN LAMAANIHIISU AHAYN MID RUMEYSAN CIISE MASIIX? 

What should a believer do if his or her partner is not a believer?

 ماذا يفعل المؤمن إذا كان شريكه غير مؤمن؟


9. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AHI NAGA BARAYAA GUURKA IN KA BADAN HAL REER? 

What does the Bible teach about having more than one marriage partner?

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الزواج بأكثر من زواج؟


10. MUXUU NAGA BARAYAA KITAABKA QUDUUSKA AH GUURKA DHANKA JIRKA (GALMADA)?

 What does the Bible teach about the physical (sexual) side of marriage? 

ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الجانب الجسدي (الجنسي) للزواج؟


11. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA GUURKA DADKA ISKU JINSIGA AH? 

 What does the Bible teach about same-sex marriage?

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن زواج المثليين؟


12. MUXUU KITAABKA QUDUUS AHI NAGA BARAYAA DHALMADA? 

 What does the Bible teach about having children?

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن إنجاب الأطفال؟


13. MAXAY TAHAY IN WAALIDKU U SAMEEYO CARUURTOODA? 

 What should parents do for their children? 

ماذا يجب أن يفعل الآباء لأبنائهم؟

Previous Post Next Post