MUXUU KITAABKA QUDUUSKA NAGA BARAYAA DUNIDA?

What does the Bible teach about worldliness? 


ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الدنيوية؟


 

MUXUU KITAABKA QUDUUSKA NAGA BARAYAA DUNIDA? 

Dunida" waa in laga fikiro oo lagu noolaado si waafaqsan heerarka iyo damacyada dunidan dembiga iyo rumey la'aan iyo nolosha aan ahayn si waafaqsan sidii waxbarista ereyga Eebbe. Kuwa u nool ujeeddooyinka iyo heerarka dunida ayaan u noolayn hab Ilaah raalli kayahay. Saaxiibtinimada dunidu waxay dadka ka dhigtaa cadowga Ilaah.


TIXRAACYO KITAABKA QUDUUSKA AH 

Dunida iyo waxyaalaha dunida ku jira toona ha jeclaanina. Qof uun hadduu dunida jeclaado, jacaylka Aabbuhu kuma jiro isaga. Maxaa yeelay, waxaa dunida ku jira oo dhan oo ah damaca jidhka, iyo damaca indhaha, iyo faanka nolosha, xagga Aabbaha kama yimaadaan ee waxay ka yimaadaan xagga dunida.
1 YOOXANAA 2:15‭-‬16 SOMB



Waayo, nimcadii Ilaah way muuqatay, iyadoo badbaado u keenaysa dadka oo dhan, oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno,
TIITOS 2:11‭-‬12 SOMB


Dhillayo iyo dhillooyin yahow, miyeydnaan garanayn inay saaxiibnimada dunidu Ilaah la col tahay? Sidaas daraaddeed kii kasta oo doonaya inuu saaxiib la ahaado dunida, Ilaah buu la col noqdaa.
YACQUUB 4:4 SOMB










What does the Bible teach about worldliness?

"Worldliness” is thinking and living according to the standards and desires of the sinful and      unbelieving world rather than living according to the teachings of the Word of God. Those who live by the world's goals and standards are not living in a way that pleases God.  Friendship with the world makes a person an enemy of God.

Scripture References

"Do not love the world or anything in the world.  If anyone loves the world, the love of the Father is not in him.  For everything in the world--the cravings of sinful man, the lust of his eyes and the boasting of what he has and does--comes not from the Father but from the world.”     1 John 2:15-16                                                                                       

"The grace  of God . . . teaches  us to say 'No' to  ungodliness and  worldly passions,  and to live self-controlled, upright and godly lives in this present age.” Titus 2:11-12

 

"Don't you know that friendship with the world is hatred toward God?  Anyone who chooses to be a friend of the world becomes an enemy of God.” James 4:4





ماذا يعلّم الكتاب المقدس عن الدنيوية؟

الدنيوية "هي التفكير والعيش وفقًا لمعايير ورغبات العالم الخاطئ وغير المؤمن بدلاً من العيش وفقًا لتعاليم كلمة الله. أولئك الذين يعيشون وفقًا لأهداف العالم ومعاييره لا يعيشون بطريقة ترضي الله. الصداقة مع العالم تجعل الإنسان عدواً لله.


مراجع الكتاب المقدس

لَا تُحِبُّوا ٱلْعَالَمَ وَلَا ٱلْأَشْيَاءَ ٱلَّتِي فِي ٱلْعَالَمِ . إِنْ أَحَبَّ أَحَدٌ ٱلْعَالَمَ فَلَيْسَتْ فِيهِ مَحَبَّةُ ٱلْآبِ . لِأَنَّ كُلَّ مَا فِي ٱلْعَالَمِ: شَهْوَةَ ٱلْجَسَدِ، وَشَهْوَةَ ٱلْعُيُونِ ، وَتَعَظُّمَ ٱلْمَعِيشَةِ، لَيْسَ مِنَ ٱلْآبِ بَلْ مِنَ ٱلْعَالَمِ.

يُوحَنَّا ٱلْأُولَى 2:15‭-‬16 AVD


لِأَنَّهُ قَدْ ظَهَرَتْ نِعْمَةُ ٱللهِ ٱلْمُخَلِّصَةُ لِجَمِيعِ ٱلنَّاسِ ، مُعَلِّمَةً إِيَّانَا أَنْ نُنْكِرَ ٱلْفُجُورَ وَٱلشَّهَوَاتِ ٱلْعَالَمِيَّةَ، وَنَعِيشَ بِٱلتَّعَقُّلِ وَٱلْبِرِّ وَٱلتَّقْوَى فِي ٱلْعَالَمِ ٱلْحَاضِرِ،

تِيطُسَ 2:11‭-‬12 AVD



أَيُّهَا ٱلزُّنَاةُ وَٱلزَّوَانِي، أَمَا تَعْلَمُونَ أَنَّ مَحَبَّةَ ٱلْعَالَمِ عَدَاوَةٌ لِلهِ ؟ فَمَنْ أَرَادَ أَنْ يَكُونَ مُحِبًّا لِلْعَالَمِ، فَقَدْ صَارَ عَدُوًّا لِلهِ .

يَعْقُوبَ 4:4 AVD