JIRKII CIISE MIYUU QABRIGA SII JOOGAY?

Did Jesus' body stay in the grave?






هل بقي جسد يسوع في القبر؟





JIRKII CIISE MIYUU QABRIGA JOOGAY? 
Maya! Saddex maalmood ka dib Ciise wuu Ka sara kacay kuwii dhintay oo ka soo baxay xabaashii ay dhigeen Yuusuf iyo Nikodemos. Oo waxaa dhacay dhulgariir xoog weyn, oo malaa'igta ayaa samada ka soo degtay, oo waxay giringiriyeen dhagaxii yaalay albaabka xabaashii horteeda, wayna fadhiisatay. Markii qaar ka mid ah xertiisii ​​Ciise yimaadeen xabaashii si ay udgoon ugu  subkaan meydkii Ciise, waxay arkeen in dhagaxii la giringiriyey, xabaashiina faaruq tahay , oo malaa'igtii halkaas joogta ayaa uga warramay wixii dhacay. (Xusuusnow: Malaa'igtii dhagxan girgiray umey yeelin  si uu Ciise u baxo) ee Waxay u girgiriyeen dhagaxa si ay dadka kale u arkaan in xabaashu madhan tahay.)


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


Mata 28 (SOM)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
¹ Sabtidii dabadeed goortii waagii beryayay maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, Maryantii reer Magdala iyo Maryantii kale waxay u yimaadeen inay xabaashii arkaan.
² Oo bal eeg, waxaa jiray dhulgariir weyn, waayo, malaa'igta Rabbiga ayaa intay samada ka soo degtay timid oo dhagixii ka giringirisay oo ku dul fadhiisatay.
³ Midabkeedu wuxuu u ekaa hillaac, dharkeeduna wuxuu u caddaa sida baraf cad.
⁴ Oo cabsi aawadeed kuwii ilaalinayay waa gariireen, oo waxay noqdeen sida meydad.
⁵ Malaa'igtii ayaa u jawaabtay oo naagihii ku tidhi, Ha baqina, waayo, waxaan ogahay inaad doonaysaan Ciise, kan iskutallaabta lagu qodbay.
⁶ Halkan ma joogo, waayo, wuu sara kacay siduu yidhi. Bal kaalaya oo arka meeshii Rabbigu jiifay.



“Isaga Ilaah baa sara kiciyey, oo ka furfuray xanuunkii dhimashada, maxaa yeelay, dhimashadu ma xajin karin.”
  — Fali 2:24 (SOM)

1Ko 15 (SOM)
³ Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay,
⁴ waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay.
⁵ Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii.
⁶ Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay.

(Hadaad haysatid Kitaabka Quduuska ah, ka aqri sheekada iskutallaabta lagu qodbay Ciise iyo sarakiciddiisa Matayos 27 iyo 28, Mark 15 iyo 16, Luukos 23 iyo 24, iyo Yooxanaa 19 iyo 20.)





Did Jesus' body stay in the grave?
No! After three days Jesus arose from the dead and came out of the tomb in which he had been placed by Joseph and Nicodemus. A violent earthquake took place and an angel came down from heaven, rolled away the stone which had been in front of Jesus' tomb, and sat on it. When some of Jesus' followers came to the tomb to anoint the body of Jesus, they saw that the stone was rolled away, the tomb was empty, and an angel was there to tell them what had happened.  (Note: The angel did not roll away the stone so that Jesus could get out. He rolled away the stone so that others could see that the tomb was empty.)
Scripture References  
"After the Sabbath, at dawn on the first day of the week, [some women] went to look at the tomb. There  was a violent earthquake, for an angel of the Lord came down from heaven, and going to the tomb, rolled back the stone and sat on it. His appearance was like lightning and his clothes were white as snow. . . . The angel said to the women, 'Do not be afraid, for I know that you are looking for Jesus, who was crucified. He is not here; he has risen, just as he said.'”  Matthew 28:1-6                                                                            
"'God raised him from the dead, freeing him from the agony of death, because it was impossible for death to keep its hold on him.'”Acts 2:24 
"Christ died for our sins . . . was buried . . . was raised on the third day . . . and appeared to more than five hundred of the brothers at the same time.” 1 Corinthians 15:3-6    
 (If you have a Bible, read the story of Jesus' crucifixion and resurrection in Matthew 27 and 28, Mark 15 and 16, Luke 23 and 24, and John 19 and 20.)






