MUXUU KITAABKA QUDUUSKA NAGA BARAYAA BADBAADADA? WHAT THE BIBLE TEACHES US ABOUT SALVATION?

WHAT THE BIBLE TEACHES US ABOUT SALVATION?

ماذا يعلمنا الكتاب المقدس عن الخلاص؟


Hordhac

Casharkii u dambeeyay WAA KUMA CIISE MASIIX waxaan ku baranay waxyaabihii yaabka badnaa ee uu Ciise Masiix ku hadlay iyo wixii uu sameeyey intii uu dhulka joogay. Si kastaba ha noqotee, waxaad isweydiin kartaa waxaas oo dhan oo adiga kugu saabsan. Waxaa laga yaabaa inaad is weydiisato: "Ciise miyuu u dhintay adiga badalkaaga ? Miyaan cafis ka heli karaa dembiyadayda oo dhan? Miyaan run ahaantii hubin karaa inaan weligeey Ciise sharaf kula noolaan doono?"

Casharkaan waxaad ku aqrin doontaa jawaabta Kitaabka Quduuska ah ee su'aalahaas.


Introduction
In the last lesson Who Is jesus we learned about the wonderful things that Jesus Christ said and did while he was on earth. However, you may wonder what all this has to do with you. You may be asking: "Did Jesus die in my place? Can I find forgiveness for all my sins? Can I really be sure that I will live forever with Jesus in glory?”
In this Lesson you will read the Bible's answer to those questions. 



المقدمة

تعلمنا في الدرس الأخير من هو يسوع عن الأشياء الرائعة التي قالها يسوع المسيح وفعلها عندما كان على الأرض. ومع ذلك ، قد تتساءل ما علاقة كل ذلك بك. قد تسأل: "هل مات يسوع في مكاني؟ هل يمكنني أن أجد الصفح عن جميع خطاياي؟ هل يمكنني التأكد من أنني سأعيش إلى الأبد مع يسوع في المجد؟"

ستقرأ في هذا الدرس إجابة الكتاب المقدس على تلك الأسئلة.





 What does it mean to be "saved”?

2. SIDEE ILLAAH INOO CAFIYI KARAA ANAGOO NALA CIQAABIN? 
 How can God forgive us without punishing us?
 كيف يغفر لنا الله دون أن يعاقبنا؟

3. ILLAAH MIYUU DHAAFAYAA DHAMAAN DAMBIYADEENA? 
 Is God actually willing to forgive all our sins?
 هل الله راغب فعلا في أن يغفر كل ذنوبنا؟

4. MAXAY TAHAY INAAN SAMEYNO SI AAN U HELNO BADBAADADAN CAJIIBKA AH?
 What must we do in order to receive this wonderful salvation?
 ماذا يجب أن نفعل لكي نحصل على هذا الخلاص الرائع؟


5. WAA MAXAY TOWBADKEEN? 
What does it mean to "repent”? 
 ماذا يعني التوبة؟

6. MIYAANU KASBAN KAREYNAA BADBAADADADA HADAAN SAMEYNO INTAAN KAREYNO OO DHAN NOLOL WANAAGSAN?
Can't we earn salvation by simply doing our best to live a good life?
 ألا يمكننا كسب الخلاص بمجرد بذل قصارى جهدنا لنعيش حياة جيدة؟

7. MAJIRAA WADO KALE OO LAGU NADBAADI KARO HADEYNAAN RUMEYSAN CIISE? 
 Is there another way to be saved if we do not believe in Jesus?
 هل هناك طريقة أخرى للخلاص إذا لم نؤمن بيسوع؟

8. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA NAGA BARAYAA INAAN DIB U DHALANO?
What does the Bible teach about being "born again”?
 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن "الولادة ثانية"؟

9. WAA MAXAY MICNAHA DIB U DHALASHADA? 
What does it mean to be born again? 
 ما ذا يعني  ليكون مولود مجددا؟

10. MAXAY MUHIIM U TAHAY INAAN DIB U DHALANO SI AAN BOQORTOOYADA SAMADA UGALNO?
 Why is it necessary for someone to be born again in order to enter the kingdom of heaven?
لماذا من الضروري أن يولد شخص مرة أخرى لدخول ملكوت السموات؟

11. WAA MAXAY BARAKOOYINKA WAA WEYN EE LASIYO MIDKASTA OO DIB UDHASHA? 
What great blessings are given to everyone who is born again?
 ما هي النعم العظيمة التي تُعطى لكل مولود ثانية؟

12. WAA MAXAY NOLOSHA WELIGEED AH GOORMEYSA BILAABMEYSAA? 
 What is eternal life and when does it begin?
 ما هي الحياة الأبدية ومتى تبدأ؟

13. HADII AAN RUMEYNO MASIIXA MEYEY MUHIIM INOO TAHAY INAAN DADKA KU HOR QIRANO OO NALAKU HOR BAABTIISO? 
 If we believe in Christ, is it important for us to confess our faith publicly and also to be baptized?
 إذا كنا نؤمن بالمسيح ، فهل من المهم بالنسبة لنا أن نعترف بإيماننا علنا ​​وأن نتعمد؟

14. MIYAANU WELIGEEN KU KALSOONAAN KAREYNAA INAAN WELIGEEN BADBAADEYNO?
 Can we be absolutely sure that we are saved for eternity?
 هل يمكن أن نكون على يقين تام من أننا مخلصون للأبد؟ 



Previous Post Next Post