WAA MAXAY DAMBIYADDA SIDA GAAR AH UU UGA DIGAYO KITAABKA QUDUUSKA AH?

 What are some of the specific sins which the Bible warns against?



ما هي بعض الخطايا المحددة التي يحذر منها الكتاب المقدس؟

 

WAA MAXAY DAMBIYADDA SIDA GAAR AH UU UGA DIGAYO KITAABKA QUDUUSKA AH? 

Kitaabku wuxuu ka digayaa dembiyada nuuc kastaba, ku fikirka, ku hadalka aama sameynta dambigaba. Dembiyada qaar ee ku xusan Axdiga Cusub waxaa ka mid ah been, xatooyo, dagaal, af xumo, akhlaaq xumo, sakhraan, xanaaq aan xad lahayn, hunguri xumo, qadhaadh. . . iyo kuwa kale oo badan.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSMA AH

Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. Haddaad cadhootaan, ha dembaabina. Qorraxdu yay idinka dhicin idinkoo cadhaysan. Ibliiskana meel ha siinina. Kii wax xadi jiray yuusan mar dambe wax xadin, laakiinse ha hawshoodo isagoo gacmihiisa ku shaqaynaya oo wax wanaagsan samaynaya si uu u haysto wax uu siiyo ka wax u baahan. Hadal qudhun ahu yuusan afkiinna ka soo bixin, laakiinse ku hadla waxa u wanaagsan dhisidda loo baahan yahay inay nimceeyaan kuwa maqla. Ha calool xumaynina Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah oo laydiinku shaabadeeyey maalinta madaxfurashada. Haddaba qadhaadh iyo dhirif iyo cadho iyo qaylo iyo cay oo dhammi ha idinka fogaadeen iyo xumaan kastaaba;

EFESOS 4:25‭-‬31 SOMB

Laakiinse sida ay quduusiinta ugu eg tahay, marnaba yaan dhexdiinna laga sheegin sino, iyo wasakh oo dhan, iyo damacnimo, iyo ceeb, iyo hadal nacasnimo ah, iyo kaftan bilaash ah, oo aan idinku habboonayn, laakiinse waxaa idinku wacan mahadnaqid. Waayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah.

EFESOS 5:3‭-‬5 SOMB

Sidaas daraaddeed nacasyo ha ahaanina, laakiinse garta waxa ay doonista Rabbigu tahay. Ha ku sakhraamina khamriga rabshadu ku jirto, laakiinse Ruuxu ha idinka buuxsamo.

EFESOS 5:17‭-‬18 SOMB




Bal tan ogow, maalmaha ugu dambeeya waxaa iman doona wakhtiyo dhib badan. Maxaa yeelay, dadku waxay ahaan doonaan kuwo naftooda jecel, iyo kuwo lacag jecel, iyo kuwo faan badan, iyo kuwo kibir badan, iyo kuwo caytan badan, iyo kuwo waalidkood caasi ku ah, iyo kuwo aan mahadnaqin, iyo kuwo aan quduus ahayn, iyo kuwo aan kalgacayl lahayn, iyo kuwo aan heshiis doonaynin, iyo kuwo wax xanta, iyo kuwo aan iscelin karin, iyo kuwo ba'an, iyo kuwo aan wanaagga jeclayn, iyo kuwo gacangeliyayaal ah, iyo kuwo haad ah, iyo kuwo isla weyn, iyo kuwa raaxaysi jecel intii ay Ilaah jeclaan lahaayeen. Iyagu waxay haystaan u-ekaanta cibaadaysiga, laakiinse xooggiisay diidaan; kuwaas ka leexo.

2 TIMOTEYOS 3:1‭-‬5 SOMB



What are some of the specific sins which the Bible warns against?

The Bible warns against sins of every kind--sins of thought, word or deed. Some of the specific sins     listed in the New Testament include lying, stealing, fighting, bad language, immorality, drunkenness, uncontrolled anger, greed, bitterness . . . and many others.

       Scripture References

 

     "Each of you must put off falsehood and speak truthfully to his neighbor . . . In your anger, do not sin, Do not let the sun go down while you are still angry, and do not give the devil a foothold. He who has been stealing must steal no longer. . . . Do not let any unwholesome talk come out of your mouth . . . .Do not grieve the Holy Spirit of God . . .          Get rid of all bitterness, rage and anger, brawling and  slander, along with every form of malice. . . .  Among you there must not be even a hint of sexual immorality, or of any kind of impurity, or of greed, because these are improper for God's holy    people.  Nor should there be obscenity, foolish talk or coarse joking, which are out of place . . . For of this you can be sure: No immoral, impure or greedy person . . . has any inheritance in the kingdom of Christ and of God. . . . Do not get drunk on wine, which leads to debauchery.  Instead be filled with the Spirit.”   Ephesians 4:25-31; 5:3-5, 17-18

 

     "In the last days people will be lovers of themselves, lovers of money, boastful, proud, abusive,disobedient to their parents, ungrateful, unholy, without love, unforgiving, slanderous, without self-control, brutal, not lovers of the good, treacherous, rash, conceited, lovers of pleasure rather thanlovers of God--having a form of godliness but denying its power.  Have nothing to do with them.” 2 Timothy 3:1-5




ما هي بعض الخطايا المحددة التي يحذر منها الكتاب المقدس؟

الكتاب المقدس يحذر من كل أنواع الخطايا - خطايا الفكر أو القول أو الفعل. بعض الخطايا المحددة المذكورة في العهد الجديد تشمل الكذب ، والسرقة ، والقتال ، واللغة السيئة ، والفجور ، والسكر ، والغضب غير المنضبط ، والجشع ، والمرارة. . . وغيرها الكثير.


