MA JIRAA TUSAALOOYIN GAAR AH OO KU JIRA KITAABKA QUDUUSKA AH EE JAWAABAHA ILLAAH EE TUKASHADA/BARYADA?

Are there any specific examples in the Bible of God's answers to prayer?




هل توجد أمثلة محددة في الكتاب المقدس على استجابات الله للصلاة؟


MA JIRAA TUSAALOOYIN GAAR AH OO KU JIRA KITAABKA QUDUUSKA AH EE JAWAABAHA ILLAAH EE TUKASHADA/BARYADA? 

Haa. Kitaabka Quduuska ah wuxuu leeyahay tusaalooyin badan oo cajaa'ib leh oo ku saabsan jawaabaha Ilaahay ee baryada dadkiisa. Haween madhalays ah ayaa caruur dhalay, maxaabiisna lasii daayey, dagaalo waa laga guuleystey, qaarna waala dhowray, biyo iyo cunto ayaa la siiyey, xikmad baa la siiyey, noloshii waa la badaley, barakooyin kale oo badanna waaya aragnimo ayaa looga helay jawaabta salaada.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH

Waxaan ka baryay wiilkan, oo Rabbigu waa i siiyey baryadaydii aan weyddiistay isaga, sidaas daraaddeed waxaan isaga siiyey Rabbiga, oo intuu nool yahay oo dhan waxaa leh oo la siiyey Rabbiga. Oo isna halkaasuu Rabbiga ku caabuday.

SAMUU'EEL KOWAAD 1:27‭-‬28 SOMB


Eliyaas wuxuu ahaa nin dabiicaddeenna oo kale leh. Aad buu Ilaah u baryay inaan roob di'in, roobna saddex sannadood iyo lix bilood dhulka kuma uu di'in. Oo kol kale ayuu Ilaah baryay, oo cirku roob buu soo daayay, dhulkuna midhihiisii buu soo saaray.

YACQUUB 5:17‭-‬18 SOMB


Rabbiyow, i maqal oo i maqal, inay dadkanu ogaadaan inaad adigu Ilaah tahay Rabbiyow, iyo inaad qalbigooda soo celisay. Markaasaa Rabbiga dabkiisii soo dhacay oo wuxuu gubay allabariga la gubo, iyo qoryihii, iyo dhagxantii, iyo boodhkii, oo xataa biyihii godka ku jirayna ololkii baa leefay. Oo markii dadkii taas arkay ayay wejiga u wada dhaceen; oo waxay yidhaahdeen, Rabbigu isagu waa Ilaah, Rabbigu isagu waa Ilaah.

BOQORRADII KOWAAD 18:37‭-‬39 SOMB


Laakiin malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Sakariyasow, waayo, baryadaadii waa la maqlay; afadaada Elisabedna wiil bay kuu dhali doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Yooxanaa.

LUUKOS 1:13 SOMB


Oo markay taas maqleen, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay codkoodii sare ugu qaadeen Ilaah oo yidhaahdeen, Rabbiyow, adigu waxaad tahay kan sameeyey samada, iyo dhulka, iyo badda, iyo waxa ku jira oo dhan; Oo markay tukadeen dabadeed, meeshay ku urursanaayeen baa gariirtay; oo dhammaantood waxaa ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo ereygii Ilaah bay dhiirranaan ugu hadleen.

FALIMAHA RASUULLADA 4:24‭, ‬31 SOMB


Sidaas darteed Butros xabsigaa lagu hayay; laakiin kiniisadda baa Ilaah aad iyo aad ugu bariday isaga.  Oo markii Herodos damcay inuu soo saaro, isla habeenkaas Butros wuxuu kala dhex hurday laba askari isagoo ku xidhan laba silsiladood; waardiyayaalna albaabka hortiisa ayay xabsiga ka ilaalinayeen. Oo bal eega, malaa'igtii Rabbiga baa is-ag taagtay, oo iftiin baana xabsiga iftiimiyey. Markaasay Butros dhinaca ku dhufatay oo toosisay, oo waxay ku tidhi, Dhaqso u kac. Kolkaasaa silsiladihiina gacmihiisii ka dhaceen.

