QOFKASTAAHI MA INUU GUURASADAA?

 Should everyone seek to be married?


هل يجب على الجميع أن يسعى للزواج؟







QOFKASTAAHI MA INUU GUURASADAA?

Maaha qasab. Baybalku wuxuu aad u amaanayaa guurka laakiin wuxuu kaloo aqoonsan yahay in dadka qaar doortaan inaysan guursan sababo wanaagsan oo daacad ah oo Eebbe aqbalo.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

22 Ku alla kii afo helaa wuxuu helaa wax wanaagsan, Oo Rabbigana raallinimuu ka helaa.

MAAHMAAHYADII 18


10 Bal yaa heli kara naag wanaagsan? Waayo, qiimaheedu waa ka sii badan yahay xataa luul.
11 Waayo, qalbiga ninkeedu iyaduu isku halleeyaa, Oo isagu innaba uma baahnaan doono wax booli ah.

MAAHMAAHYADII 31


32 Waxaan jeclaan lahaa inaad welwel la'aataan. Kii aan guursanin wuxuu u welwelaa waxyaalaha Rabbiga, siduu Rabbiga uga farxin lahaa.
33 Laakiin kii guursaday wuxuu u welwelaa waxyaalaha dunida siduu afadiisa uga farxin lahaa.
34 Afada iyo bikraddu waa kala duwan yihiin. Tii aan la qabinu waxay u welweshaa waxyaalaha Rabbiga si ay quduus uga ahaato xagga jidhka iyo xagga ruuxa. Tii guursatay waxay u welweshaa waxyaalaha dunida si ay ninkeeda uga farxiso.
35 Tan waxaan idinku leeyahay waxtarkiinna aawadii ee ma aha inaan qool idin geliyo, laakiin in waxa roon la arko iyo inaad Rabbiga u adeegtaan kalajeedsadla'aan.

1 KORINTOS 7





Should everyone seek to be married?

Not necessarily. The Bible highly commends marriage but also recognizes that some persons choose not to marry for good and sincere reasons which are acceptable to God.

Scripture References

"He who finds a wife finds what is good and receives favor from the LORD.” Proverbs 18:22

"A wife of noble character . . . is worth far more than rubies. Her husband has full confidence in her and lacks nothing of value.” Proverbs 31:10-11

"An unmarried man is concerned about the Lord's affairs--how he can please the Lord. But a married man is concerned about the affairs of this world--how he can please his wife--and his interests are divided. An unmarried woman or virgin is concerned about the Lord's affairs: Her aim is to be devoted to the Lord in both body and spirit. But a married woman is concerned about the affairs of this world--how she can please her husband. I am saying this for your own good, not to restrict you, but that you may live in a right way in undivided devotion to the Lord.” 1 Corinthians 7:32-35










هل يجب على الجميع أن يسعى للزواج؟


ليس بالضرورة. يثني الكتاب المقدس بشدة على الزواج ولكنه يعترف أيضًا بأن بعض الأشخاص يختارون عدم الزواج لأسباب جيدة 
 وصادقة مقبولة عند الله.




مراجع الكتاب المقدس

22  مَنْ يَجِدُ زَوْجَةً يَجِدُ خَيْراً وَيَنَالُ رِضًى مِنَ الرَّبِّ.

الأمثال 18


10  اِمْرَأَةٌ فَاضِلَةٌ مَنْ يَجِدُهَا؟ لأَنَّ ثَمَنَهَا يَفُوقُ اللَّآلِئَ.
11  بِهَا يَثِقُ قَلْبُ زَوْجِهَا فَلاَ يَحْتَاجُ إِلَى غَنِيمَةٍ.

الأمثال 31


32  فَأُرِيدُ أَنْ تَكُونُوا بِلاَ هَمٍّ. غَيْرُ الْمُتَزَوِّجِ يَهْتَمُّ فِي مَا لِلرَّبِّ كَيْفَ يُرْضِي الرَّبَّ
33  وَأَمَّا الْمُتَزَوِّجُ فَيَهْتَمُّ فِي مَا لِلْعَالَمِ كَيْفَ يُرْضِي امْرَأَتَهُ.
34  إِنَّ بَيْنَ الزَّوْجَةِ وَالْعَذْرَاءِ فَرْقاً: غَيْرُ الْمُتَزَوِّجَةِ تَهْتَمُّ فِي مَا لِلرَّبِّ لِتَكُونَ مُقَدَّسَةً جَسَداً وَرُوحاً. وَأَمَّا الْمُتَزَوِّجَةُ فَتَهْتَمُّ فِي مَا لِلْعَالَمِ كَيْفَ تُرْضِي رَجُلَهَا.
35  هَذَا أَقُولُهُ لِخَيْرِكُمْ لَيْسَ لِكَيْ أُلْقِيَ عَلَيْكُمْ وَهَقاً بَلْ لأَجْلِ اللِّيَاقَةِ وَالْمُثَابَرَةِ لِلرَّبِّ مِنْ دُونِ ارْتِبَاكٍ.

كورنثوس1 7



DIB U NOQO, GO BACk رجوع