MAXAY TAHAY IN WAALIDKU U SAMEEYO CARUURTOODA?

 What should parents do for their children?



ماذا يجب أن يفعل الآباء لأبنائهم؟



MAXAY TAHAY IN WAALIDKU U SAMEEYO CARUURTOODA?

Waalidiintu waa inay carruurtooda wax baraan, oo u duceeyaan, oo jacayl ku edbiyaan, wax siiyaan,

oo ugunoqdaan tusaalayaal wanaagsan oo ku saabsan  nolosha Masiixiyada.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA :

Ilmo u rabbee siduu ku socon lahaa, Oo isna xataa markuu gaboobo kama leexan doono.

MAAHMAAHYADII 22


Oo erayadan aan maanta kugu amrayo ha ku sii jireen qalbigaaga.
Oo waa inaad carruurtaada aad u bartaa oo aad kula hadashaa markaad gurigaaga fadhido, iyo markaad jid marto, iyo markaad jiifto, iyo markaad sara joogtaba.

SHARCIGA KUNOQOSHADA 6


1. Haddaba waxaa soo dhowaaday wakhtigii Daa'uud dhiman lahaa; oo wuxuu amray wiilkiisii Sulaymaan oo ku yidhi,
Anigu waxaan marayaa jidka dadka dhulka oo dhan; haddaba xoog yeelo, oo raganimadaada muuji,
oo Rabbiga Ilaahaaga ahna amarkiisa xaji, si aad jidadkiisa ugu socoto, oo aad u dhawrto qaynuunnadiisa, iyo amarradiisa, iyo xukummadiisa, iyo markhaatifurkiisa, si waafaqsan waxa ku qoran sharciga Muuse inaad ku liibaantid waxa aad samaynaysid oo dhan, iyo meel kastoo aad u jeesatoba;

BOQORRADII KOWAAD 2


17 Wiilkaaga edbi, oo isna wuu ku nasin doonaa, Haah, naftaada wuu ka farxin doonaa.

MAAHMAAHYADII 29


Aabbayaashow, carruurtiinna ha ka cadhaysiinina, laakiinse waxaad ku korisaan edbinta iyo waanada Rabbiga.

EFESOS 6


12 Waayo, Rabbigu ninkuu jecel yahay wuu canaantaa Sida aabbe u canaanto wiilkii uu ku faraxsan yahay.

MAAHMAAHYADII 3









What should parents do for their children?

Parents should teach their children, pray for them, discipline them in love, provide for them,

and serve as good examples of how to live as a Christian.

Scripture References

Train up a child in the way he should go; even when he is old he will not depart from it.

(Proverbs 22:6)

These words that I command you today shall be on your heart. You shall teach them

diligently to your children, and shall talk of them when you sit in your house, and when you

walk by the way, and when you lie down, and when you rise. (Deuteronomy 6:6-7)

David said to his son Solomon: “Be strong, and show yourself a man, and keep the charge of

the LORD your God, walking in his ways, and keeping his statutes, his commandments . . .

that you may prosper in all that you do and wherever you turn.” (1 Kings 2:2-3)

Discipline your son, and he will give you rest; he will give delight to your heart. (Proverbs

29:17)

Fathers, do not provoke your children to anger, but bring them up in the discipline and

instruction of the Lord. (Ephesians 6:4)

The LORD reproves him whom he loves as a father the son in whom he delights. (Proverbs

3:12)





ماذا يجب أن يفعل الآباء لأبنائهم؟


يجب على الآباء تعليم أولادهم ، والصلاة من أجلهم ، وتأديبهم بالمحبة ، وإعالتهم ،

وتكون بمثابة أمثلة جيدة لكيفية العيش كمسيحي.

 

مراجع الكتاب المقدس

 رَبِّ الْوَلَدَ فِي طَرِيقِهِ فَمَتَى شَاخَ أَيْضاً لاَ يَحِيدُ عَنْهُ.

الأمثال 22


 وَلتَكُنْ هَذِهِ الكَلِمَاتُ التِي أَنَا أُوصِيكَ بِهَا اليَوْمَ عَلى قَلبِكَ
 وَقُصَّهَا عَلى أَوْلادِكَ وَتَكَلمْ بِهَا حِينَ تَجْلِسُ فِي بَيْتِكَ وَحِينَ تَمْشِي فِي الطَّرِيقِ وَحِينَ تَنَامُ وَحِينَ تَقُومُ

التثنية 6


لَمَّا قَرُبَتْ أَيَّامُ وَفَاةِ دَاوُدَ أَوْصَى سُلَيْمَانَ ابْنَهُ:
 [أَنَا ذَاهِبٌ فِي طَرِيقِ الأَرْضِ كُلِّهَا. فَتَشَدَّدْ وَكُنْ رَجُلاً.
 اِحْفَظْ شَعَائِرَ الرَّبِّ إِلَهِكَ إِذْ تَسِيرُ فِي طُرُقِهِ وَتَحْفَظُ فَرَائِضَهُ وَصَايَاهُ وَأَحْكَامَهُ وَشَهَادَاتِهِ كَمَا هُوَ مَكْتُوبٌ فِي شَرِيعَةِ مُوسَى، لِتُفْلِحَ فِي كُلِّ مَا تَفْعَلُ وَحَيْثُمَا تَوَجَّهْتَ.

الملوك الأول 2


17  أَدِّبِ ابْنَكَ فَيُرِيحَكَ وَيُعْطِيَ نَفْسَكَ لَذَّاتٍ.

الأمثال 29


 وَأَنْتُمْ أَيُّهَا الآبَاءُ، لاَ تُغِيظُوا أَوْلاَدَكُمْ، بَلْ رَبُّوهُمْ بِتَأْدِيبِ الرَّبِّ وَإِنْذَارِهِ.

أفسس 6


12  لأَنَّ الَّذِي يُحِبُّهُ الرَّبُّ يُؤَدِّبُهُ وَكَأَبٍ بِابْنٍ يُسَرُّ بِهِ.

الأمثال 3