MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA DAACADNIMADA LAMAANAHAYAGA GUURKA?

  What does the Bible teach about faithfulness to our marriage partners?

 



ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الامانة لشركائنا في الزواج؟






MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA DAACADNIMADA LAMAANAHAYAGA GUURKA?

Lamaanayaasha guurku waa inay daacad isu ahaadaan mar walba iyo si walba.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

14 Waa inaanad sinaysan. 

BAXNIINTII 20


18 Ishaadu ha barakaysnaato, Oo naagtaadii aad yaraanta ku guursatay ku faraxsanow.
19 Iyadu ha kuu ahaato sida deerada jacaylka badan iyo sida cawsha quruxsan, Goor walbana naasaheedu ha ku deeqeen Oo had iyo goorna jacaylkeeda ku faraxsanow.
20 Haddaba wiilkaygiiyow, bal maxaad naag qalaad ugu faraxsanaanaysaa, Maxaadse naag shisheeye ah naasaheeda u qabsanaysaa?

MAAHMAAHYADII 5


15 Oo miyuusan mid ka dhigin in kastoo uu lahaa waxa ruuxa ka hadhay? Oo muxuu mid uga dhigay? Isagu wuxuu doonayay farcan Ilaah caabuda. Sidaas daraaddeed iska jira, oo midkiinna yuusan khiyaano kula macaamiloon naagtii uu dhallinyaraanta ku guursaday.

MALAAKII 2


28 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay.

MATAYOS 5


Guurka hala wada maamuuso, oo sariirtuna yeynan nijaasoobin, maxaa yeelay, khaniisiinta iyo dhillayadaba Ilaah waa xukumi doonaa.

CIBRAANIYADA 13



What does the Bible teach about faithfulness to our marriage partners?

Marriage partners should be faithful to each other at all times and in every way.

Scripture References

You shall not commit adultery. (Exodus 20:14)

Rejoice in the wife of your youth . . . be intoxicated always in her love. Why should you be

intoxicated, my son, with a forbidden woman and embrace the bosom of an adulteress?

(Proverbs 5:18-20)

Guard yourselves in your spirit, and let none of you be faithless to the wife of your youth.

(Malachi 2:15)

Jesus said: “Everyone who looks at a woman with lustful intent has already committed

adultery with her in his heart.” (Matthew 5:28)

Let marriage be held in honor among all, and let the marriage bed be undefiled, for God will

judge the sexually immoral and adulterous. (Hebrews 13:4)




ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الامانة لشركائنا في الزواج؟

يجب أن يكون الشركاء في الزواج مخلصين لبعضهم البعض في جميع الأوقات وبكل طريقة.


مراجع الكتاب المقدس


14  لا تَزْنِ.

لخروج 20


18  لِيَكُنْ يَنْبُوعُكَ مُبَارَكاً وَافْرَحْ بِامْرَأَةِ شَبَابِكَ
19  الظَّبْيَةِ الْمَحْبُوبَةِ وَالْوَعْلَةِ الزَّهِيَّةِ. لِيُرْوِكَ ثَدْيَاهَا فِي كُلِّ وَقْتٍ وَبِمَحَبَّتِهَا اسْكَرْ دَائِماً.
20  فَلِمَاذَا تُفْتَنُ يَا ابْنِي بِأَجْنَبِيَّةٍ وَتَحْتَضِنُ غَرِيبَةً

الأمثال 5


15  أَفَلَمْ يَفْعَلْ وَاحِدٌ وَلَهُ بَقِيَّةُ الرُّوحِ؟ وَلِمَاذَا الْوَاحِدُ؟ طَالِباً زَرْعَ اللَّهِ. فَاحْذَرُوا لِرُوحِكُمْ وَلاَ يَغْدُرْ أَحَدٌ بِامْرَأَةِ شَبَابِهِ.

ملاخي 2


28  وَأَمَّا أَنَا فَأَقُولُ لَكُمْ: إِنَّ كُلَّ مَنْ يَنْظُرُ إِلَى امْرَأَةٍ لِيَشْتَهِيَهَا فَقَدْ زَنَى بِهَا فِي قَلْبِهِ.

متى 5


 لِيَكُنِ الزِّوَاجُ مُكَرَّماً عِنْدَ كُلِّ وَاحِدٍ، وَالْمَضْجَعُ غَيْرَ نَجِسٍ. وَأَمَّا الْعَاهِرُونَ وَالزُّنَاةُ فَسَيَدِينُهُمُ اللهُ.

العبرانيين 13