HADII AAN RUMEYNO MASIIXA MEYEY MUHIIM INOO TAHAY INAAN DADKA KU HOR QIRANO OO NALAKU HOR BAABTIISO

If we believe in Christ, is it important for us to confess our faith publicly and also to be baptized?




إذا كنا نؤمن بالمسيح ، فهل من المهم بالنسبة لنا أن نعترف بإيماننا علنا ​​وأن نتعمد؟







HADII AAN RUMEYNO MASIIXA MEYEY MUHIIM INOO TAHAY INAAN DADKA KU HOR QIRANO OO NALAKU HOR BAABTIISO?

Haa. Qirashada guud ee iimaankeenna Ciise iyo baabtiiska biyaha labaduba waa muhiim. Si kastaba ha noqotee, waxaa jiri kara waqtiyo qofku dooranayo inuusan sameynin arin Guud  caqiido ah ama in isla markiiba la baabtiiso. Taasina waa mid wanaagsan, tusaale ahaan, markii arin guud oo caqiido ay kaa fogeyneyso qoyska ama markaa cusub tahay  isku daydo inaad gaarsiiso injiilka dadka kale. Ama aad sameysid  baabtiis dadweynaha hortooda  waxay ku dambayn kartaa cadho weyn oo guriga ka kaxaynaysa hooyo ama aabo ama dhallinyaradaba . Waa muhiim inaanaan dafirin Masiixa, laakiin waa inaan si taxaddar leh u doorano waqti iyo goob baabtiiskeenna.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


“Sidaa darteed mid walba oo igu qirta dadka hortiisa, anna waan ku qiran doonaa Aabbahayga jannada ku jira hortiisa.”
  — Mata 10:32 (SOM)
“Laakiin ku alla kii igu diida dadka hortiisa, anna waan ku diidi doonaa Aabbahayga jannada ku jira hortiisa.”
  — Mata 10:33 (SOM)

“Markaasaa Butros iyagii ku yidhi, Toobad keena, oo midkiin kasta ha lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix dembidhaafkiinna aawadiis, oo waxaad heli doontaan hadiyadda ah Ruuxa Quduuska ah.”
  — Fali 2:38 (SOM)




“Laakiin markay rumaysteen injiilka boqortooyada Ilaah iyo magaca Ciise Masiix oo Filibos ku wacdiyey ayaa iyaga rag iyo dumarba la baabtiisay.”
  — Fali 8:12 (SOM)







If we believe in Christ, is it important for us to confess our faith publicly and also to be baptized?
Yes. Public confession of our faith in Jesus and water baptism are both very important. However, there may be times when a person chooses not to make a public profession of faith or be baptized immediately. This might be true, for example, when a public profession of faith would alienate family or friends whom the new convert is trying to reach with the Gospel. Or a public baptism might result in significant persecution which would remove a mother or father or young person from their home.  It is important that we do not deny Christ, but we may have to be prudent in choosing a time and place for our baptism.
Scripture References
Jesus said, "Whoever acknowledges me before men, I will also acknowledge him before my Father in heaven. But whoever disowns me before men, I will disown him before my Father in heaven.” Matthew 10:32-33
"'Repent and be baptized, every one of you, in the name of Jesus Christ for the forgiveness of your sins.'” Acts 2:38

"When they believed Philip as he preached the good news of the kingdom of God and the name of Jesus Christ, they were baptized, both men and women.
Acts 8:12        



        إذا كنا نؤمن بالمسيح ، فهل من المهم بالنسبة لنا أن نعترف بإيماننا علنا ​​وأن نتعمد؟

نعم. الاعتراف العام بإيماننا بيسوع وعمودية الماء مهمان جدًا. ومع ذلك ، قد تكون هناك أوقات يختار فيها الشخص عدم ممارسة مهنة الإيمان العامة أو أن يعتمد على الفور. قد يكون هذا صحيحًا ، على سبيل المثال ، عندما تؤدي مهنة الإيمان العامة إلى إبعاد العائلة أو الأصدقاء الذين يحاول المتحوّل الجديد الوصول إليهم مع الإنجيل. أو قد تؤدي المعمودية العامة إلى اضطهاد كبير من شأنه أن يزيل الأم أو الأب أو الشاب من منزلهم. من المهم ألا ننكر المسيح ، ولكن قد يتعين علينا أن نكون حذرين في اختيار الزمان والمكان لمعموديتنا.

مراجع الكتاب المقدس

“ فَكُلُّ مَنْ يَعْتَرِفُ بِي قُدَّامَ النَّاسِ أَعْتَرِفُ أَنَا أَيْضاً بِهِ قُدَّامَ أَبِي الَّذِي فِي السَّمَاوَاتِ”
  — متى  10:32 (العربية)
“ وَلَكِنْ مَنْ يُنْكِرُنِي قُدَّامَ النَّاسِ أُنْكِرُهُ أَنَا أَيْضاً قُدَّامَ أَبِي الَّذِي فِي السَّمَاوَاتِ.”
  — متى  10:33 (العربية)



“ فَقَالَ لَهُمْ بُطْرُسُ: «تُوبُوا وَلْيَعْتَمِدْ كُلُّ وَاحِدٍ مِنْكُمْ عَلَى اسْمِ يَسُوعَ الْمَسِيحِ لِغُفْرَانِ الْخَطَايَا فَتَقْبَلُوا عَطِيَّةَ الرُّوحِ الْقُدُسِ.”
  — أعمال الرسل  2:38 (العربية)


“  وَلَكِنْ لَمَّا صَدَّقُوا فِيلُبُّسَ وَهُوَ يُبَشِّرُ بِالْأُمُورِ الْمُخْتَصَّةِ بِمَلَكُوتِ اللهِ وَبِاسْمِ يَسُوعَ الْمَسِيحِ اعْتَمَدُوا رِجَالاً وَنِسَاءً.”
  — أعمال الرسل  8:12 (العربية)



DIB U NOQO, GO BACK, عد إلى الوراء