FALIMAHA RASUULLADA 12:5‭-‬7 SOMB

(Akhri sheekada buuxda ee badbaadada mucjisada Butros ee Falimaha Rasuullada 12: 1-17.)




Are there any specific examples in the Bible of God's answers to prayer?      

Yes. The Bible has many wonderful examples of God's answers to the prayers of his people.  Women who were barren gave birth to children, prisoners were set free, battles were won, protection was provided, water and food were given, wisdom was granted, lives were changed, and many other blessings were experienced in answer to prayer.

Scripture References

Hannah said:  "'I prayed for this child and the LORD has granted me what I asked of him. So now I give him to the LORD.'” 1 Samuel 1:27-28

"Elijah was a man just like us. He prayed earnestly that it would not rain, and it did not rain on the land for three and a half years. Again he prayed, and the heavens gave rain, and the earth produced its crops.” James 5:17-18 

Elijah prayed: "'Answer me, O LORD . . .  so these people will know that you, O LORD, are God'. . . Then the fire of the LORD fell and burned up the sacrifice, the wood, the stones and the soil  . . . When all the people saw this, they fell prostrate and cried, 'The LORD--he is God!'” 1 Kings 18:37-39

An angel came to Zechariah and said: "'Do not be afraid, Zechariah, your prayer has been heard. Your wife Elizabeth will bear you a son.'” Luke 1:13

"They raised their voices together in prayer to God . . . After they prayed the place where they were meeting was shaken. And they were all filled with the Holy Spirit and spoke the word of God boldly.” Acts 4:24, 31

"Peter was kept in prison, but the church was earnestly praying to God for him. . . . Suddenly an angel of the Lord appeared [to Peter]. . . 'Quick, get up!' he said, and the chains fell off Peter's wrists.” Acts 12:5-7

 (Read the entire story of Peter's miraculous deliverance in Acts 12: 1-17.)






هل توجد أمثلة محددة في الكتاب المقدس على استجابات الله للصلاة؟


نعم. يوجد في الكتاب المقدس العديد من الأمثلة الرائعة على استجابات الله لصلوات شعبه. فالنساء العاقر يلدن أطفالًا ، ويُطلق سراح السجناء ، وينتصرون في المعارك ، ويتم توفير الحماية ، ويتم توفير الماء والطعام ، وتم منح الحكمة ، وتغيرت الحياة ، وتم اختبار العديد من البركات الأخرى في استجابة الصلاة.



مراجع الكتاب المقدس


لِأَجْلِ هَذَا ٱلصَّبِيِّ صَلَّيْتُ فَأَعْطَانِيَ ٱلرَّبُّ سُؤْلِيَ ٱلَّذِي سَأَلْتُهُ مِنْ لَدُنْهُ. وَأَنَا أَيْضًا قَدْ أَعَرْتُهُ لِلرَّبِّ . جَمِيعَ أَيَّامِ حَيَاتِهِ هُوَ عَارِيَّةٌ لِلرَّبِّ». وَسَجَدَ هُنَاكَ لِلرَّبِّ .

صَمُوئِيلَ ٱلْأَوَّلُ 1:27‭-‬28 AVD


كَانَ إِيلِيَّا إِنْسَانًا تَحْتَ ٱلْآلَامِ مِثْلَنَا ، وَصَلَّى صَلَاةً أَنْ لَا تُمْطِرَ، فَلَمْ تُمْطِرْ عَلَى ٱلْأَرْضِ ثَلَاثَ سِنِينَ وَسِتَّةَ أَشْهُرٍ . ثُمَّ صَلَّى أَيْضًا ، فَأَعْطَتِ ٱلسَّمَاءُ مَطَرًا، وَأَخْرَجَتِ ٱلْأَرْضُ ثَمَرَهَا.

