MA JIRAA HAB GAAR AH MARKAAN TUKANEYNO?

Is there a special posture we should have when we pray?



هل هناك وضعية خاصة يجب أن نتخذها عندما نصلي؟





MA JIRAA HAB GAAR AH  MARKAAN TUKANEYNO? 

Maya. Marwalba waa inaan noqono kuwo taxadar leh, is-hoosaysiin, xushmad iyo daacadnimo markaan tukaneyno, laakiin majiro qaab gaar ah oo loobaahan yahay si aan ugu tukano qaab ilaahay raali kayahay. Waannu sujuudi karnaa, jilba joogsan karnaa, fadhiisan karnaa, istaagi karnaa, gacmaheenna kor u taagi karnaa, ama waxaan ku sujuudi karnaa dhulka marka aan tukanaynno. Dad badan, si kastaba ha noqotee, waxay dareemayaan in jilbaha loo tukado salaadda ay calaamad gaar ah u tahay daacadnimo iyo xushmad sidaas darteedna inta badan jilbaha u dhigta markay ku tukanayaan si gaar ah iyo inta badan si wadar ah sidoo kale.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA


Taas daraaddeed waxaan doonayaa in raggu meel walba ku tukado iyagoo gacmo quduus ah kor u qaadaya oo aan cadho iyo muran lahayn.

1 TIMOTEYOS 2:8 SOMB


Oo markii qurbaankii makhribka la gaadhay ayaan ka kacay is-hoosaysiintaydii, iyadoo dharkaygii iyo go'aygiiba jeexjeexan yihiin, markaasaan jilbajoogsaday oo gacmaha u horsaday Rabbiga Ilaahayga ah; kolkaasaan idhi, Ilaahayow, waan ka xishoonayaa oo waan ka yaxyaxayaa inaan wejigayga xaggaaga u soo jeedsho, waayo, Ilaahayow, xumaatooyinkayagii ayaa nagu batay, oo dembilahaanshahayagiina wuxuu kor ugu baxay samooyinka.

CESRAA 9:5‭-‬6 SOMB


Laakiin cashuurqaadihii meel fog ayuu ka istaagay, ma uuna doonaynin inuu indhihiisa cirka u qaado, laakiin laabtiisa ayuu garaacay isagoo leh, Ilaahow, ii naxariiso anigoo dembi leh.

LUUKOS 18:13 SOMB


Markaasaa Yehooshaafaad madaxa foororshay oo wejiga dhulka saaray, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuna Rabbiga hortiisay isku tuureen oo u sujuudeen.

TAARIIKHDII LABAAD 20:18 SOMB


Waxoogaa ayuu hore u socday, oo wejigiisuu u dhacay oo tukaday isagoo leh, Aabbow, hadday suurtowdo, koobkanu ha i dhaafo, hase ahaatee, yaanay noqon sidaan doonayo laakiin sidaad doonaysid ha noqoto.

MATAYOS 26:39 SOMB


Oo markii Sulaymaan dhammeeyey tukashadan iyo baryootankan uu Rabbiga baryay oo dhan ayuu ka kacay meeshii Rabbiga allabariga loogu bixin jiray horteeda iyo jilbajooggii uu jilbo joogay isagoo gacmaha xagga samada u fidinaya.

BOQORRADII KOWAAD 8:54 SOMB










Is there a special posture we should have when we pray?

No. We should always be thoughtful, humble, reverent and sincere when we pray, but there is no special posture required in order for us to pray in a way that pleases God.  We may bow, kneel, sit, stand, raise our hands, or lie prostrate on the ground when praying. Many people, however, feel that kneeling in prayer is a special sign of sincerity and reverence and therefore usually kneel when they pray in private and often in public as well.      

