WAA MAXAY MOWQIFKEENA KU AADAN LACAGTA IYO HANTIDA?

What attitude should we have toward money and possessions?


ما هو الموقف الذي يجب أن نتخذه تجاه المال والممتلكات؟






WAA MAXAY MOWQIFKEENA KU AADAN LACAGTA IYO HANTIDA? 

Waa nimco barakeysan in la helo lacag iyo agab ku filan nolol maalmeedkaaga. Si kastaba ha noqotee, waa inaan aad uga taxaddarnaa inaanan xoogga saarin waxyaabaha maadiga ah ama aan aadka u qiimeyno. Waa inaan ka mahad celinaa wax kasta oo Rabbi inagu aaminay, kuna qanacsanaano waxaan haysanno, oo aan ka hinaasin kuwa kale ee haysta wax ka badan waxa aan haysano. Waa inaan sidoo kale garowsanno inaan nahay kaliya wakiilo  waxyaalaha Rabbi nagu aaminay. Wax kastoo aan ugu yeerno kuweena runtii isagaa iska leh, Markay suurtagal tahay, waa inaan sidoo kale  hantideena ugu adeegnaa masaakiinta iyo hooylaawayaasha magaca Rabbi si loo ammaano, intaan gacan ka geysaneyno la kulanka baahida dadka kale. Waa inaan sidoo kale u isticmaalnaa dhaqaalaheena si aan u caawino faafinta injiilka  adduunka oo dhan.


TIXRAACYADA KITAABKA QUDUUSKA AH

Wuxuu iyaga ku yidhi, Fiiriya oo iska ilaaliya damacnimada oo dhan, waayo, qof goortuu maal badnaado, noloshiisu kama timaado maalkuu leeyahay.

LUUKOS 12:15 SOMB


Dabiicaddiinnu ha ahaato mid aan lacag jeclayn, oo waxaad haysataan raalli ku ahaada, waayo, isaga qudhiisu wuxuu yidhi, Sinaba kuu dayn maayo, oo sinaba kuu dayrin maayo.

CIBRAANIYADA 13:5 SOMB


Laakiin kan leh xoolaha dunidan, oo arka walaalkiis oo baahan, oo qalbigiisa ka xidha, sidee baa jacaylka Ilaah ugu jiraa isaga?

1 YOOXANAA 3:17 SOMB


waayo, dunida waxba ma aynu keenin, waxbana ka qaadan kari mayno. Laakiinse haddaynu haysanno dhar iyo dhuuni, way inagu filnaan doonaan. Laakiin kuwa doonaya inay taajir noqdaan, waxay ku dhacaan duufsasho iyo dabin iyo damacyo badan oo nacasnimo ah waxyeellona leh, oo dadka ku hafiya baabbi'in iyo halaag. Waayo, jacaylka lacagtu waa xididka xumaatooyinka oo dhan, oo qaar intay higsanayeen ayay iimaankii ka ambadeen, oo waxaa muday tiiraanyo badan.

1 TIMOTEYOS 6:7‭-‬10 SOMB







What attitude should we have toward money and possessions?

It is a wonderful blessing to have sufficient funds and resources for daily living.  We should be very careful, however, not to put too much emphasis on material things or value them too highly. We should be grateful for all that the Lord entrusts to us, be content with what we have, and not be envious of others who have more than we do. We should also recognize that we are only stewards of the things the Lord has entrusted to us. Everything we call our own really belongs to him.  When possible, we should also use our possessions to serve the poor and the homeless in the name of the Lord so that he is glorified while we help to meet the needs of others.  And we should also use our financial resources to help spread the good news of the Gospel around the world. 

