MA JIRAA WAX AAN ILAAH OGEYN?

 Is there anything that God does not know?




هل يوجد شيء لا يعرفه الله؟




MA JIRAA WAX AAN ILAAH OGEYN?


Maya. Ilaah wuu ogyahay wax walba oo ku saabsan qof walba meel kasta. Kaliya maaha inuu  yaqaan waxa aan ku hadalno iyo waxaan sameyno laakiin sidoo kale wuu garanayaa fikirkeena iyo rabitaankeena. Wuxuu ogyahay tagtadii lasoo dhaafay iyo mustaqbalka soo socdaba. Ma jiraan wax ilaahay ka qarsoon. Sifadan Eebbe waxaa lagu magacaabaa "aqoontiisa oo dhan."

TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH:

Rabbiyow, waad i baadhay, oo waad i soo ogaatay.
Waad og tahay fadhiisashadayda iyo sara kiciddaydaba, Oo fikirkaygana meel fog baad ka garataa.
Socodkayga iyo seexashadaydaba waad baadhaa, Oo jidadkayga oo dhanna waad wada taqaan.
Waayo, Rabbiyow, eray aanad aqoonu carrabkayga kuma jiro, Laakiinse adigu waad wada og tahay.

SABUURRADII 139


20 xagga wax alla wixii qalbigeennu inagu eedeeyo, maxaa yeelay, Ilaah waa ka weyn yahay qalbigeenna, oo wax walbaba wuu og yahay.

1 YOOXANAA 3



13 Oo uun aan hortiisa ka muuqani ma jiro, laakiin wax waliba way qaawan yihiin oo bannaan yihiin indhihiisa hortooda, kan aynu ku tirsan nahay.

CIBRAANIYADA 4








Is there anything that God does not know?

No. God knows everything about everyone everywhere.  He not only knows what we say and do but he also knows our thoughts and desires. He knows the past as well as the future. There is absolutely nothing hidden from God. This attribute of God is called his "omniscience.”    

Scripture References

"O LORD, you have searched me and you know me.  You know when I sit and when I rise; you    perceive my thoughts from afar. . . . You are familiar with all my ways. Before a word is on my tongue you know it completely, O LORD.”  Psalm 139:1-4 

 "God is greater than our hearts, and he knows everything.” 1 John 3:20 

"Nothing in all creation is hidden from God's sight. Everything is uncovered and laid bare before the eyes of him to whom we must give account.” Hebrews 4:13




هل يوجد شيء لا يعرفه الله؟


لا. الله يعلم كل شيء عن الجميع في كل مكان. إنه لا يعرف فقط ما نقوله ونفعله ولكنه يعرف أيضًا أفكارنا ورغباتنا. إنه يعرف الماضي وكذلك المستقبل. لا يوجد شيء على الاطلاق يخفيه الله. تُدعى صفة الله هذه بـ "علمه الكلي".

مراجع الكتاب المقدس

لإِمَامِ الْمُغَنِّينَ. لِدَاوُدَ. مَزْمُورٌ يَا رَبُّ قَدِ اخْتَبَرْتَنِي وَعَرَفْتَنِي.1 

 أَنْتَ عَرَفْتَ جُلُوسِي وَقِيَامِي. فَهِمْتَ فِكْرِي مِنْ بَعِيدٍ.

 مَسْلَكِي وَمَرْبَضِي ذَرَّيْتَ وَكُلَّ طُرُقِي عَرَفْتَ

 لأَنَّهُ لَيْسَ كَلِمَةٌ فِي لِسَانِي إِلاَّ وَأَنْتَ يَا رَبُّ عَرَفْتَهَا كُلَّهَا

 139 المزامير


20  لأَنَّهُ إِنْ لاَمَتْنَا قُلُوبُنَا فَاللهُ أَعْظَمُ مِنْ قُلُوبِنَا، وَيَعْلَمُ كُلَّ شَيْءٍ.

يوحنا 3: 1


13  وَلَيْسَتْ خَلِيقَةٌ غَيْرَ ظَاهِرَةٍ قُدَّامَهُ، بَلْ كُلُّ شَيْءٍ عُرْيَانٌ وَمَكْشُوفٌ لِعَيْنَيْ ذَلِكَ الَّذِي مَعَهُ أَمْرُنَا.

العبرانيين 4





DIB U NOQO, GO BACK, الرجوع