MIYEEY MUHIIM U TAHAY MASIIXIYIINTU INUU MIDBA KAN KALE JACEYL DHABA U MUUJIYO?

 Is it important for Christians to show genuine love to one another? 



هل من المهم بالنسبة للمسيحيين أن يظهروا محبة حقيقية لبعضهم البعض؟

 

MIYEEY MUHIIM U TAHAY MASIIXIYIINTU INUU MIDBA KAN KALE JACEYL DHABA U MUUJIYO?  

Haa. Labada qaynuun ee ugu waaweyn Axdiga Hore iyo Axdiga Cusub waa kuwan: waa inaad Ilaah ka jeclaataa wax walba iyo dadkana waa inaad u jeclaataa  sida naftaada(Mat 22: 37-40). Siduu Ciise laftiisu yidhi, dadka kale waxay idinku garan doonaan inaad xertayda tihiin markii aad u jeclaataan kuwa kale si dhab ah - xitaa kuwa  aanla jecleyn. Maaddaama uu Ilaah ina jeclaaday markii ay nafteennu wax jaceyl ah lahayn, nolosheenna ayaa muujineysa waxa Eebbe ku sameyn karo nolol kasta oo isaga loo hibeeyo.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


Gacaliyayaalow, haddii Ilaah sidaa inoo jeclaaday, waa inaynu isjeclaanno. Cidina Ilaah ma arkin marnaba. Haddii aynu isjeclaanno, Ilaah wuu inagu jiraa, oo jacaylkiisu wuu inagu dhan yahay.

1 YOOXANAA 4:11‭-‬12 SOMB


Sidaasay dadka oo dhammi idinku garan doonaan inaad xertaydii tihiin, haddaad jacayl isu qabtaan.

YOOXANAA 13:35 SOMB


Jacaylku ha noqdo mid aan labaweji lahayn, sharka karha, wanaagga xagsada. Kalgacayl walaalnimo isku wada jeclaada, midkiinba midka kale ha hor derejeeyo.

ROOMA 12:9‭-‬10 SOMB




Is it important for Christians to show genuine love to one another?

Yes. The two greatest commandments in both the Old Testament and the New Testament are these: Love God above all and love others as yourselves (Matthew 22:37-40).  As Jesus himself said, others will know that you are his disciple if you have genuine love for others--even for people who might be considered unlovable. Since God loved us when we ourselves were unlovable, our lives demonstrate what God can do in any life that is committed to him.  

Scripture References

"Dear friends, since God so loved us, we also ought to love one another. . . . if we love one another, God  lives in us and his love is made complete in us.” 1 John 4:11-12

   

Jesus said: "'All men will know that you are my disciples, if you love one another.'”            John 13:35

"Love must be sincere.  Hate what is evil; cling to what is good. Be devoted to one another in brotherly love.  Honor one another above yourselves.” Romans 12:9-10




هل من المهم بالنسبة للمسيحيين أن يظهروا محبة حقيقية لبعضهم البعض؟

 

نعم. أعظم وصيتين في كل من العهدين القديم والجديد هما: أحبوا الله قبل كل شيء وأحبوا الآخرين مثل أنفسكم (متى 22: 37-40). كما قال يسوع نفسه ، سيعرف الآخرون أنك تلميذ له إذا كان لديك حب حقيقي للآخرين - حتى للأشخاص الذين قد يعتبرون غير محبوبين. بما أن الله أحبنا عندما كنا غير محبوبين ، فإن حياتنا توضح ما يمكن أن يفعله الله في أي حياة ملتزمة به.



مراجع الكتاب المقدس


أَيُّهَا ٱلْأَحِبَّاءُ، إِنْ كَانَ ٱللهُ قَدْ أَحَبَّنَا هَكَذَا، يَنْبَغِي لَنَا أَيْضًا أَنْ يُحِبَّ بَعْضُنَا بَعْضًا . ٱللهُ لَمْ يَنْظُرْهُ أَحَدٌ قَطُّ . إِنْ أَحَبَّ بَعْضُنَا بَعْضًا، فَٱللهُ يَثْبُتُ فِينَا، وَمَحَبَّتُهُ قَدْ تَكَمَّلَتْ فِينَا .

يُوحَنَّا ٱلْأُولَى 4:11‭-‬12 AVD


بِهَذَا يَعْرِفُ ٱلْجَمِيعُ أَنَّكُمْ تَلَامِيذِي: إِنْ كَانَ لَكُمْ حُبٌّ بَعْضًا لِبَعْضٍ ».

يُوحَنَّا 13:35 AVD


اَلْمَحَبَّةُ فَلْتَكُنْ بِلَا رِيَاءٍ . كُونُوا كَارِهِينَ ٱلشَّرَّ ، مُلْتَصِقِينَ بِٱلْخَيْرِ. وَادِّينَ بَعْضُكُمْ بَعْضًا بِٱلْمَحَبَّةِ ٱلْأَخَوِيَّةِ ، مُقَدِّمِينَ بَعْضُكُمْ بَعْضًا فِي ٱلْكَرَامَةِ .

رُومِيَةَ 12:9‭-‬10 AVD



DIB U NOQO, GO BACk رجوع