 Scripture References

"Be on your guard against all kinds of greed; a man's life does not consist in the abundance of his possessions.”  Luke 12:15

"Keep your lives free from the love of money and be content with what you have.”  Hebrews 13:5

 "If anyone has material possessions and sees his brother in need but has no pity on him, how can the love of God be in him?” 1 John 3:17 

"We brought nothing into the world, and we can take nothing out of it.   But if we have food and clothing, we will be content with that. People who want to get rich fall into temptation and a trap. . .For the love of money is a root of all kinds of evil.  Some people, eager for money, have wandered from the faith and pierced themselves with many griefs.” 1 Timothy 6:7-10








ما هو الموقف الذي يجب أن نتخذه تجاه المال والممتلكات؟

إنها نعمة رائعة أن يكون لديك أموال وموارد كافية للحياة اليومية. ومع ذلك ، يجب أن نكون حريصين جدًا على عدم التركيز كثيرًا على الأشياء المادية أو تقديرها بدرجة عالية جدًا. يجب أن نكون شاكرين لكل ما يأتمنه الرب علينا ، وأن نكون راضين بما لدينا ، ولا نحسد الآخرين الذين لديهم أكثر مما لدينا. يجب أن ندرك أيضًا أننا وكلاء فقط على الأشياء التي ائتمننا عليها الرب. كل ما نسميه ملكنا هو حقًا. عندما يكون ذلك ممكنًا ، يجب أيضًا استخدام ممتلكاتنا لخدمة الفقراء والمشردين باسم الرب حتى يتم تمجيده بينما نساعد على تلبية احتياجات الآخرين. ويجب علينا أيضًا استخدام مواردنا المالية للمساعدة في نشر أخبار الإنجيل السارة حول العالم.


مراجع الكتاب المقدس


وَقَالَ لَهُمُ: «ٱنْظُرُوا وَتَحَفَّظُوا مِنَ ٱلطَّمَعِ ، فَإِنَّهُ مَتَى كَانَ لِأَحَدٍ كَثِيرٌ فَلَيْسَتْ حَيَاتُهُ مِنْ أَمْوَالِهِ ».

لُوقَا 12:15 AVD


لِتَكُنْ سِيرَتُكُمْ خَالِيَةً مِنْ مَحَبَّةِ ٱلْمَالِ. كُونُوا مُكْتَفِينَ بِمَا عِنْدَكُمْ ، لِأَنَّهُ قَالَ: «لَا أُهْمِلُكَ وَلَا أَتْرُكُكَ »،

ٱلْعِبْرَانِيِّينَ 13:5 AVD


وَأَمَّا مَنْ كَانَ لَهُ مَعِيشَةُ ٱلْعَالَمِ، وَنَظَرَ أَخَاهُ مُحْتَاجًا، وَأَغْلَقَ أَحْشَاءَهُ عَنْهُ ، فَكَيْفَ تَثْبُتُ مَحَبَّةُ ٱللهِ فِيهِ ؟

يُوحَنَّا ٱلْأُولَى 3:17 AVD


لِأَنَّنَا لَمْ نَدْخُلِ ٱلْعَالَمَ بِشَيْءٍ ، وَوَاضِحٌ أَنَّنَا لَا نَقْدِرُ أَنْ نَخْرُجَ مِنْهُ بِشَيْءٍ. فَإِنْ كَانَ لَنَا قُوتٌ وَكِسْوَةٌ، فَلْنَكْتَفِ بِهِمَا . وَأَمَّا ٱلَّذِينَ يُرِيدُونَ أَنْ يَكُونُوا أَغْنِيَاءَ، فَيَسْقُطُونَ فِي تَجْرِبَةٍ وَفَخٍّ وَشَهَوَاتٍ كَثِيرَةٍ غَبِيَّةٍ وَمُضِرَّةٍ، تُغَرِّقُ ٱلنَّاسَ فِي ٱلْعَطَبِ وَٱلْهَلَاكِ . لِأَنَّ مَحَبَّةَ ٱلْمَالِ أَصْلٌ لِكُلِّ ٱلشُّرُورِ ، ٱلَّذِي إِذِ ٱبْتَغَاهُ قَوْمٌ ضَلُّوا عَنِ ٱلْإِيمَانِ، وَطَعَنُوا أَنْفُسَهُمْ بِأَوْجَاعٍ كَثِيرَةٍ.

تِيمُوثَاوُسَ ٱلْأُولَى 6:7‭-‬10 AVD




DIB U NOQO, GO BACk رجوع