مراجع الكتاب المقدس


لِذَلِكَ ٱطْرَحُوا عَنْكُمُ ٱلْكَذِبَ، وَتَكَلَّمُوا بِٱلصِّدْقِ كُلُّ وَاحِدٍ مَعَ قَرِيبِهِ ، لِأَنَّنَا بَعْضَنَا أَعْضَاءُ ٱلْبَعْضِ . اِغْضَبُوا وَلَا تُخْطِئُوا . لَا تَغْرُبِ ٱلشَّمْسُ عَلَى غَيْظِكُمْ، وَلَا تُعْطُوا إِبْلِيسَ مَكَانًا . لَا يَسْرِقِ ٱلسَّارِقُ فِي مَا بَعْدُ، بَلْ بِٱلْحَرِيِّ يَتْعَبُ عَامِلًا ٱلصَّالِحَ بِيَدَيْهِ ، لِيَكُونَ لَهُ أَنْ يُعْطِيَ مَنْ لَهُ ٱحْتِيَاجٌ . لَا تَخْرُجْ كَلِمَةٌ رَدِيَّةٌ مِنْ أَفْوَاهِكُمْ ، بَلْ كُلُّ مَا كَانَ صَالِحًا لِلْبُنْيَانِ حَسَبَ ٱلْحَاجَةِ ، كَيْ يُعْطِيَ نِعْمَةً لِلسَّامِعِينَ . وَلَا تُحْزِنُوا رُوحَ ٱللهِ ٱلْقُدُّوسَ ٱلَّذِي بِهِ خُتِمْتُمْ لِيَوْمِ ٱلْفِدَاءِ . لِيُرْفَعْ مِنْ بَيْنِكُمْ كُلُّ مَرَارَةٍ وَسَخَطٍ وَغَضَبٍ وَصِيَاحٍ وَتَجْدِيفٍ مَعَ كُلِّ خُبْثٍ .
أَفَسُسَ 4:25‭-‬31 AVD

وَأَمَّا ٱلزِّنَا وَكُلُّ نَجَاسَةٍ أَوْ طَمَعٍ فَلَا يُسَمَّ بَيْنَكُمْ كَمَا يَلِيقُ بِقِدِّيسِينَ، وَلَا ٱلْقَبَاحَةُ وَلَا كَلَامُ ٱلسَّفَاهَةِ وَٱلْهَزْلُ ٱلَّتِي لَا تَلِيقُ ، بَلْ بِٱلْحَرِيِّ ٱلشُّكْرُ. فَإِنَّكُمْ تَعْلَمُونَ هَذَا: أَنَّ كُلَّ زَانٍ أَوْ نَجِسٍ أَوْ طَمَّاعٍ -ٱلَّذِي هُوَ عَابِدٌ لِلْأَوْثَانِ - لَيْسَ لَهُ مِيرَاثٌ فِي مَلَكُوتِ ٱلْمَسِيحِ وَٱللهِ .

أَفَسُسَ 5:3‭-‬5 AVD

مِنْ أَجْلِ ذَلِكَ لَا تَكُونُوا أَغْبِيَاءَ بَلْ فَاهِمِينَ مَا هِيَ مَشِيئَةُ ٱلرَّبِّ . وَلَا تَسْكَرُوا بِٱلْخَمْرِ ٱلَّذِي فِيهِ ٱلْخَلَاعَةُ، بَلِ ٱمْتَلِئُوا بِٱلرُّوحِ،

أَفَسُسَ 5:17‭-‬18 AVD





وَلَكِنِ ٱعْلَمْ هَذَا أَنَّهُ فِي ٱلْأَيَّامِ ٱلْأَخِيرَةِ سَتَأْتِي أَزْمِنَةٌ صَعْبَةٌ، لِأَنَّ ٱلنَّاسَ يَكُونُونَ مُحِبِّينَ لِأَنْفُسِهِمْ ، مُحِبِّينَ لِلْمَالِ ، مُتَعَظِّمِينَ ، مُسْتَكْبِرِينَ ، مُجَدِّفِينَ ، غَيْرَ طَائِعِينَ لِوَالِدِيهِمْ ، غَيْرَ شَاكِرِينَ، دَنِسِينَ، بِلَا حُنُوٍّ، بِلَا رِضًى ، ثَالِبِينَ ، عَدِيمِي ٱلنَّزَاهَةِ ، شَرِسِينَ، غَيْرَ مُحِبِّينَ لِلصَّلَاحِ، خَائِنِينَ، مُقْتَحِمِينَ ، مُتَصَلِّفِينَ، مُحِبِّينَ لِلَّذَّاتِ دُونَ مَحَبَّةٍ لِلهِ، لَهُمْ صُورَةُ ٱلتَّقْوَى، وَلَكِنَّهُمْ مُنْكِرُونَ قُوَّتَهَا . فَأَعْرِضْ عَنْ هَؤُلَاءِ .

تِيمُوثَاوُسَ ٱلثَّانِيةُ 3:1‭-‬5 AVD



DIB U NOQO, GO BACk رجوع