RUMAYSTAHA MAXAA LA GUDBOON HADII UUSAN LAMAANIHIISU AHAYN MID RUMEYSAN CIISE MASIIX?

 What should a believer do if his or her partner is not a believer?



ماذا يفعل المؤمن إذا كان شريكه غير مؤمن؟



RUMAYSTAHA MAXAA LA GUDBOON HADII UUSAN LAMAANIHIISU AHAYN MID RUMEYSAN CIISE MASIIX?

Rumaystayaashu waa inaysan raadin furriin haddii lammaanahooda aan rumaysadka lahayn diyaar u yihiin inay siiwada noolaadaan iyaga
Dumarka rumaystayaasha ahi waa inay ugu hoggaansamaan nimankooda aan rumeystayaasha ahayn wax walba oo
xalaal ah oo ku habboon oo ay ku sii jiri karto nolol nadiif ah oo quduus ah.

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

Sidaas oo kalena, dumar yahow, nimankiinna ka dambeeya in xataa haddii qaar uusan erayga addeecin ay erayga la'aantiis ku soo hanuunsamaan dabiicadda afooyinkooda,
markay arkaan dabiicaddiinna daahirsan ee cabsida leh.

1 BUTROS 3


12 Kuwa kale anigu waxaan ku leeyahay ee ma aha Rabbiga, Hadduu mid walaal ah qabo afo aan rumaysanayn, oo ayna raalli ka tahay inay la joogto, yaanu ka tegin.
13 Oo afadii nin aan rumaysanayni qabo oo isna raalli ka yahay inuu la joogo, yaanay ninkeeda ka tegin.
14 Waayo, ninka aan rumaysanayni wuxuu quduus ku noqdaa xagga naagta, oo naagta aan rumaysanaynina waxay quduus ku noqotaa xagga ninka rumaysan, haddii kale carruurtiinna wasakh bay ahaan lahaayeen, laakiin haatan waa quduus.
15 Laakiin haddii kan aan rumaysanayni tago, ha iska tago. Waxaas oo kale walaalka ama walaashu uma xidhxidhna. Ilaah wuxuu inoogu yeedhay nabad.

1 KORINTOS 7




What should a believer do if his or her partner is not a believer?

Believers should not seek a divorce if their unbelieving partners are willing to continue living

with them. Believing wives should be submissive to their unbelieving husbands in all things

lawful and appropriate and continue to live pure and holy lives.

Scripture References

Wives, be subject to your own husbands, so that even if some do not obey the word, they may

be won without a word by the conduct of their wives--when they see your respectful and pure

conduct. (1 Peter 3:1,2)

If any brother has a wife who is an unbeliever, and she consents to live with him, he should

not divorce her. If any woman has a husband who is an unbeliever, and he consents to live

with her, she should not divorce him . . . But if the unbelieving partner separates, let it be so.

In such cases the brother or sister is not enslaved. (1 Corinthians 7:12-15)





ماذا يفعل المؤمن إذا كان شريكه غير مؤمن؟

لا ينبغي للمؤمنين أن يطلبوا الطلاق إذا كان شركاؤهم غير المؤمنين راغبين في الاستمرار في الحياة

معهم. على الزوجات المؤمنات أن يخضعن لأزواجهن الكافرين في كل شيء

شرعية ومناسبة وتستمر في عيش حياة طاهرة ومقدسة.

مراجع الكتاب المقدس

ذَلِكُنَّ أَيَّتُهَا النِّسَاءُ كُنَّ خَاضِعَاتٍ لِرِجَالِكُنَّ، حَتَّى وَإِنْ كَانَ الْبَعْضُ لاَ يُطِيعُونَ الْكَلِمَةَ، يُرْبَحُونَ بِسِيرَةِ النِّسَاءِ بِدُونِ كَلِمَةٍ،
 مُلاَحِظِينَ سِيرَتَكُنَّ الطَّاهِرَةَ بِخَوْفٍ.

بطرس 1 3


12  وَأَمَّا الْبَاقُونَ فَأَقُولُ لَهُمْ أَنَا لاَ الرَّبُّ: إِنْ كَانَ أَخٌ لَهُ امْرَأَةٌ غَيْرُ مُؤْمِنَةٍ وَهِيَ تَرْتَضِي أَنْ تَسْكُنَ مَعَهُ فَلاَ يَتْرُكْهَا.
13  وَالْمَرْأَةُ الَّتِي لَهَا رَجُلٌ غَيْرُ مُؤْمِنٍ وَهُوَ يَرْتَضِي أَنْ يَسْكُنَ مَعَهَا فَلاَ تَتْرُكْهُ.
14  لأَنَّ الرَّجُلَ غَيْرَ الْمُؤْمِنِ مُقَدَّسٌ فِي الْمَرْأَةِ وَالْمَرْأَةُ غَيْرُ الْمُؤْمِنَةِ مُقَدَّسَةٌ فِي الرَّجُلِ - وَإِلاَّ فَأَوْلاَدُكُمْ نَجِسُونَ. وَأَمَّا الآنَ فَهُمْ مُقَدَّسُونَ.
15  وَلَكِنْ إِنْ فَارَقَ غَيْرُ الْمُؤْمِنِ فَلْيُفَارِقْ. لَيْسَ الأَخُ أَوِ الأُخْتُ مُسْتَعْبَداً فِي مِثْلِ هَذِهِ الأَحْوَالِ. وَلَكِنَّ اللهَ قَدْ دَعَانَا فِي السَّلاَمِ

كورنثوس 1 7



DIB U NOQO, GO BACk رجوع