هل بقي جسد يسوع في القبر؟

لا! بعد ثلاثة أيام قام يسوع من بين الأموات وخرج من القبر الذي وضعه فيه يوسف ونيقوديموس. وقع زلزال عنيف ونزل ملاك من السماء ودحرج الحجر الذي كان أمام قبر يسوع وجلس عليه. عندما جاء بعض أتباع يسوع إلى القبر لمسح جسد يسوع ، رأوا أن الحجر دحرج ، وكان القبر فارغًا ، وكان هناك ملاك ليخبرهم بما حدث. (ملاحظة: لم يدحرج الحجر الحجر حتى يتمكن يسوع من الخروج. دحرج الحجر حتى يرى الآخرون أن القبر فارغ.)

مراجع الكتاب المقدس

متى  28 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
¹  وَبَعْدَ السَّبْتِ عِنْدَ فَجْرِ أَوَّلِ الأُسْبُوعِ جَاءَتْ مَرْيَمُ الْمَجْدَلِيَّةُ وَمَرْيَمُ الأُخْرَى لِتَنْظُرَا الْقَبْرَ.
²  وَإِذَا زَلْزَلَةٌ عَظِيمَةٌ حَدَثَتْ لأَنَّ مَلاَكَ الرَّبِّ نَزَلَ مِنَ السَّمَاءِ وَجَاءَ وَدَحْرَجَ الْحَجَرَ عَنِ الْبَابِ وَجَلَسَ عَلَيْهِ.
³  وَكَانَ مَنْظَرُهُ كَالْبَرْقِ وَلِبَاسُهُ أَبْيَضَ كَالثَّلْجِ.
⁴  فَمِنْ خَوْفِهِ ارْتَعَدَ الْحُرَّاسُ وَصَارُوا كَأَمْوَاتٍ.
⁵  فَقَالَ الْمَلاَكُ لِلْمَرْأَتَيْنِ: «لاَ تَخَافَا أَنْتُمَا فَإِنِّي أَعْلَمُ أَنَّكُمَا تَطْلُبَانِ يَسُوعَ الْمَصْلُوبَ.
⁶  لَيْسَ هُوَ هَهُنَا لأَنَّهُ قَامَ كَمَا قَالَ. هَلُمَّا انْظُرَا الْمَوْضِعَ الَّذِي كَانَ الرَّبُّ مُضْطَجِعاً فِيهِ.


“ اَلَّذِي أَقَامَهُ اللهُ نَاقِضاً أَوْجَاعَ الْمَوْتِ إِذْ لَمْ يَكُنْ مُمْكِناً أَنْ يُمْسَكَ مِنْهُ.”
  — أعمال الرسل  2:24 (العربية)


 كورنثوس 15 (العربية)
¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯
³  فَإِنَّنِي سَلَّمْتُ إِلَيْكُمْ فِي الأَوَّلِ مَا قَبِلْتُهُ أَنَا أَيْضاً: أَنَّ الْمَسِيحَ مَاتَ مِنْ أَجْلِ خَطَايَانَا حَسَبَ الْكُتُبِ
⁴  وَأَنَّهُ دُفِنَ وَأَنَّهُ قَامَ فِي الْيَوْمِ الثَّالِثِ حَسَبَ الْكُتُبِ
⁵  وَأَنَّهُ ظَهَرَ لِصَفَا ثُمَّ لِلِاثْنَيْ عَشَرَ.
⁶  وَبَعْدَ ذَلِكَ ظَهَرَ دَفْعَةً وَاحِدَةً لأَكْثَرَ مِنْ خَمْسِمِئَةِ أَخٍ أَكْثَرُهُمْ بَاقٍ إِلَى الآنَ. وَلَكِنَّ بَعْضَهُمْ قَدْ رَقَدُوا.

(إذا كان لديك كتاب مقدس ، فاقرأ قصة صلب المسيح وقيامته في متى 27 و 28 ، ومرقس 15 و 16 ، ولوقا 23 و 24 ، ويوحنا 19 و 20).