NOLOSHO MASIIXI-NIMADA? LIVING AS A CHRISTIAN

LIVING AS A CHRISTIAN   



حياة  كمسيحي



HORDHAC

Dad badan ayaa jecel inay aqbalaan badbaadada uu Ciise siinayo. Si kastaba ha noqotee, badanaa waxay leeyihiin su'aalo ku saabsan u noolaashaha Masiixi ahaan. Qaar baa isweydiiya inay awoodi doonaan inay u noolaadaan sida Masiixa. Kuwo kale ma hubaan inay diyaar u yihiin wax walba oo Ciise ka doonayo. Waliba dadka kale waxay ka baqayaan in masiixa noloshooda oo dhan ka qaado.


Waa maxay macnaha inaad  u noolaato sida Masiixi? 

Runtii qofkasta maku noolaan karaa nolol raalli ka yahay Ilaahay? 

Masiixiyiintu runtii ma waayaan madadaalada iyo farxadda nolosha oo dhan?


Intaadan isku dayin inaad ka jawaabto su'aalahan, waxaa muhiim noo ah inaan ka fikirno nolosha Ciise. 

Ciise noloshiisu wax sahlan maaheyn! Ma haysan guri uu isagu leeyahay, xitaa ma uu haysan agab aad u yar, oo isaga ma uu lahayn gaadiid oo uu ku safro (sida dameer la fuuli karo).

Inta badan waa la eryi jiray, oo si qaldan loo fahmay, waa lagu qoslay, si been ah ayaa loo eedeeyay, oo si xun ayaa loola dhaqmay. In kastoo uu sameeyey mucjisooyin badan oo layaab leh oo boogsiiyay, oo wuxuu quudiyay dad fara badan markay gaajoodeen, wuxuu u muujiyey jacayl iyo naxariis dadka faqiirka ah, wuxuu tusay barako kuwii ay dad ka kale takooreen wuxuu  cafiyey kuwii ay kuwa kale fogeeyeen.

Waxaa jiray dad badan oo neceb isaga oo quudhsaday oo isku dayay inay ku helaan dambi. Inta badan qoyskiisa ayaa khalad ka fahmay isaga markii hore. Mid ka mid ah xertiisa kuwa ugu dhowaa ayaa dafiray. Mid kale ayaa isagana khiyaaneeyey. Inta soo hartay waa ka tageen markii ay soo wajaheen dad badan bartamaha habeenki.

Haddii aan rabno inaan noqono kuwa si dhab ah u raaca Ciise, waa inaanu fileyn  oo kaliya in nolosheenu had iyo jeer ay iska sahlanaan doonto ama raaxo ay tahay oo ka madax-bannaan murugo iyo xanuun. Barakooyinka nolosheena ayaa ka badan  doona wixii aan hore u heysanay, laakiin caqabadaha iyo jaribaadaha ayaa laga yaabaa inay intaas ka sii bataan. Laakiin sikastoo ay  duruufaheenna  noqdaan wakhtiyo farxad gaar ah ama wakhtiyo dhibaato iyo murugo leh, Ciise wuxuu ballan qaaday inuusan weligiis naga tegi doonin ama ina dayn doonin. Isagu si naxariis leh ayuu inoo cafiyi doonaa markaan guuldarreysano, wuu na taageeri doonaa markaan liicno, wuu noo qalbi qaboojin doonaa marka nala naco ama nala dhibaateeyo, oo wuxuu weligii ina siin doonaa naxariistiisa, nimcadiisa, iyo jacaylkiisa.


U akhri si taxaddar leh oo is-hoosaysiin leh waxa Kitaabka Quduuska ahi ka oranayo caqabadaha iyo barakooyinka  nolasha raacista  Ciise.




 LIVING AS A CHRISTIAN   

Introduction

Many people are eager to accept the salvation that Jesus gives.  However, they often have questions about living as a Christian.  Some wonder whether they will be able to live a Christian life.  Others aren't sure that they are willing to do all that Jesus might ask of them.  Still others are afraid that Christianity will take all the fun out of their lives.

What does it mean to live as a Christian?  Can anyone really live a life that is pleasing to God? Does Christianity really take all the fun and joy out of life?