يَعْقُوبَ 5:17‭-‬18 AVD


ٱسْتَجِبْنِي يَا رَبُّ ٱسْتَجِبْنِي، لِيَعْلَمَ هَذَا ٱلشَّعْبُ أَنَّكَ أَنْتَ ٱلرَّبُّ ٱلْإِلَهُ، وَأَنَّكَ أَنْتَ حَوَّلْتَ قُلُوبَهُمْ رُجُوعًا». فَسَقَطَتْ نَارُ ٱلرَّبِّ وَأَكَلَتِ ٱلْمُحْرَقَةَ وَٱلْحَطَبَ وَٱلْحِجَارَةَ وَٱلتُّرَابَ، وَلَحَسَتِ ٱلْمِيَاهَ ٱلَّتِي فِي ٱلْقَنَاةِ. فَلَمَّا رَأَى جَمِيعُ ٱلشَّعْبِ ذَلِكَ سَقَطُوا عَلَى وُجُوهِهِمْ وَقَالُوا: «ٱلرَّبُّ هُوَ ٱللهُ! ٱلرَّبُّ هُوَ ٱللهُ !».

اَلْمُلُوكِ ٱلْأَوَّلُ 18:37‭-‬39 AVD


فَقَالَ لَهُ ٱلْمَلَاكُ: «لَا تَخَفْ يَا زَكَرِيَّا، لِأَنَّ طِلْبَتَكَ قَدْ سُمِعَتْ، وَٱمْرَأَتُكَ أَلِيصَابَاتُ سَتَلِدُ لَكَ ٱبْنًا وَتُسَمِّيهِ يُوحَنَّا .

لُوقَا 1:13 AVD



فَلَمَّا سَمِعُوا، رَفَعُوا بِنَفْسٍ وَاحِدَةٍ صَوْتًا إِلَى ٱللهِ وَقَالُوا: «أَيُّهَا ٱلسَّيِّدُ ، أَنْتَ هُوَ ٱلْإِلَهُ ٱلصَّانِعُ ٱلسَّمَاءَ وَٱلْأَرْضَ وَٱلْبَحْرَ وَكُلَّ مَا فِيهَا، وَلَمَّا صَلَّوْا تَزَعْزَعَ ٱلْمَكَانُ ٱلَّذِي كَانُوا مُجْتَمِعِينَ فِيهِ ، وَٱمْتَلَأَ ٱلْجَمِيعُ مِنَ ٱلرُّوحِ ٱلْقُدُسِ، وَكَانُوا يَتَكَلَّمُونَ بِكَلَامِ ٱللهِ بِمُجَاهَرَةٍ .

أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 4:24‭, ‬31 AVD



فَكَانَ بُطْرُسُ مَحْرُوسًا فِي ٱلسِّجْنِ، وَأَمَّا ٱلْكَنِيسَةُ فَكَانَتْ تَصِيرُ مِنْهَا صَلَاةٌ بِلَجَاجَةٍ إِلَى ٱللهِ مِنْ أَجْلِهِ .  وَلَمَّا كَانَ هِيرُودُسُ مُزْمِعًا أَنْ يُقَدِّمَهُ، كَانَ بُطْرُسُ فِي تِلْكَ ٱللَّيْلَةِ نَائِمًا بَيْنَ عَسْكَرِيَّيْنِ مَرْبُوطًا بِسِلْسِلَتَيْنِ، وَكَانَ قُدَّامَ ٱلْبَابِ حُرَّاسٌ يَحْرُسُونَ ٱلسِّجْنَ. وَإِذَا مَلَاكُ ٱلرَّبِّ أَقْبَلَ، وَنُورٌ أَضَاءَ فِي ٱلْبَيْتِ، فَضَرَبَ جَنْبَ بُطْرُسَ وَأَيْقَظَهُ قَائِلًا: «قُمْ عَاجِلًا!». فَسَقَطَتِ ٱلسِّلْسِلَتَانِ مِنْ يَدَيْهِ.

أَعْمَالُ ٱلرُّسُلِ 12:5‭-‬7 AVD


(اقرأ القصة الكاملةلإنقاذ بطرس العجائبي في أعمال الرسل ١٢: ١-١٧).



DIB U NOQO, GO BACk رجوع