MUXUU KITAABKA QUDUUSKA INAGA BARAYAA DOORKA NINKU UU KU LEEYAHAY GURIGA/GUURKA?

What does the Bible teach about the husband's role in marriage?



ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن دور الزوج في الزواج؟



MUXUU KITAABKA QUDUUSKA INAGA BARAYAA DOORKA NINKU UU KU LEEYAHAY GURIGA/GUURKA?

Ninku waa madaxa afada waana inuu naagtiisa U jeclaadaa sida Masiixu u jeclaaday Kaniisadda,

Aroosadiisii ​​ruuxiga ahayd, oo naftiisa Uu U huray iyada kaniisadda.


TIXRAACA KITAABKA QUDUUSKA AH:

23 Waayo, ninku waa madaxa afada sida Masiixuba u yahay madaxa kiniisadda isagoo ah badbaadiyaha jidhka.

25 Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed,

28 Haddaba sidaas oo kale nimanka waxaa ku waajib ah inay afooyinkooda u jeclaadaan sida jidhkooda oo kale. Waayo, kii afadiisa jeclaadaa wuxuu jeclaadaa nafsaddiisa

EFESOS 5

Nimankow, idinkuna sidaas oo kale afooyinkiinna aqoon kula dhaqma sidii iyagoo ah weel tabardaran, oo iyaga maamuusa sida kuwa idinla dhaxla nimcada nolosha, si aan baryadiinna loo hor joogsan.

1 BUTROS 3




What does the Bible teach about the husband's role in marriage?

The husband is the head of the wife and should love his wife just as Christ loved the church,

his spiritual bride, and sacrificed his life for her.

Scripture References

For the husband is the head of the wife even as Christ is the head of the church . . .

Husbands, love your wives, as Christ loved the church and gave himself up for her . . . In the

same way husbands should love their wives as their own bodies. He who loves his wife loves

himself. (Ephesians 5:23,25,28)

Husbands, live with your wives in an understanding way, showing honor to the woman as the

weaker vessel, since they are heirs with you of the grace of life, so that your prayers may not

be hindered. (1 Peter 3:7)



ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن دور الزوج في الزواج؟

الزوج هو رأس الزوجة ويجب أن يحب زوجته كما أحب المسيح الكنيسة ،

عروسه الروحية ، وضحى بحياته من أجلها


مراجع الكتاب المقدس
23  لأَنَّ الرَّجُلَ هُوَ رَأْسُ الْمَرْأَةِ كَمَا أَنَّ الْمَسِيحَ أَيْضاً رَأْسُ الْكَنِيسَةِ، وَهُوَ مُخَلِّصُ الْجَسَدِ.
25  أَيُّهَا الرِّجَالُ، أَحِبُّوا نِسَاءَكُمْ كَمَا أَحَبَّ الْمَسِيحُ أَيْضاً الْكَنِيسَةَ وَأَسْلَمَ نَفْسَهُ لأَجْلِهَا،
28  كَذَلِكَ يَجِبُ عَلَى الرِّجَالِ أَنْ يُحِبُّوا نِسَاءَهُمْ كَأَجْسَادِهِمْ. مَنْ يُحِبُّ امْرَأَتَهُ يُحِبُّ نَفْسَهُ.

أفسس 5


 كَذَلِكُمْ أَيُّهَا الرِّجَالُ كُونُوا سَاكِنِينَ بِحَسَبِ الْفِطْنَةِ مَعَ الإِنَاءِ النِّسَائِيِّ كَالأَضْعَفِ، مُعْطِينَ إِيَّاهُنَّ كَرَامَةً كَالْوَارِثَاتِ أَيْضاً مَعَكُمْ نِعْمَةَ الْحَيَاةِ، لِكَيْ لاَ تُعَاقَ صَلَوَاتُكُمْ.

بطرس 3 1