Scripture References

"I want men everywhere to lift up holy hands in prayer.” 1 Timothy 2:8 

"'I  . . .  fell on my knees with my hands spread out to the LORD my God and prayed.'”  Ezra 9:5-6 

"The tax-collector stood at a distance. He would not even look up to heaven, but beat his breast and  said, 'God, have mercy on me, a sinner.'” Luke 18:13

"[The king] bowed with his face to the ground, and all the people of Judah and Jerusalem fell down in worship before the LORD.” 2 Chronicles 20:18

"[Jesus] fell with his face to the ground and prayed.” Matthew 26:39

"When Solomon had finished all these prayers and supplications to the LORD, he rose from before the   altar of the LORD, where he had been kneeling with his hands spread out toward heaven.” 1 Kings 8:54








هل هناك وضعية خاصة يجب أن نتخذها عندما نصلي؟


لا. يجب أن نكون دائمًا مدروسين ومتواضعين وموقرين ومخلصين عندما نصلي ، ولكن لا توجد وضعية خاصة مطلوبة لكي نصلي بطريقة ترضي الله. قد نركع ، أو نجلس ، أو نقف ، أو نرفع أيدينا ، أو نسجد على الأرض عند الصلاة. ومع ذلك ، يشعر الكثير من الناس أن الركوع في الصلاة هو علامة خاصة على الإخلاص والاحترام ، وبالتالي عادة ما يركعوا عند الصلاة على انفراد وفي كثير من الأحيان في الأماكن العامة أيضًا.




مراجع الكتاب المقدس


فَأُرِيدُ أَنْ يُصَلِّيَ ٱلرِّجَالُ فِي كُلِّ مَكَانٍ ، رَافِعِينَ أَيَادِيَ طَاهِرَةً ، بِدُونِ غَضَبٍ وَلَا جِدَالٍ.

تِيمُوثَاوُسَ ٱلْأُولَى 2:8 AVD


وَعِنْدَ تَقْدِمَةِ ٱلْمَسَاءِ قُمْتُ مِنْ تَذَلُّلِي، وَفِي ثِيَابِي وَرِدَائِي ٱلْمُمَزَّقَةِ جَثَوْتُ عَلَى رُكْبَتَيَّ وَبَسَطْتُ يَدَيَّ إِلَى ٱلرَّبِّ إِلَهِي ، وَقُلْتُ: «ٱللَّهُمَّ، إِنِّي أَخْجَلُ وَأَخْزَى مِنْ أَنْ أَرْفَعَ يَا إِلَهِي وَجْهِي نَحْوَكَ، لِأَنَّ ذُنُوبَنَا قَدْ كَثُرَتْ فَوْقَ رُؤُوسِنَا ، وَآثَامَنَا تَعَاظَمَتْ إِلَى ٱلسَّمَاءِ .

عَزْرَا 9:5‭-‬6 AVD


وَأَمَّا ٱلْعَشَّارُ فَوَقَفَ مِنْ بَعِيدٍ، لَا يَشَاءُ أَنْ يَرْفَعَ عَيْنَيْهِ نَحْوَ ٱلسَّمَاءِ، بَلْ قَرَعَ عَلَى صَدْرِهِ قَائِلًا: ٱللهُمَّ ٱرْحَمْنِي، أَنَا ٱلْخَاطِئَ.

لُوقَا 18:13 AVD


فَخَرَّ يَهُوشَافَاطُ لِوَجْهِهِ عَلَى ٱلْأَرْضِ، وَكُلُّ يَهُوذَا وَسُكَّانُ أُورُشَلِيمَ سَقَطُوا أَمَامَ ٱلرَّبِّ سُجُودًا لِلرَّبِّ.

أَخْبَارِ ٱلثَّانِي 20:18 AVD


ثُمَّ تَقَدَّمَ قَلِيلًا وَخَرَّ عَلَى وَجْهِهِ، وَكَانَ يُصَلِّي قَائِلًا: «يَا أَبَتَاهُ، إِنْ أَمْكَنَ فَلْتَعْبُرْ عَنِّي هَذِهِ ٱلْكَأْسُ ، وَلَكِنْ لَيْسَ كَمَا أُرِيدُ أَنَا بَلْ كَمَا تُرِيدُ أَنْتَ ».

مَتَّى 26:39 AVD


وَكَانَ لَمَّا ٱنْتَهَى سُلَيْمَانُ مِنَ ٱلصَّلَاةِ إِلَى ٱلرَّبِّ بِكُلِّ هَذِهِ ٱلصَّلَاةِ وَٱلتَّضَرُّعِ، أَنَّهُ نَهَضَ مِنْ أَمَامِ مَذْبَحِ ٱلرَّبِّ، مِنَ ٱلْجُثُوِّ عَلَى رُكْبَتَيْهِ، وَيَدَاهُ مَبْسُوطَتَانِ نَحْوَ ٱلسَّمَاءِ،

اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 8:54 AVD






DIB U NOQO, GO BACk رجوع