Before trying to answer those questions, it is important for us to reflect on Jesus' own life. Jesus' life was never easy! He had no home of his own, he had very few personal possessions, and he likely had no personal means of transportation (such as a donkey on which to ride).  He was often rejected, misunderstood, ridiculed, falsely accused, and mistreated. Even though he performed many wonderful miracles of healing, fed multitudes of people when they were hungry, showed love and compassion to the poor, showed grace to people that others ignored and forgave people whom others condemned, there were still many people who hated and despised him and tried to find fault with him.  Most of the members of his own family misunderstood him at first. One of his closest followers denied him. Another betrayed him. And the rest deserted him when he was confronted by a mob of people in the middle of the night.

If we want to be true followers of Jesus, therefore, we should not expect that our lives will always be easy or pleasant or free from pain. Our blessings will be greater than any we have ever had before, but our challenges and trials may be greater, too.  But whatever our circumstances may be--times of exceptional joy or times of suffering and sorrow, Jesus has promised that he will never leave us or forsake us.  He will graciously forgive us when we fail, uphold us when we are weak, comfort us when we are rejected or hurt, and continue to shower us with his mercy, grace, and love. 

Read thoughtfully and humbly what the Bible says about both the challenges and the blessings of living as a follower of Jesus







حياة  كمسيحي

 

المقدمة


يتوق كثير من الناس إلى قبول الخلاص الذي أعطاهم يسوع. ومع ذلك ، غالبًا ما يكون لديهم أسئلة حول العيش كمسيحي. يتساءل البعض عما إذا كان سيتمكنون من عيش الحياة المسيحية. البعض الآخر غير متأكد من أنهم على استعداد لفعل كل ما قد يطلبه يسوع منهم. لا يزال البعض الآخر يخشى أن تأخذ المسيحية كل المتعة من حياتهم.


ماذا يعني أن تعيش كمسيحي؟ هل يمكن لأي شخص أن يعيش حقًا حياة ترضي الله؟ هل حقا تأخذ المسيحية كل المتعة والفرح من الحياة؟


قبل محاولة الإجابة على هذه الأسئلة ، من المهم بالنسبة لنا أن نفكر في حياة يسوع نفسه. لم تكن حياة يسوع سهلة! لم يكن لديه منزل خاص به ، ولم يكن لديه سوى عدد قليل جدًا من الممتلكات الشخصية ، ومن المحتمل أنه لم يكن لديه وسيلة نقل شخصية (مثل الحمار لركوبه). غالبًا ما كان يتم رفضه وإساءة فهمه والسخرية منه واتهامه زوراً وسوء معاملته. على الرغم من قيامه بالعديد من المعجزات الرائعة للشفاء ، وإطعام جموع من الناس عندما كانوا جائعين ، وأظهر المحبة والشفقة للفقراء ، وأظهر نعمة للناس تجاهلها الآخرون وغفروا للناس الذين أدانهم الآخرون ، لا يزال هناك الكثير من الناس الذين كرهوا واحتقروا وحاول أن يجد خطأ معه. أساء معظم أفراد عائلته فهمه في البداية. نفاه أحد أقرب أتباعه. خانه آخر. والباقي هجره عندما واجهه حشد من الناس في منتصف الليل.


إذا أردنا أن نكون أتباعًا حقيقيين ليسوع ، فلا ينبغي أن نتوقع أن تكون حياتنا دائمًا سهلة أو ممتعة أو خالية من الألم. ستكون بركاتنا أعظم من أي بركات مررنا بها من قبل ، لكن تحدياتنا وتجاربنا قد تكون أكبر أيضًا. ولكن مهما كانت ظروفنا - أوقات الفرح الاستثنائية أو أوقات المعاناة والحزن ، فقد وعد يسوع أنه لن يتركنا أبدًا أو يتخلى عنا. سوف يغفر لنا بلطف عندما نفشل ، ويدعمنا عندما نكون ضعفاء ، ويعزينا عندما نرفض أو نتأذى ، ويستمر في إغراقنا برحمته ونعمته ومحبته.


اقرأ بتمعن وتواضع ما يقوله الكتاب المقدس عن تحديات وبركات العيش كأتباع ليسوع



1. WAA MAXAY CAQABADAHA HORYAALA KUWA CIISE DOONAYA INEEY RAACAAN? 

 What challenge does Jesus give to those who want to follow him?

 ما هو التحدي الذي يقدمه يسوع لمن يريدون أن يتبعوه؟


2. MAXAA INAGU KALIFAYA INAAN MASIIXA U NOOLAANO? 

What will motivate us to live for Christ? 

