MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AHI NAGA BARAYAA FURRIINKA?

What does the Bible teach about divorce?


ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الطلاق؟






MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AHI NAGA BARAYAA FURRIINKA?

Ilaah wuxuu ugu tala galay bilowgii in guurku ahaado mid aanan lakala tegin weligii 

Axdigii Hore

Laakiin waqtiyada qaar, Muuse wuxuu u oggolaaday dadka qaar inay furaan naagahooda naxariis darradooda awgeed ee ka imaaneysay qalbiyadooda. 

Waqtiga Axdiga Cusub, Ciise wuxuu dadka xusuusiyey in ujeeddada Ilaah ay ahayd

Bilowgii guurka inuu ahaa mid weligii aan lakala tagen.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

Wuxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, Muuse wuxuu idiinku fasaxay inaad naagihiinna furtaan qalbi engegnaantiinna aawadeed, laakiin bilowgii sidaas ma ay ahayn.
Waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii naagtiisa ku fura wax aan sino ahayn, oo mid kale guursadaa, wuu sinaystaa. Oo kii guursada tii la furay wuu sinaystaa

MATAYOS 19


Naagtii nin luhu sharcigay ugu xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiinse mar haddii ninku dhinto, way ka furan tahay sharcigii ninka.
Sidaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto

ROOMA 7




What does the Bible teach about divorce?

God intended from the beginning that marriage should be permanent. In Old Testament

times, however, Moses permitted some people to divorce their wives because of the hardness

of their hearts. In New Testament times, Jesus reminded people that God’s intention from the

beginning was that marriage was to be lifelong.

Scripture References

Jesus said: “Moses allowed you to divorce your wives, but from the beginning it was not so.

And I say to you: whoever divorces his wife, except for sexual immorality, and marries

another, commits adultery.” (Matthew 19:8-9)

For a married woman is bound by law to her husband while he lives, but if her husband dies

she is released from the law of marriage. Accordingly, she will be called an adulteress if she

lives with another man while her husband is alive. But if her husband dies, she is free from

that law, and if she marries another man she is not an adulteress. (Romans 7:2-3)



ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الطلاق؟

قصد الله منذ البداية أن يكون الزواج دائمًا. في العهد القديم

لكن مرات أباح موسى لبعض الناس تطليق زوجاتهم لقساوة

من قلوبهم. في زمن العهد الجديد ، ذكّر يسوع الناس بأن نية الله من

كانت البداية أن يكون الزواج مدى الحياة.


مراجع الكتاب المقدس

 قَالَ لَهُمْ: «إِنَّ مُوسَى مِنْ أَجْلِ قَسَاوَةِ قُلُوبِكُمْ أَذِنَ لَكُمْ أَنْ تُطَلِّقُوا نِسَاءَكُمْ. وَلَكِنْ مِنَ الْبَدْءِ لَمْ يَكُنْ هَكَذَا.
 وَأَقُولُ لَكُمْ: إِنَّ مَنْ طَلَّقَ امْرَأَتَهُ إِلاَّ بِسَبَبِ الزِّنَا وَتَزَوَّجَ بِأُخْرَى يَزْنِي وَالَّذِي يَتَزَوَّجُ بِمُطَلَّقَةٍ يَزْنِي».

متى 19


 فَإِنَّ الْمَرْأَةَ الَّتِي تَحْتَ رَجُلٍ هِيَ مُرْتَبِطَةٌ بِالنَّامُوسِ بِالرَّجُلِ الْحَيِّ. وَلَكِنْ إِنْ مَاتَ الرَّجُلُ فَقَدْ تَحَرَّرَتْ مِنْ نَامُوسِ الرَّجُلِ.
 فَإِذاً مَا دَامَ الرَّجُلُ حَيّاً تُدْعَى زَانِيَةً إِنْ صَارَتْ لِرَجُلٍ آخَرَ. وَلَكِنْ إِنْ مَاتَ الرَّجُلُ فَهِيَ حُرَّةٌ مِنَ النَّامُوسِ حَتَّى إِنَّهَا لَيْسَتْ زَانِيَةً إِنْ صَارَتْ لِرَجُلٍ آخَرَ.

رومية 7