XAGEEN KU TUKANAA/ BARINAA?

Where should we pray?   




اين نصلي؟





XAGEEN KU TUKANAA/ BARINAA?

Waxaan ku tukan/Barin karnaa meelkasta waana hubaal in uu iIlaah maqlo baryadayada meelkasta oo aan jogno. Si kastaba ha noqotee, badanaa waxaa suurad wacan inaad haysatid meel xasilloon oo aan Ilaah ku barin karno innaga oo aan waxna ina mashquulin. Ciise laftiisu wuxuu aaday meelo xasilloon si uu keligiis ula joogi karo Aabbihiis jannada.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH

Daanyeelna markuu ogaaday in qorniinkii la saxeexay ayuu gurigiisii galay, haddaba daaqadihii qolkiisa oo xagga Yeruusaalem u jeeday way furnaayeen, oo saddex jeer buu maalintiiba jilbo joogsan jiray oo tukan jiray, oo Ilaahiis ku mahadnaqi jiray, siduu hore u yeeli jiray.

DAANYEEL 6:10 SOMB


Oo markii maalmahaasu noo dhammaadeen ayaannu ka tagnay oo sii soconnay; oo dhammaantood, iyaga iyo dumarkoodii iyo carruurtoodiiba, ayay na sii ambabbixiyeen ilaa magaalada dibaddeeda; markaasaannu xeebta ku jilba joogsannay oo tukannay,

FALIMAHA RASUULLADA 21:5 SOMB


Haddaba maalintii dambe intay safrayeen oo magaalada ku soo dhowaanayeen, ayaa Butros wuxuu tegey gurigii dushiisa inuu ku tukado abbaaraha saacaddii lixaad,

FALIMAHA RASUULLADA 10:9 SOMB


Laakiin adigu goortaad tukanaysid, qolkaaga qarsoon gal, oo goortaad albaabkaaga xidhid, Aabbahaaga meesha qarsoon ku jira bari, oo Aabbahaaga waxa qarsoon arka ayaa kuu abaalgudi doona.

MATAYOS 6:6 SOMB


Markaasuu, intuu ku noqday meelo cidla ah, ku tukaday.

LUUKOS 5:16 SOMB


Maalmahaas waxaa dhacay inuu buurta u baxay inuu tukado. Habeenkii oo dhan wuxuu waday inuu Ilaah u tukado.

LUUKOS 6:12 SOMB











Where should we pray? 

We can pray anywhere and be assured that God hears our prayers wherever we are. However, it is often desirable to have a quiet place where we can pray to God without distractions.  Jesus himself went off by himself to quiet places where he could be alone with his Father in heaven.

Scripture References

"Daniel . . . went home to his upstairs room where the windows opened toward Jerusalem. Three times a day he got down on his knees and prayed, giving thanks to his God.” Daniel 6:10                       

"There on the beach we knelt to pray.” Acts 21:5

"Peter went up on the roof to pray.” Acts 10:9

Jesus said: "'When you pray, go into your room, close the door and pray to your Father, who is unseen.'” Matthew 6:6 

"Jesus often withdrew to lonely places and prayed.”  Luke 5:16

"Jesus went out to a mountainside to pray, and spent the night praying to God.” Luke 6:12








اين نصلي؟


يمكننا أن نصلي في أي مكان ونتأكد من أن الله يسمع صلواتنا أينما كنا. ومع ذلك ، غالبًا ما يكون من المرغوب فيه أن يكون لديك مكان هادئ حيث يمكننا أن نصلي إلى الله دون تشتيت الانتباه. يسوع نفسه ذهب إلى أماكن هادئة حيث يمكن أن يكون وحده مع أبيه في السماء


مراجع الكتاب المقدس


فَلَمَّا عَلِمَ دَانِيآلُ بِإِمْضَاءِ ٱلْكِتَابَةِ ذَهَبَ إِلَى بَيْتِهِ، وَكُواهُ مَفْتُوحَةٌ فِي عُلِّيَّتِهِ نَحْوَ أُورُشَلِيمَ ، فَجَثَا عَلَى رُكْبَتَيْهِ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ فِي ٱلْيَوْمِ ، وَصَلَّى وَحَمَدَ قُدَّامَ إِلَهِهِ كَمَا كَانَ يَفْعَلُ قَبْلَ ذَلِكَ.

دَانِيآل 6:10 AVD


وَلَكِنْ لَمَّا ٱسْتَكْمَلْنَا ٱلْأَيَّامَ خَرَجْنَا ذَاهِبِينَ، وَهُمْ جَمِيعًا يُشَيِّعُونَنَا، مَعَ ٱلنِّسَاءِ وَٱلْأَوْلَادِ إِلَى خَارِجِ ٱلْمَدِينَةِ. فَجَثَوْنَا عَلَى رُكَبِنَا عَلَى ٱلشَّاطِئِ وَصَلَّيْنَا.

أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 21:5 AVD


ثُمَّ فِي ٱلْغَدِ فِيمَا هُمْ يُسَافِرُونَ وَيَقْتَرِبُونَ إِلَى ٱلْمَدِينَةِ، صَعِدَ بُطْرُسُ عَلَى ٱلسَّطْحِ لِيُصَلِّيَ نَحْوَ ٱلسَّاعَةِ ٱلسَّادِسَةِ.

أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 10:9 AVD


وَأَمَّا أَنْتَ فَمَتَى صَلَّيْتَ فَٱدْخُلْ إِلَى مِخْدَعِكَ وَأَغْلِقْ بَابَكَ، وَصَلِّ إِلَى أَبِيكَ ٱلَّذِي فِي ٱلْخَفَاءِ. فَأَبُوكَ ٱلَّذِي يَرَى فِي ٱلْخَفَاءِ يُجَازِيكَ عَلَانِيَةً.

مَتَّى 6:6 AVD


وَأَمَّا هُوَ فَكَانَ يَعْتَزِلُ فِي ٱلْبَرَارِي وَيُصَلِّي .

لُوقَا 5:16 AVD


وَفِي تِلْكَ ٱلْأَيَّامِ خَرَجَ إِلَى ٱلْجَبَلِ لِيُصَلِّيَ . وَقَضَى ٱللَّيْلَ كُلَّهُ فِي ٱلصَّلَاةِ لِلهِ.

لُوقَا 6:12 AVD



 

DIB U NOQO, GO BACk رجوع