 ما الذي يدفعنا لنعيش من أجل المسيح؟


3. YAA INOO SUURA GELIYA INAAN KU NOOLAANO NOLOSHA MASIIXA? 

 Who makes it possible for us to live a Christian life?

 من الذي يجعل من الممكن لنا أن نعيش حياة مسيحية؟


4. SIDEEN RUNTII U MUUJIN KAREYNAA IN NOLOSHEENA ILLAAH KA SHAQEEYAY? 

 How can we show that God is truly at work in our lives?  

كيف يمكننا أن نظهر أن الله يعمل حقًا في حياتنا؟


5. MIYEEY MUHIIM U TAHAY MASIIXIYIINTU INUU MIDBA KAN KALE JACEYL DHABA U MUUJIYO? 

 Is it important for Christians to show genuine love to one another?

 هل من المهم بالنسبة للمسيحيين أن يظهروا محبة حقيقية لبعضهم البعض؟


6. WAA MAXAY JACEYLKA MASIIXIYIINTA? 

 What is Christian love like? 

 ما هو الحب المسيحي؟


7. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA NAGA BARAYAA DUNIDA?

 What does the Bible teach about worldliness? 

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الدنيوية؟


8. WAA MAXAY DAMBIYADA SIDA GAARKA INOOGA DIGAYO KITAABKA QUDUUSKA AH? 

 What are some of the specific sins which the Bible warns against? 

 ما هي بعض الخطايا المحددة التي يحذر منها الكتاب المقدس؟


9. MA SUURAGAL BAA INAAN KA ADKAANO JIRABAADAHA OO KU NOOLAANO NOLOL QUDUUS AH?

 Is it possible for us to overcome temptation and live a holy life? 

 هل يمكن أن نتغلب على التجربة ونعيش حياة مقدسة؟ 


10. ILLAAH DIYAAR MA UYAHAY INUU NA CAFIYO HADII AAN DAMBI KU DHACNO MARKAAN MASIIXA RAACNO KA DIB? 

 Is God willing to forgive us if we fall into sin even after confessing Christ? 

 هل يريد الله أن يغفر لنا إذا وقعنا في الخطيئة حتى بعد الاعتراف بالمسيح؟



11. SIDEEN ISUGU CAAWIN KARNAA INAAN KU NOOLAANO NOLOSHA MASIIXA? 

How can we help each other live a Christian life? 

 كيف نساعد بعضنا البعض لنعيش حياة مسيحية؟


12. WAA MAXAY MOWQIFKEENA KU AADAN LACAGTA IYO HANTIDA? 

What attitude should we have toward money and possessions?

 ما هو الموقف الذي يجب أن نتخذه تجاه المال والممتلكات؟


13. MUXUU KITAABKA QUDUUSKA AH NAGA BARAYAA WAX BIXINTA?

What does the Bible teach about giving?

 ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن العطاء؟


14. WAA MAXAY NATIIJADA DEEQSINIMADA FARXADDA LEH? 

What are the results of generous and cheerful giving?

 ما هي نتائج العطاء السخي والمبهج؟


15. MIYAANEEY KU NOOLAANSHAHA NOLOL MASIIXI AH FARXADA IYO RAAXADABA INAGA QAADEYN?

Doesn't living as a Christian take the fun and joy out of life?

 ألا ينتزع العيش كمسيحي المتعة والفرح من الحياة؟


16. MIYEY RUNEYSTAYAASHU UGA MARKHAATI FURAYAAN KUWA AAN RUMEYSNEYN WAXKU SAABSAN CIISE? 

Should believers witness to unbelievers about Jesus Christ? 

هل يجب أن يشهد المؤمنون لغير المؤمنين عن يسوع المسيح؟


17. XAGEEN KA HELI KARNAA XIGMADDA IYO AWOODA AAN U BAAHANNAHAY SI AAN SI HUFAN UGU MARKHAATI FURNO KUWA KALE? 

Where can we get the wisdom and power we need to witness effectively to others?

 من أين يمكننا الحصول على الحكمة والقوة التي نحتاجها لنشهد بفعالية للآخرين؟


18. WAA MAXAY TILMAAMAHA GUUD EE AAN RAACEYNO MARKA AAN DOONEYNO INAAN KU NOLAANO NOLOL MASIIXI AH? 

What general guidelines should we follow as we seek to live a Christian life? 

ما هي المبادئ التوجيهية العامة التي يجب أن نتبعها عندما نسعى لعيش حياة مسيحية؟

Previous Post Next Post