SIDEEN U TUKANAA?

How should we pray? 




كيف نصلي؟





SIDEEN U TUKANAA? 

Waa inaan ku barinaa magaca Ciise. Ku tukashada magaca Ciise macnaheedu maahan inaan si fudud "u nidhaahno" magaca Ciise markaan tukano, laakiin taa badalkeeda waxaan ku baryaynaa  is-hoosaysiin, kalsooni iyo filasho wixii Ciise noo sameeyay awgood.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


Oo wax alla waxaad magacayga ku weyddiisataan, waan samayn doonaa in Aabbuhu ku ammaanmo Wiilka.

YOOXANAA 14:13 SOMB


Oo maalintaasna waxba ima weyddiin doontaan. Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Haddii aad wax uun weyddiisataan Aabbaha, magacayga ayuu idinku siin doonaa. Tan iyo imminka waxba magacayga kuma weyddiisan. Weyddiista, waanad heli doontaan, inay farxaddiinnu buuxsanto.

YOOXANAA 16:23‭-‬24 SOMB


Mar kasta Ilaaha Aabbaha ah wax walba mahad ugu naqa magaca Rabbigeenna Ciise Masiix.

EFESOS 5:20 SOMB





How should we pray?

We should pray in the name of Jesus. Praying in the name of Jesus does not mean that we simply "say” the name of Jesus when we pray. Rather, it means that we pray humbly, confidently and expectantly because of what Jesus has done for us.

Scripture References

Jesus said, "'I will do whatever you ask in my name, so that the Son may bring glory to the Father.'” John 14:13

Jesus said:  "'I tell you the truth, my Father will give you whatever you ask in my name. . . . Ask and you   will receive, and your joy will be complete.'” John 16:23-24

"Always [give] thanks to God the Father for everything, in the name of our Lord Jesus Christ.” Ephesians 5:20







كيف نصلي؟


يجب أن نصلي باسم يسوع. الصلاة باسم يسوع لا تعني أننا ببساطة "نقول" اسم يسوع عندما نصلي ، بل يعني أننا نصلي بتواضع وثقة وترقب بسبب ما فعله يسوع من أجلنا.


مراجع الكتاب المقدس


وَمَهْمَا سَأَلْتُمْ بِٱسْمِي فَذَلِكَ أَفْعَلُهُ لِيَتَمَجَّدَ ٱلْآبُ بِٱلِٱبْنِ.

يُوحَنَّا 14:13 AVD



وَفِي ذَلِكَ ٱلْيَوْمِ لَا تَسْأَلُونَنِي شَيْئًا. اَلْحَقَّ ٱلْحَقَّ أَقُولُ لَكُمْ: إِنَّ كُلَّ مَا طَلَبْتُمْ مِنَ ٱلْآبِ بِٱسْمِي يُعْطِيكُمْ . إِلَى ٱلْآنَ لَمْ تَطْلُبُوا شَيْئًا بِٱسْمِي. اُطْلُبُوا تَأْخُذُوا، لِيَكُونَ فَرَحُكُمْ كَامِلًا .

يُوحَنَّا 16:23‭-‬24 AVD


شَاكِرِينَ كُلَّ حِينٍ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ فِي ٱسْمِ رَبِّنَا يَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ ، لِلهِ وَٱلْآبِ.

أَفَسُسَ 5:20 AVD





DIB U NOQO, GO BACk رجوع