SUURTAGAL MA TAHAY INAAN KA ADKAANO JARIBAADAHA OO KU NOOLAANO NOLOL QUDUUS AH?

Is it possible for us to overcome temptation and live a holy life?




هل يمكن أن نتغلب على التجربة ونعيش حياة مقدسة؟

 


SUURTAGAL MA TAHAY INAAN KA ADKAANO JARIBAADAHA  OO KU NOOLAANO NOLOL QUDUUS  AH? 


Haa. Ilaah wuxuu bixiyaa waddo looga baxo tijaabo kasta iyo jirrabaadda haddii aan si dhab ah u raadino oo u doonno. 

Laakiin haddii aynaan si daacad ah u raadin "jid looga baxo" jirabaadka, waxay u badan tahay inaanu heli doonin.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH


Jirrabaadna idinma qabsan tan dadka wada qabsata mooyaane, laakiin Ilaah waa aamin, mana oggolaan doono in laydin jirrabo intaad karaysaan in ka badan, laakiin markii laydin jirrabo wuxuu samayn doonaa jid aad kaga baxsataan si aad ugu adkaysan kartaan.

1 KORINTOS 10:13 SOMB


si aan hadiyadiinna idiinka dhinmin intaad sugaysaan muujinta Rabbigeenna Ciise Masiix; kan haddana idinku adkayn doona ilaa dhammaadka, inaad eedla'aataan maalinta Rabbigeenna Ciise Masiix. Ilaah waa aamin, kan xaggiisa laydiinku yeedhay xidhiidhka Wiilkiisa Ciise Masiix ee Rabbigeenna ah.

1 KORINTOS 1:7‭-‬9 SOMB


Oo kan kara inuu turunturada idinka ilaaliyo oo uu ammaantiisa idin hor taago, idinkoo aan iin lahayn oo aad u faraxsan, isagoo ah Ilaaha keligiis ah oo Badbaadiyeheenna ah, ammaan iyo weynaan iyo xoog iyo amar ha u ahaadeen xagga Rabbigeenna Ciise Masiix, wakhtiga oo dhan ka hor iyo haatan iyo weligeedba. Aamiin.

YUUDAS 1:24‭-‬25 SOMB




Is it possible for us to overcome temptation and live a holy life?

 Yes. God provides a way out of each trial and temptation if we sincerely look for it and desire it.  But if we do not sincerely look for a "way out” of the temptation, we very likely will not find it.

 

Scripture References

 "No temptation has seized you except what is common to man.  And God is faithful; he will not let you be tempted beyond what you can bear.  But when you are tempted, he will also provide a way out so that you can stand up under it.”   1 Corinthians 10:13

"Our Lord Jesus Christ  . . . will keep you strong to the end, so that you will be blameless on the day of our Lord Jesus Christ.  God, who has called you into fellowship with his Son Jesus Christ our Lord, is faithful.” 1 Corinthians 1:7-9

"To him who is able to keep you from falling and to present you before his glorious presence without fault and with great joy . . . be glory . . . forevermore.” Jude 24-25

 





هل يمكن أن نتغلب على التجربة ونعيش حياة مقدسة؟

 

نعم. يوفر الله مخرجًا من كل تجربة وتجربة إذا بحثنا عنها بصدق ورغبنا فيها. ولكن إذا لم نبحث بصدق عن "مخرج" من الإغراء ، فمن المحتمل جدًا ألا نجده



مراجع الكتاب المقدس


لَمْ تُصِبْكُمْ تَجْرِبَةٌ إِلَّا بَشَرِيَّةٌ. وَلَكِنَّ ٱللهَ أَمِينٌ ، ٱلَّذِي لَا يَدَعُكُمْ تُجَرَّبُونَ فَوْقَ مَا تَسْتَطِيعُونَ ، بَلْ سَيَجْعَلُ مَعَ ٱلتَّجْرِبَةِ أَيْضًا ٱلْمَنْفَذَ ، لِتَسْتَطِيعُوا أَنْ تَحْتَمِلُوا.

كُورِنْثُوسَ ٱلأُولَى 10:13 AVD


حَتَّى إِنَّكُمْ لَسْتُمْ نَاقِصِينَ فِي مَوْهِبَةٍ مَّا، وَأَنْتُمْ مُتَوَقِّعُونَ ٱسْتِعْلَانَ رَبِّنَا يَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ ، ٱلَّذِي سَيُثْبِتُكُمْ أَيْضًا إِلَى ٱلنِّهَايَةِ بِلَا لَوْمٍ فِي يَوْمِ رَبِّنَا يَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ . أَمِينٌ هُوَ ٱللهُ ٱلَّذِي بِهِ دُعِيتُمْ إِلَى شَرِكَةِ ٱبْنِهِ يَسُوعَ ٱلْمَسِيحِ رَبِّنَا .

كُورِنْثُوسَ ٱلأُولَى 1:7‭-‬9 AVD


وَٱلْقَادِرُ أَنْ يَحْفَظَكُمْ غَيْرَ عَاثِرِينَ، وَيُوقِفَكُمْ أَمَامَ مَجْدِهِ بِلَا عَيْبٍ فِي ٱلِٱبْتِهَاجِ ، ٱلْإِلَهُ ٱلْحَكِيمُ ٱلْوَحِيدُ مُخَلِّصُنَا، لَهُ ٱلْمَجْدُ وَٱلْعَظَمَةُ وَٱلْقُدْرَةُ وَٱلسُّلْطَانُ، ٱلْآنَ وَإِلَى كُلِّ ٱلدُّهُورِ. آمِينَ.

يَهُوذَا 1:24‭-‬25 AVD



DIB U NOQO, GO BACk رجوع